Sign in to follow this  
Siciid1986

Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo

Recommended Posts

Wararka naga soo Gaadhaya Magaalada Ceerigaabo ayaa Sheegaya in Qaar ka mid ah Wasiirada Xukuumada Madaxwayne rayaale Lagu Xidhay Magaalada ceerigaabo, Wasiiradaasi oo la sheegay inay Khalkhal iyo faragalin ku Samaynayeen Sanduuqyada Codadka ee Magaaladaasi.

 

Warku waxa uu intaasi ku Darayaa in Wasiiradani ay ka mid ahaayeen Wasiir ku Xigeenka Cadaalada Yuusuf Ciise Talaabo, Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Debadda.

 

Wararkan oo aanu ka helnay ilo lagu kalsoonyahay oo Gabiley news la soo Xidhiidhay ayaa sheegaya in Komishanka Doorashooyinka Qaranku Amarka Xadhiga Wasiiradan Bixiyeen.

 

Illaa shalay Waxaa soo kordhaya Wararka sheegay in Masuuliyiinta Xisbiga udub Isku dayayaan inay Faragalin ku Sameeyaan Sanduuqyada Codadka ee laga soo Daabulayo Tuulooyinka iyo Goboladda Dalka Somaliland.

 

http://www.gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=12740&permission=1&audioFile=

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this