Sign in to follow this  
MoonLight1

ATs causen carried out the attack.

Recommended Posts

Kamaavi   

Mr. Somalia wrote:

 

To Moonlight
: War ninyahow nac-nacda meesha kalatag. Munaafiqiintaanu qabiil shaqul kummaleh, cid ey badbaadinayaan majiro.

He made a point against the poster.

 

Originally posted by Mr. Somalia:

The fact that you had the audacity to defend the criminality of those ONLF riffraff in the northeast--solely because of your tribal solidarity, and now, when all of a sudden, proof has surfaced suggesting that the hell-hound terrorist who blew himself in the midst of all those innocents at Hotel Shaamow was also a close cousin of yours and YES, a bloodthirsty criminal as well from your neck of the woods, despite your repeated attempts to distance yourself from him, is indeed the stuff of melodrama:

But here he seems confused, I have no clue what he is mumbling about.

 

Dumb and even dumber above.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Saxaafada Soomaaliyeed ayaa maalmihii ugu dambeeyey tabinaysay in qaraxii lagu halaagsamay ee ka dhacay Hoteel Shaamoow ee magaalada Muqdisho uu ka dambeeyey nin magaciisa lagu sheegay Maxamed Khaliif oo 38 jir 2 xaas leh iyo 5 caruur ah.Hadaba waxaa caawa nala soo xidhiidhay waalidkii dhalay ninka loo saaray inuu ka dambeeyey qaraxii iyagoo sheegay baadhitaan dheer ka dib inaysan ilaa iyo hada jirin wax cadayn ah oo xaqiijinaya in qaraxa uu fuliyey Maxamed Khaaliif balse uu kamid ahaa dadkii meesha ku dhintay, waxayna waalidka Maxamed Khaliif noo sheegeen arimahan soo socda.

 

Waalidka Maxamed Khaliif ayaa marka hore sheegay inay aad uga xun yihiin dadkii muslimiinta ahaa ee ku geeriyoodey qaraxii Shaamoow.Waxay xuseen in ka waalid ahaan ay ayaga ku dhacday 2 geeri oo ah in wiilkoodii uu meesha ku dhintay isla markaana loo saaray inuu ahaa ninkii ka dambeeyey qaraxii. Waalidka Maxamed Khaliif ayaa waxay sheegeen inay la xidhiidheen saaxibadii Maxamed iyo xaaskiisii waxayna sheegeen in Maxmed Khaliif xafladii Hoteel Shaamow ay ku casuumeen 2 wiil oo saaxibadii ah oo ka mid ahaa ardeydii ka qalin jabisay Jaamacada Banaadir, Maxamed Khaliif iyo labadii wiil ee saaxabdii ahaa ayaa waxay ka mid ahaayeen dadkii soo xaadiray xafladii Shaamow markii uu qaraxii dhacayna Maxamed iyo mid kamid ah labadii ayaa goobta ku dhintay halka kii kalena uu ka bad baaday.

 

Waalidka ayaa waxay kaloo sheegeen in maydadkii meesha yiilay la kala qaatay balse Maxamed la garan waayey sidaa darteedna loo maleeyey inuu ahaa ninka qaraxa fuliyey. Teeda kale waxay kaloo sheegeen in macluumaadka saxaafada lagu faafiyey ee ku saabsan Maxamed Khaliif laga been sheegay, waxay saxaafadu Maxamed ku sheegeen in 35 jir yahay, laba xaas leeyahay iyo 5 ciyaal ah balse waalidku waxay sheegeen in Maxamed uu ahaa 24 jir hal xaas leh iyo hal cunug.Waxay kaloo noo sheegeen in dadkii ay wareysteen ay yaqiinay Maxamed ay sheegeen inuusan shuqul ku laheen arimaha noocaas oo kale ah.

