Sign in to follow this  
Yeniceri

Minister Max'd Qanyare gives in

Recommended Posts

Yeniceri   

Great timing for Minister Max'd Qanyare to give in to the Jowhar side. Does it have anything to do with the recent $12 million grant the European Union gave to Premier Ali Geedi's government? Or the $2.5 million grant the Italian gov't handed over to Jowhar? Or is time the most important factor...?

 

Wasiir-ka Amniga oo sheegay in xubnaha labada gole Muqdisho ay tegayaan Jowhar haddii ay codsadaan madaxweynaha iyo ra’isul wasaaraha in wadahadalada labada dhinac lagu qabto Jowhar

Muqdisho

 

Wasiirka Amniga Qaran-ka Max’ed Qanyare Afrax ayaa sheegay in haddii xubnaha labada gole dowladda federaalka ee ku sugan Jowhar ay iclaamiyaan in wadahadalada dhexmaraya xubnaha dowladda ee ku kala sugan Muqdisho & Jowhar in ay ka dhacaan Jowhar aysan waxba ka qabin ayna tegayaan Jowhar.

 

Max’ed Qanyare wuxuu ku nuuxnuuxsaday in go’aankii tanaasulka ahaa ee ka soo baxay xubnaha Muqdisho in uu ahaa tallaabo loo qaaday dhinaca dib u heshiisiinta & is-fahamka xubnaha dowladda federaalka Soomaaliya, isla markaana ay iyagu ula muuqato in ay u turaan dhibaatada shacabka haysata, wuxuuna xusay in ay qaateen fikirkii ay wateen madaxweynaha dowladda federaalka & ra’isul wasaaraha xukuumadda.

 

“Waxaan qaadanay aragtidii madaxweynaha & ra’isul wasaaraha ee aheyd in xubnaha dowladda federaalka ay dhexdooda ka wada-hadlaan, kuna wada-hadlaan dalka gudihiisa, haddii aan qaadanay talo soo jeedintoodana waa in ay iyagu gooyaan meesha lagu wada hadlayo & qaabka loo wada hadlayo, haddii xittaa ay iclaamiyaan in wadahadaladu ka dhacaan Jowhar waxaan u nahay diyaar u nahay in aan tagno†ayuu yiri Max’ed Qanyare, wuxuuna sharaxaad ka bixiyey qaabka ay u tegayaan Jowhar haddii looga yeero.

 

“Jowhar waxaa taala tikniko Max’ed dheere & C/llaahi Yuusuf leeyihiin, annaguna waxaan la tegeynaa wixii aan haysanoâ€.

 

 

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan,Dayniile,Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good news but I doubt Mr Qanyare became a peace loving Dove over night, I think there might be two explaination to this.

First it might be that as you mentioned he wants a slice of the cake that Jowhar folks are enjoying, after all remember he is almost bankrupted now as his his main source of income "Dayniile Airport" was shut down by the orders of the president.

 

I think the second explaination could be that they wan to take the war to the heart of Jowhar, I mean they want to go inside Jowhar pretending to want to make peace, then start Mogadishu style action there, the evidence is there if you read the last paragraph, it says " as there is Maxamed dheere and c'lahi yusuf's technical "armed veheicles" there in Jowhar he will take his to there".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

I don't think Dayniile airport has been shut down. At best it has lost some traffic, but Dayniile airport is still in business. If you look for the word opportunist in the dictionary, you'll see Maxamed Qanyare Afrax's image next to the word as an example (and his stooge the speaker in his shadow). He understandably feels like he's in a sinking ship. That's why he has made a step towards Jowhar.

 

If he and/or the Sharif enter into dialogue with the TFG in Jowhar, there is no more turning back for them. This will be a huge blow for the anti-TFG camp. The TFG will be rewarded with more funds and recognition for Jowhar as interim capital and its members. Financially and politically, the TFG in Jowhar are superior to the TFG in Mogadishu. Even militarily, the TFG in Jowhar is building up a large, cohesive security force that can defend the TFG and the areas it controls from anti-TFG elements.

 

So with this knowledge for the Mogadishu-based warlords. They can either choose to isolate themselves, hang on till its no longer possible and looking back with disappointment at how they slowed down the inevitable process of Somalia's resurrection under TFG's tutelage.

 

Or simply just join the winners and be forgiven in the same way as president Cabdullaahi Yuusuf Axmed has been forgiven when he asked for forgiveness for ordering the first shot that triggered the endless Somali civil war. Somalis are very forgiving people, especially us Southerners, hadaan in yar faani karo. We fight today and eat Baasto Saldaato with a big glass of Bortuqaal together tomorrow like nothing happened.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Lets end Ruwaayada and talk about the reality on the ground.

