Sign in to follow this  
RedSea

Silaanyo takes a giant leap.

Recommended Posts

RedSea   

Madaxweynaha la doortay ee oo guddi u magacaabay talo-bixinta qaabka Xukuumadda la dhisayo

July 3rd, 2010 Comments Off

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta magacaabay Guddi ka talo-bixisa qaab-dhismeedka Dawladda cusub ee la filayo in uu soo dhiso.

 

Sida lagu sheegay Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Madaxweynaha la doortay Md. Siilaanyo, Guddidan oo ka kooban 15 xubnood oo isugu jira siyaasiyiin, aqoonyahan iyo waxgaradka dalka, ayaa ka talo-bixin doona qaabka uu noqon doono Xukuumadda uu soo dhisi doono Madaxweynaha la doortay.

 

Warsaxaafdaeedkaasi wuxuu u dhignaa sidan;

 

“Ka dib markii uu Xisbiga KULMIYE ku guuleystay doorashadii dalka ka dhacday, haatanna laga eegayo dhismaha dawlad tayo leh. Ka dib markii aan isku qanciyey in ay lagama maarmaan tahay in aan kala tashado qaar kamid ah waayeelka Xisbiga iyo waxgaradka qarankani leeyahay, qaab dhismeedka ay yeelanayso dawlada cusubi. Waxaan goaansaday in aan magacaabo guddidan qaran ee magacyadoodu hoos ku xusan yihiin. Kuwaas oo xilkoodu noqonayo:

 

-Soo jeedinta talooyin la xidhiidha qaab dhismeedka dawladda cusub, gaar ahaan tirade wasaaradaha ay ka koobnaanayso xukuumaddu iyo hayadaha madaxa banana ee la abuurayo.

 

Magacyada Guddida

 

Muuse Biix Cabdi Gudoomiyaha Gudidda

 

Drs Adna Aadan Ismail Gud Kuxigeenka Gudidda

 

Prof Xuseen Bulxan

 

Dr Maxamed Siciid Gees

 

Dr Maxamed Rashiid

 

Prof Ismail Muumin Aar

 

Cabdicasiis Maxamed Samaale

 

Baashe Maxamed Faarax

 

Dr Maxamed Cabdi Gaboose

 

Dr Xuseen Maxamoud Xoog

 

Xil Dr Ahmed Kijaandhe

 

Eng Maxamed Xashi Elmi

 

Xil Cabdiraxman Yusuf Cartan

 

Sheekh Maxamed Ali Gadhle

 

Muniir Abusite

 

ALLAA MAHAD LEH

 

Ahmed Mohamed Silanyo

 

Madaxweynaha La Doortay ee Jamuuriyada Somaliland”

 

Somaliland.Org

 

Hargeisa News Desk

 

 

 

Very inclusive list consisting of the Country's elite and brightest individuals which includes Dr. Maxamed Siciid Gees of Maakhir. The guy Mr. Oodwayne was telling us about earlier. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

indeed great job by president siilanyo.

 

 

somaliland will finally have small government that can run more efficiently be govern by the intellectuall government rather than the mostly uneducated dinosour politicians.

 

The futue is bright the future is somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

ADNA1_1.jpg

Drs Adna Aadan Ismail

 

Bulxan_Kimberly1.jpg

Prof Xuseen Bulxan

 

wafti_gudoomiye_ku_xigeenka_ucid10.jpeg

Dr Maxamed Rashiid UCID

 

 

cabdicasiis_samaale.jpg

Cabdicasiis Maxamed Samaale

 

 

Dr%2520Gaboose1.jpg

Dr Maxamed Cabdi Gaboose

 

14425.jpg

 

Eng Maxamed Xashi Elmi

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Don't you smell a whiff of Blair, Obama & Sheikh Sharif about all this goody goody "lets hold hands and choose a cabinet together" thing? Or am I being a cynic again?

 

Anyway, when I read the title I was expecting it to end with "..then falls down and pulls a muscle". :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by NGONGE:

^^ Don't you smell a whiff of Blair, Obama & Sheikh Sharif about all this goody goody "lets hold hands and choose a cabinet together" thing? Or am I being a cynic again?

