Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Evacuating the Xooga Dalka Soomaaliyeed ,,, loool

Recommended Posts

Ciidamadii Gaarka Ahaa Ee Madaxtooyada Oo Maanta U Ambabaxay Maamul Goboleedka Puntland

 

Ciidamo gaaraya ilaa boqol iyo labaatan askari oo isugu jira saraakiil ,saraakiil xigeen iyo askar kasoo jeeda maamul goboleedka puntland islamrkaana ahaa ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha dowlada KMG ah c/laahi yuusuf axmed ayaa maanta kasoo ambabaxay garoonka caalamiga ah ee aadan cadde airpotrt ee magaalada muqdisho .

 

 

Ciidamadan oo kasoo ambabaxay xarunta madaxtooyada ee magaalada muqdisho ayaa watey qoysaskooda iyo caruurtooda islamrkaana qaarkood ku lebisnaayeen dharka tuutaha halka qaarna ay dharka caadiga ah wateen ,iyadoo ciidamadani ay koobnaayeen 120-askari sida uu shabakada afnugaal u xaqiijiyey sarkaal sare oo ciidamadaasi watey oo lagu magacaabo col,faarax .

 

 

 

Sidoo kale guuritaanka ciidamadan ilaalada gaarka u ahaa madaxweyne yuusuf ayaa kusoo beegmaysa xili la sheegay inuu madaxweynuhu xilkiisa iska casili doono dhowaan islamrkaana ay beesha caalamku ay dabada ka riixayso sidii xilka uu isaga wareejin lahaa taasoo dhowaan ay ka dhawaajiyeen masuuliyiin ku dhow dhow madaxweynaha dowlada KMG ah oo qaarkood sheegeen inuu maalinta sabtida xilka iska casili doono .

 

 

 

Si kastaba ha ahaatee ciidamadan oo dhamaantood kasoo jeeda maamul goboleedka puntland islamrkaana ahaa ilaalada madaxtooyada ee madaxweyne c/laahi yuusuf ayaa dhowaananahnba ahaa kuwo diyaar garoow ugu jiray sidii ay magaalada muqdisho uga ambabixi lahaayeen iyadoo bishan horaanteediina lagu eedeeyey inay hub aad u tiro badan la gudbeen kaasoo ay mariyeen dhinaca bada kaasoo lagu qaadey doomaha dheereeya .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

120 rag tag millitia looool is this the battle hardened army they were waiting to come back to them to reclaim sool for them...... :eek:

 

loool

Share this post


Link to post
Share on other sites

naxar nugaleed whats the attack on somaliland and daahir rayaale,

we are talking about madaxweynihi somaliya iyo meeelahsayadkisi ka soo saaraya villa somaliya.

U will never hear daahir rayaale oo ka so baxay madaxtooyada hargeysa marka topica ha ka bixin.

and correction it used to be gaani house and why should we destroy it , it can be a nice pres palace

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Qudhac:

120 rag tag millitia looool is this the battle hardened army they were waiting to come back to them to reclaim sool for them...... :eek:

 

loool

Ciidamada_DF_1.jpg

 

 

Ciidamada_DF_2.jpg

be very afraid....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this