Or simply just join the winners and be forgiven in the same way as president Cabdullaahi Yuusuf Axmed has been forgiven when he asked for forgiveness for ordering the first shot that triggered the endless Somali civil war.

We heard the best case scenario for your Uncle Yusuf, now tell us the worst case scenario.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Maxamed Qanyare†Marna Lagama Yaabo inaan u tanaasulo kuwa dalka ku soo hogaaminayo ciidamada Itoobiya, meel kasto oo wadahadalka ka dhacaya..â€

 

Wasiirka Ammniga Qaranka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Qanyare ayaa si cad u sheegay inuusan u tanaasuli doonin kuwa dalka Soomaaliya ku soo hogaamin doonaan cadawga Shacabka Soomaaliyed,isagoo markaasi ula jeeday Dowladda Itoobiya.

 

Mr Qanyare oo inta badan hadalo kulul is dhaafsadaan isaga iyo Wasiirada jooga Jowhar iyo weliba Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha dadka Soomaaliyedna ku tilmaaman Qanyare inuu yahay Wasiirka uga af adag xubnaha jooga xamar ayaa sheegay in dhawaan xubnaha jooga Jowhar heshiis kula galeen dowladda Itoobiya in ciidamada Adis ababa xilligii la doono soo geli karaan gudaha dalka Soomaaliya.

 

“Lagama yaano inaan u tanaasulo shaqsiyaad dalka ku soo hagaaminaya Itoobiya, waxaan sheegaya kuwa Jowhar jooga ee sheegta inay yihiin Dowladâ€ayuu yiri Qanyare.

 

Waxaa uu sheegay in meel kasta oo wadahadala ka dhacaya uu la tagi doono Baabuurtiisa dagaalka iyo maleeshiyadiisa, isagoo sabab uga dhigay inaysan jirin cid ay ku kalsoon yihiin oo ku sugan Soomaaliya gaar ahaan Jowhar iyo Gobolo kale†meesha wadahadala ka dhacaya waa inay ahaadan goob ka ka reeban hubka, haddii kale hubkeenu waan la tagaynaaâ€ayuu yiri Qanyare

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Qaynyare is suffering some trauma.

 

iir-ka Amniga oo sheegay in xubnaha labada gole Muqdisho ay tegayaan Jowhar haddii ay codsadaan madaxweynaha iyo ra’isul wasaaraha in wadahadalada labada dhinac lagu qabto Jowhar

Muqdisho --This is in his own words.

 

 

Wasiirka Amniga Qaran-ka Max’ed Qanyare Afrax ayaa sheegay in haddii xubnaha labada gole dowladda federaalka ee ku sugan Jowhar ay iclaamiyaan in wadahadalada dhexmaraya xubnaha dowladda ee ku kala sugan Muqdisho & Jowhar in ay ka dhacaan Jowhar aysan waxba ka qabin ayna tegayaan Jowhar.

 

 

Max’ed Qanyare wuxuu ku nuuxnuuxsaday in go’aankii tanaasulka ahaa ee ka soo baxay xubnaha Muqdisho in uu ahaa tallaabo loo qaaday dhinaca dib u heshiisiinta & is-fahamka xubnaha dowladda federaalka Soomaaliya, isla markaana ay iyagu ula muuqato in ay u turaan dhibaatada shacabka haysata, wuxuuna xusay in ay qaateen fikirkii ay wateen madaxweynaha dowladda federaalka & ra’isul wasaaraha xukuumadda.

 

 

“Waxaan qaadanay aragtidii madaxweynaha & ra’isul wasaaraha ee aheyd in xubnaha dowladda federaalka ay dhexdooda ka wada-hadlaan, kuna wada-hadlaan dalka gudihiisa, haddii aan qaadanay talo soo jeedintoodana waa in ay iyagu gooyaan meesha lagu wada hadlayo & qaabka loo wada hadlayo, haddii xittaa ay iclaamiyaan in wadahadaladu ka dhacaan Jowhar waxaan u nahay diyaar u nahay in aan tagno†ayuu yiri Max’ed Qanyare, wuxuuna sharaxaad ka bixiyey qaabka ay u tegayaan Jowhar haddii looga yeero.

 

 

“Jowhar waxaa taala tikniko Max’ed dheere & C/llaahi Yuusuf leeyihiin, annaguna waxaan la tegeynaa wixii aan haysanoâ€.

 

 

 

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan,Dayniile,Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this