Sign in to follow this  
Qudhac

US governments stance on embaghati lot...

Recommended Posts

Qudhac   

Wasaarada Arrimaha dibeda ee Mareykanka ayaa laga soo xigtay ineysan aqoonsaneyn Dowlada Soomaaliya ee lagu dhisay shirkii diob u heshiisiinta ee ka dhacay Kenya, arrintaan ayaa soo baxday markii la isku dayay in taageero looga helo Maamulka Mareykanka dhibataadi ka dhalatay dadaadkii Tsunami ee bariga fog ee Aasiya soona gaartay Soomaaliya, waxaana la sheegay in hey’ada USAID ee Mareykanka oo hoos tagta Wasaarada Arrimaha Dibeda ee Mareykanka ay dhibaato ku keentay sidii gargaar ugu fidin laheyd iyadoo Mas’uuliyiinteedu ay sheegeen in Wasaarada Arrimaha Dibeda ee Mareykanka ay u caddeysay ineysan aqoonsaneyn Xukuumada cusub ee Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this