Sign in to follow this  
Wiilo

SOOMAALI-LAND OO ARRIMAHA MAXKAMADAHA KALA HADLAYSA DALKA ITOOBIYA

Recommended Posts

Wiilo   

Is this really necessary?

 

 

SOOMAALI-LAND OO ARRIMAHA MAXKAMADAHA KALA HADLAYSA DALKA ITOOBIYA (Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliland oo Addis ka degay)

 

 

Abdikarim Ibr. Adan E-mail: ampacalin@hotmail.com

 

C/laahi Maxamed Ducaale

 

Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in garoonka diyaa6radaha magaaladaasi ay maanta gelinkii dambe ka dhoofeen wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda dowladda la baxday Soomaali-land.

Wafdiga uu horkacayo Wasiirka arrimaha dibadda Soomaali-land C/laahi Maxamed Ducaale ayaa u ambabaxay dalka Itoobiya oo la sheegay in ay kala soo hadlayaan arrimaha ammaanka nabadgelyada geeska Afrika iyo waxyaabihii ugu dambeeyay ee ku soo kordhay sida koonfurta Soomaaliya oo ay la wareegeen Maxkamadaha Islaamiga sida uu saxaafadda u sheegay afhayeenka Madaxtooyada Abdi Idiris.

 

Warka ayaa intaa ku daraya in uu wafdi la kulmi doono Ra'iisul Wasaaraha dalkaasi Itoobiya Meles Zenawi iyo Wasaaradda arrimaha gudaha, Gaashaadhigga, Warfaafinta ee dalkaas Itoobiya iyo Mas'uuliyiin ka tirsam Midowga Afrika.

 

Labadii sano ee ugu dambeysay dowladda la baxday Soomaaliland iyo dalka Itoobiya waxaa ay kala saxiixdeen iskaashiga arrimaha ammaanka iyo ganacsiga

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this