Sign in to follow this  
Nationalist

Gen Adde Muse election campaigning in Las Anod

Recommended Posts

Laascaanood: Cadde Muuse oo Laascaanood Gaaray

- Monday, December 20, 2004 at 07:33

 

Laascaanood (AllPuntland)- Wararka ka imaanaya magaalada Laascaano ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu gaaray Gen: Cadde Muuse Xirsi oo kamid ah murashixiinta jagada madaxtinimada Puntlnad.

 

Gen. Cadde ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood waxaana magaaladaasi kusoo dhaweeyay gawaari farabadan oo ay saarnaayeen dadwayne aad u badan oo uga hortagay halka laga soo galo magaalada Laascaanood.

 

Waxaa uu maanta kulan la yeeshay maamulka gobolka Sool, ee uu ugu horeeyo guddoomiyaha gobolka Sool Maxamed Cawad Baaruud, wuxuu Gen. Caddena waqtiyada soo socda lakulmi doonaa odayaasha iyo waxgaradka gobolka Sool oo uu kala hadli doono sida la sheegay arimaha doorashooyinka iyo musharaxnimadiisa, isagoo taageero.

 

Gen. Cadde Muuse ayaa bartanka uga jira ololihiisa uu ku doonaayo inuu noqdo madaxwaynaha Puntland , wuxuuna horay usoo maray magaalooyin ay ka mid yihiin Baran, Boosaso, Qardho, Garoowe iyo magaalada Gaalkacyo.

 

Intii uu Gen. Cadde ka ambo bixin magaalada Gaalkacyo ayuu shir jaraa'id oo uu qabtay wuxuu ku dhaliilay guddiga loo magacaabay arimaha doorashooyinka ee uu magacaabay madaxwaynaha Puntland Mud: Maxamed Cabdi Xaashi.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

wooow :confused: if you alife in this world you will see everything. i don't see why cade muse is running for an office. he wasn't living enough time in puntland. puntlanders need people who truly know everything.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It looks like the list of candidates is still growing. Muhammad Said Shabel, a Pland minister joined the crew.

 

Musharrax cusub oo ku soo biiray tartanka madaxtinimada Puntland

Garoowe - 20.December.2004 Waxaa maanta si rasmi ah musharraxnimadasiisii shaaca uga qaaday shir jaraa'idna ku qabtay magaalada Garoowe musharraxa Maxamed Siciid Aadan, oo shegay in uu sannadkii 1940-kii ku dhashay gobolka magaaladan Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

 

Musharraxu waxaa uu shirkiisa jaraa'id ku sheegay kagana war bixiyey waxqabadkiisa iyo weliba barnaamijyadiisa madaxweynenimo.

 

Maxamed Siciid Aadan waxaa uu sheegay in uu wax weyn ka qaban doono dhinacyada adeegyada bulshada sida caafimaadka iyo waxbarashada.

 

Waxaa maalinta maalinta ka dambeysa soo kordhaya musharrixiinta u tartamaya madaxweynenimada Puntland oo loo ballansan yahay in ay doorashadu dhacdo bisha January ee foodda inagu soo haysa, waxaana magaalada Garoowe gaar ahaan fagaarayaasha ay dadku isugu yimaaddaan lagu arki karayey sawirrada iyo halkudhigyada musharrixiinta.

 

C/naasir Yaasiin

SBC Garoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

And let the Race BEGIN.I think it is time Puntland showed the rest of somalia how it is done Puntland Style,with razzmataz,vavavoom and of course fair play.Mohamed abdi hashi is also turning on the heat.I am going to enjoy watching them compete.I think this is only time when the ordinary folk in Puntland can exercise their power it is interesting that when Abshir Muse went to Lascanood and moved on to the fronline for the usual"photo opportunity and tried to give them supplies they refused saying that as Members of the Darwiish forces they are not going to get involved in the politics of this race and cannot be seen to be involved.Kudos to them!!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL, Xisbi you still talking :D

It seems you got the wrong Cade, do you know who Cade Muse is?

 

My poor lad, you know very little of history even contemporary one, the kings of Bari dont pump gas, they get in a 150 vehicle convoy and dance in LAS ANO :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Gen Adde Muse, Col Abdisamad Ali Shire and Col Hasan Farah Jama 'Gerash' discussing matters

Derejooyin been ah yaa garbaha loogu daabacaye

 

Diidiga markii laysla galay daab ma soo roganne

 

Kuwii shaarubaha duubi jirey daadshe qalabkiiye

 

Digtii horeba waatay baqaha docaha jiidheene

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

Bitterness - chosen emblem of the Hargeisa Club? Its understandable though: Puntland presidential candidate is welcomed by a motorcade of Las Anod natives while the Somaliland president was chased out by those exact folks. If this is how you feel, imagine how Riyaale the Runner feels :D

 

ELECTIONS -

 

So far, so good. I always hated the bloated number of candidates in African political races. Five or six choices is plenty.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this