Sign in to follow this  
Liibaan

Xubnihii dawladdii Siyaad Barre ku jiray ayaa maanta talada Somaliland haya

Recommended Posts

Jaylaani   

Jacylbaro,

 

Nin miyaa walaalkii looga sheekayn karaa? Su'aashu waa maya. These guys know nothing about buubaa..laakiin ha u sacabo tumaane daa. Tolow miyaanay ogayn im aanu soo diray anigu on behalf of somaliland. When the dust settle, he will come home just C/Raxmaan tuur did.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Jaylaani:

Nin miyaa walaalkii looga sheekayn karaa? Su'aashu waa maya.

Pardon me, but did you mean: "Jawaabtu waa maya."?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Markii dhankaas iyo Waqooyiga laga soo ceyrshey oo uu wax ka waayey buu dhinacaan iyo koofurta u soo cararay. Waxaana igu maqaalo ah anigu ma caddayn karee inuuba Jaajuus Itoobiyaan yahay.

Ha u gafin, Buubaa. Qof deeggaankiis kasoo buriye ayaa iska yar, asaga ayaa ka doortay Soomaalinimo intuu ka dooran lahaa tolnimo.

 

Buubaa ilaa Kaluun, Sifir, Jaamac Yare Qaalib iyo inta kale waxgaradka ah wey iskala weynyihiin qabiil iyo tolnimo u shaqeey, oo ka damcay inay Soomaalinimo u shaqeyaan.

 

Haddee maanta sida Inawaraabahaas camal u dhaqmi lahayeen, dad inta ku jiro waa u alalalaasi lahayeen. Buubaa qof ka celin karto maleh deeggaankiis, wuuna tagaa, siduu Kaluun iyo Jaamac Yare u tagaan mar walba.

 

Ee marka yaaloo gafin dadkaas heybada leh because siyaasada qalafsan maanta. Kuwa aan u qalmin ayaa jago loo dhiibay maalin walbana idaacadaha naceyb Soomaalinimo ay u hayaan ka sheego.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yaa kugu yidhi kalluun iyo jaamac yare ayaa taga ??? ,,,,, hehehehehe ,, funny indeed

 

Waar waa koox saaqdiin ah oo la soo nacay ,,,, iska haysta dee haday wax idiin tarayaan anagu waanu ka maaranee ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kaluun himself said that on Beenbeensi, that asaga iyo Riyaale ku wada qayilay Hargeyso, and that Riyaale admitted to him iyo wixii meesha fadhiye that knowingly misleading the poor people aan waxba la socon about goosashada when he tells them every darn other day aqoonsi aan soo socon ayaa soo socdo.

 

If you want proof, ask Kaluun himself.

 

And yes, Jaamac Qaalib was there a couple years ago, though they did try to detain him, but was freed later.

 

Wax nacay ayaa iska yar mudaniyaashaas, iyagaana qabyaalad ka haray, oo ka doorbiday Soomaalinimo. For that, they will always be recognized. Haddaa adiga taas ku nacday, well, adigee ku jirtaa. Haddii wax la heynaayana Inawaraabe lee heysta, meeshiisa ku haaya adiga iyo wixii jecel kaas.

 

Dadka Riyaale "entertain" gareeyo haddaa tahay, habeen walba aqoonsi ayaa soo socdo ku riyootid, soori, ee iska riyoow yaanan ka qashqashin. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waar heedhe ,,, he admitted baad leedahay waanse garanayay wax isagu uu sheegtay inay tahay ,,, he wish inuu Rayaale la qayilo ,, :D

 

 

Qaalib tried to be back but was detained and sent him back to nowhere ,,,, it was a try but didn't go through the airport ,,, the poor guy tried to sneak to the country but heey thanks to our secret service ,,,,,,,

 

 

Waar heedhe ,,, yaanan farxadda kaa jiidhin ee kuwaasi ha idin maaweeliyeen oo ha idiin sheegeen inay somaliland idinka mid tahay ee iskaga raaxaysta ,,,,,,, Marka Somaliland la ictiraafo i will see them inta cafis loo fidiyey halkan yimid oo qajilsan oo aan qof la hadli karayn ,,,,,,,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

 

Buubaa qof ka celin karto maleh deeggaankiis, wuuna tagaa, siduu Kaluun iyo Jaamac Yare u tagaan mar walba.

 

 

Goormaa ugu dambeysey? Goormuuse tegeyaa? Malaha markuu dhinto ayaa meydkiisa la geynayaa baad ka waddaa Haddii Ilaah Idmo.

 

Saaxiib taarriikhda dib u soo baar and Buubaa intaad qiirada iska deysid, weli wax baa kuu laaban. The guy siduu u gumeysi jecel yahay ma aragtay oo uu afka ubur uga sii daayo in dhulka Soomaaliyeed amxaaro gacanta u galo, uu culimada iyo diintana ugu gefo mar kasta oo la waraysto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Iska daa ,,,, do u remember C/Raxman Tuur ?? Allah yarxamah ,,,,

 

It'll go da same for Buubaa too ,,,,,,, he grave is ready in Somaliland and we're ready to receive his body only

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Runta hadii aynu ka hadalno,sababta uu Buuba Somaliland uga soo tagay may ahayn(ninkii Tariikh haya) jacayl uu u qabo 'somalinimo' ee waxay ahayd xanaaq u ka xanaqay markii talo(post) lasiin waayey.

 

isagoo in badan Somaliland dagaal(aan hubaysnayn) ugu soo jiray SL ayaa waxaa laga hormariyey dad aan wax garad ahayn oo aan meelna wax uga qaban SL,sidaas darteed ayuu wuxuu go'aan saday in uu ka goos goosto.

 

Maadaamo uu lasocdo C/Yusuf iyo Geedi maanta,waxay ku tusaysaa in aanay ka dhab ahayn somalinimadu,ee uu meesha ugu jiro sida C/Yusuf iyo Geedi ba meesha ugu jiraan.Waa lacag iyo magac uun,wax kale maahan.

 

Riyale sidoo kale,isba meesha wuxuu ugu jiraa lacag iyo magac uun.Maalinta uu dhamaystana halkaa suu marayaa.

 

Ninka kaliya ee aan ku tilmaami karo nin ka doortay 'unity' over 'seccesion' waa Gen.Maxamed Ghalib,known us Jamac Yare,isagu wuu kasoo horjeedaa TFG da,waxaanu ogyey in aanay waxba cid usoo wadin.

 

Markaa let us seperate two things,Wadanimo iyo calooshii ushaqayste.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Red,

 

Saaxiib heedhe hadii aad somaliland siyaasad ku nacday maamulkeedaa ma wadankaa la nacaa?

 

Look at Ibraahim Maygaag he has nothing to do with Somaliland politics but he didn't betray the people by joining oppositions. I think Buubaa will only come back to Somaliland with body back. He went too far to accumulate little cash. Hunguri uunbaa halkaa la galay. Laakiin waa nin cilmi leh Unlike these other TFG catz, he knows this shyt ain’t gonna work. Lacagbaa meeshaa loo wada joogaa lagu cunaayo magacii umada Somaliyeed so why not him.

 

ILLAHOW yaa ogaadaa meel u ka so noqduu garan laayahaye..barihoruuso nowon lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this