 

Si kastaba ha ahaatee marka la fiiriyo dooda waalidka iyo macluumaadka isburinaya ee saxaafada Soomalidu baahisay iyo iyadoo aysan jirin cid sheegatay in Maxamed uu ka dambeeyey qaraxii Hoteel Shaamow ayaa waalidku waxay leeyihiin waxaa haboon in arintaas lasoo cadeeyo si loo ogaado xaqiiqda balse intaa ka hor aysan haboonaynin in mayd ka mid ah maydadkii meesha ku dhintay arinta loo saaro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Nin la sheegay in uu ku dhintay qaraxii ka dhacay Hotel shaamow oo deganaan jiray Danmark

 

Posted to the Web Dec 07, 22:54

 

 

Copenhagen:Waxaa caawa saxaafada dalka Denmarka gaar ahaan Tv-yadu ay shaaci yeen in qof Soomaali ah oo deganaan jiray dalka Denmark uu ka mid yahay dadka ku dhintay qaraxii ka dhacay Hotel Shaamow ee magaalda Muqdisho oo ay ku nafwaay een 23 qof oo ay ku jiraan 3 wasiir oo ka mid ah DFKM.

 

 

(PET har ikke endelig fastslået identiteten på den selvmordsterrorist, der gennemførte angrebet (...), men PET formoder, at der er tale om en somalisk statsborger, der tidligere har opholdt sig i Danmark.").

 

 

Tv2 dalka Danmark oo xiriiro kale duwan la sameeyey dad Soomaali ah ayaa waxaa ay ka soo xigteen in nin ku dhintay qaraxii ka dhacay Hotel Shaamow uu deganaan jiray dalka Danmark ,ninkaan qarax ku dhintay ayaa waxaa da,diisa lagu sheegay ilaa 20 jir waxaa ay idaacaduhu sheegeen in uu isagoo 5 sanno jira uu yimid dalka Danmark familka wiilka dhintay ayaa waxaa ay ku nool yihiin caasimada dalka Danmark ee Copenhagen.

 

 

Tv-yadda oo waraystay Soomaali xog badan ka aruuriyey dad Soomaali ah iyo jaraaid badan oo ka soo baxa dalal afrikaan ah ayaa waxaa ay soo xigteen in ninkaan dhalin yarad ah uu 6 bilood ka hor ka tegay dalka Danmark isaga iyo xaaskiisa.

 

 

Idaacadaha iyo Tv-yada dalka Denmark ayaa bilaabay in ay ka hadlaan qaraxii lagu dilay 3 wasiir oo ka tirsan DFKM , dhaqaatiir , Macalimii iyo arday , fal danbiyeedkaan ayaan ilaa hadda aysan jirin cid sheegtay.

 

 

Waaxda sirdoonka dalka Denmarka ee PET ayaa ilaa hadda si rasmi ah weli u shaacin xaqiiqda dhabta ah balse maalmaha soo socda ayaa la filayaa in ay saxaafada la hadli doonaan.

 

 

Source Tv2.

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hamse   

^^ Beenloow.com

 

onlf boy, waagacusub only apologised taking a picture from danish TV and calling it to be old picture of the bomber when he was young. now it turns the bomber is still the same guy we saw first day.

 

onething most people agree is whether he was from dhoobleey or denmark, the guy was from onlf clan. every somali is saying it. it has nothing to do with waagacusub.

 

loooooool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hamse   

but the two accused (dhoobleey and denmark) are both from onlf clan. two accusations of two onlf families. one name is Nuunooowe which is typical immigration (is-dhiib) name people take when trying to pass immigration.

 

agah. awoowgii la gub. isagiiba is gubeey. heeeehaaaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

So u now admit there are two guys out there when u were previously accusing me of lying when I said the same thing. And answer my previous question of which clan do the ONLF belong to?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

There was no bomb, it was strapped to a chair or fridge.The scapegoats father has spoken from Denmark on VOA and confirmed his son was invited by his mates to the ceremony.

 

Why the attack on the O clan, it has been done before them by others. So even if the bomber was from A&T's clan, Duke should know a good number of the missing youth is from his folks so are other figures, no other Clan can speak on this matter of suicide bombing because all have there share, a suicide bomber has no clan...period, he targets indiscrimantely.

 

And why is ONLF been pulled into things they have no association with regarding Somali(A) affairs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ I really do not why these guys crying about this guy possibly being Ogaa-deen, who cares if he is? A suicide bomber has no qabiil

 

Neither Shabab nor any bomber has Qabiil and if they do, someone should have to let these folks know that:

 

1. Majority of the youths from Minneapolis were their cousins.

 

2. The guy who testified at the congress accusing all the somalis in MN as terrorists was their cousin

 

3. Omar Jamal who was tyring to indict all MN somalis as terrorists is their cousin

 

4. The so-called sheikh, Abdiqani Qardhaawi is again their cousin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this