Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Faroole on Buurawadal Meeting

Recommended Posts

Garoowe(Jidbaale.com):-Kulan maanta ka dhacay madaxtooyada Pntland ee magaalada Garoowe oo guddoominayey madaxdweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa waxa lagu soo qaaday xaaladaha deegaanku ay ku jireen intuu safarka ku maqnaa C/raxmaan Faroole.

 

 

Kulankan oo ahaa kulan ay ka soo qayb galeen dhamaan golaha wasiirada, guddoonka Golaha wakiilada iyo xeer ilaaliyaha guud ayaa waxa lagaga hadlay nabad galyada Puntland iyo go,aamadii ka soo baxay shirkii Buurawadal.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa ku dhaliilay Madax dhaqameedka Sool, Sanaag Iyo Cayn go,aamadii ka soo baxay shirka Buurawadal isaga oo sheegay in ay ahaayeen go,aamo la mid ah kuwii Nairobi, laguna doonayo in lagu dhiso maamul kale, wuxuuna sheegay sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ahi in ay keeneen go,aamadaasi in golayaasha maamulku la kala saftaan oo noqdaan kuwo go,aamadaas diidan iyo kuwo ogol.

 

C/raxmaan Faroole waxa kale oo uu sheegay in aan maanta loo baahnahayn in Maamulka Hargeysa lagula xisaabtamo deegaanka Laascaanood xaalado jiro awgood, wuxuuna soo jeediyey in aan loo ololayn sidii Laascaanood hadda ciidan loogu ururin lahaa.

 

Madxaweynaha Puntland wuxuu ku canaantay madaxdii dalka ku sugnayd intuu maqnaa kaalintii ay ka qaateen arrimaha shirka Buurawadal oo uu ku tilmaamay Go,aamo khatar ku ah xukuumada Puntland ee xilligan.

 

 

Dhacdooyinkii Holhol iyo Tukaraq ka dhacay ee salka ku hayey shirqoolada ayaa xubno ka tirsan Golaha wasiiradu u soo jeediyeen in wax laga qabto hasa yeeshee Madaxweyne C.raxmaan Faroole wuxuu ku tilmaamay dhacdooyinkaas kuwo aan raad ku yeelan doonin xukuumadiisa isaga oo ka gaabsaday in uu wax tafaasiil ah ka bixiyo, waxaana xubno ka tirsan golaha wasiiradu goobta ka sheegin in ay tahay arrin u taala madaxweynuhu in uu sida u dhakhsaha badan wax uga qabto dhacdooyinkii Holhol Iyo Tukaraq ee lagu eedeeyey xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo golaha wakiiladu in ay ka danbeeyeen.

 

Dhinaca kale nabad galyada Puntland ayaa lagu soo qaaday shirkan iyada oo aad looga dooday dhibaatooyinka ka taagan Boosaaso oo muddooyinkii ugu danbeeyey qalaalse xoogani ka taagnaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

What happen? now, Jidbaale is your most trusted news website

 

Maxaa ku dhacay website yadii somalidiidka/snmta,ee beenta badnaa? ma beentoodii baa nacday

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Dalmarow waa their usual double standards... when news against them, their only response is Lol@jidbaale. I can see JB always reads jidbaale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

What happen? now, Jidbaale is your most trusted news website

 

Maxaa ku dhacay website yadii somalidiidka/snmta,ee beenta badnaa? ma beentoodii baa nacday

 

Well said. Mr. Bugland waa officer of propoganda, so what do you expect?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by 'Dalmar':

What happen? now, Jidbaale is your most trusted news website

 

Maxaa ku dhacay website yadii somalidiidka/snmta,ee beenta badnaa? ma beentoodii baa nacday

Coz it is your own site sxb ,,,,,, now don't tell me they're writing rubbish ,,,

 

I'm sure you wouldn't listen from Jamhuuriya or Haatuf ,,,,,,, now you have your own trusted one reporting this ,,,,,,

 

 

U can't swallow can u ??? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Puntland ayaa ku dhaliilay Madax dhaqameedka Sool, Sanaag Iyo Cayn go,aamadii ka soo baxay shirka Buurawadal isaga oo sheegay in ay ahaayeen go,aamo la mid ah kuwii Nairobi, laguna doonayo in lagu dhiso maamul kale, wuxuuna sheegay sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ahi in ay keeneen go,aamadaasi in golayaasha maamulku la kala saftaan oo noqdaan kuwo go,aamadaas diidan iyo kuwo ogol.

 

C/raxmaan Faroole waxa kale oo uu sheegay in aan maanta loo baahnahayn in Maamulka Hargeysa lagula xisaabtamo deegaanka Laascaanood xaalado jiro awgood, wuxuuna soo jeediyey in aan loo ololayn sidii Laascaanood hadda ciidan loogu ururin lahaa.

War ninki faroole sooka bah dilay khuusuusigi :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

I want to confirm from you Somalidiids that Jidbaale.com is a reliable source... There is no denial of this news but the fact here is who is quoting this news from jidbaale. Since when it became your source of news??? Hypocrite at its best yaa JB.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

oodweyne

 

faroole is man who knows how to keep what he has and he will not put his town of garowe in any jeopardy and can you blame him really.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

X.X

Khususi is a newly formed per say members from SSC and their priority is to unite their people and remove your illegal entity from the lands it occupied in SSC regions with or without the support of Farole. So it aint matter the comments made by Farole that you're parading about or anyone else’s.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Alien13:

I want to confirm from you Somalidiids that Jidbaale.com is a reliable source... There is no denial of this news but the fact here is who is quoting this news from jidbaale. Since when it became your source of news??? Hypocrite at its best yaa JB.

Did i say it is reliable ??? ,,,, I just brought "the unwanted" news from "your own trusted" site .... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Number 1 reason why secessionist troglodytes from the north are eschewed from the greater Somali society: Tricks of abject buffoonery at it's finest, as manifested above... :D:D

 

These pert dunces as depicted below being the crème de la crème of their enclave cannot possible help either. :D

 

4384516167_e6c76e6935.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this