 

Anyway, when I read the title I was expecting it to end with "..then falls down and pulls a muscle".
:D

Firstly I have to say you got a good sense of humour. But campaign is over, and the incumbant party which you seemed to favor will be replaced. As such I expect you to rally your 100% support behind this President. Hiil iyo Hooba waa lagaaga fadhiyaa, camii. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by NGONGE:

^^ Don't you smell a whiff of Blair, Obama & Sheikh Sharif about all this goody goody "lets hold hands and choose a cabinet together" thing? Or am I being a cynic again?

 

Anyway, when I read the title I was expecting it to end with "..then falls down and pulls a muscle".
:D

:D

 

I know you're all for PR so you have to admit this is a good start. A day after being elected he announces a group made up of many intellects of many tribes. This way he is pre-empting any backlash he may get if selected the ministers on his own. The old horse still has legs warya :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ It is good PR but (and you can call me whatever you like) I feel it's the wrong kind of PR. It sets the bar at an crazy height and it is almost impossible to maintain. Kulmiye won the election, not Somaliland. UCID & UDUB still exist and will contest the next election. So what is the need for this crazy idea of 'come and help me set up a government'? :D

 

 

Qaalib,

Were you 100% behind Riyaale when he was president? Siyaasada khalad baad o fahantay, saaxib. By your logic, I was a muxaafid before and now I am a mucaarid. Dee i daaa. :D

 

Malika! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Qhalib:

quote:Originally posted by 'Liibaan':

One-clan list, includes extreme qabiilists/fools, led by die hard qabiilist mujrim Muuse Biixi

Sick minded troll, get lost. Your nonsense is not wanted here. Go take your calacal and cabaad to people who give fu^CK.
and you are crazy person, full of qabyaalad, a cheerleader of Dhiigyacab warlord Siilaanyo and warlord Biixi

 

Waa adi qofka jiran ee qabyaalad iyo cuqdad ka buuxdo

 

Here Somalia Online in case you don't know, take your qashin to somalidiid forums

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Warlord Siilaanyo oo badka soo dhigay tabahii u qarsoonaa ee uu umada ku kala qaybinaayay!!!

 

Written by X.Saalax Diiriye

Jul 03, 2010 at 04:32 PM

 

Waxa magaaloooyinka waaweyn ee Somaliland ilaa maanta aad looga hadalhayay magacyada xubno ka kooban 15 xubnood oo uu soo xushay madaxweynaha cusub ee la soo doortay mudane Siilaanyo xubnahaasi oo noqon doona sida warsaxaafdeed uu soo saaray uu ku sheegay madaxweynaha cusub xubno mihiim ah oo xul ah oo uu kala soo dhexbaxay xisbigiisa iyo shicibka Somaliland kuwaasi oo uu u arkay in ay yihiin kuwo soo bandhigi doona ama ka talo bxin doona qaab dhismeedka ay yeelanayso dawladiisa cusubi.

 

Hadaba magacyadani ayaa afkala qaad ku noqday bulshada reer Somaliland badidooda kadib markii lagu dhex arkay shaqsiyaad aan sinaba ugu haboonayn in uu Siilaanyo soo xusho, kuwaasi oo umada ay wax badani ka tirsanyso isla markaasina looga baahnaa Siilaanyo in uu qaado ama sameeyo isbadal ka duwan kii Sagaashanaadkii, teeda kale waxa gudidani uu Siilaanyo soo xulay u badan dad isku beel ka soo wada jeeda, taasi oo uu Siilaanyo isha ka laliyay in uu cid ka soo xusho gobolka Saaxil, Odweyne, Ceerigaabo, Galbeedka Burco, iyo deegaano ka mid ah Sool iyo Sanaagba, iyo deegaano badan oo ka mid ah gobolka Awdal laftiisa.

 

Gudigan uu soo xulay oo ay xitaa ka dhex muuqdaan dad aad u xagjir ah isla markaasna aan marnaba qarsan colaada ay u hayaan qaybo ka mid ah bulshada Somaliland, ayaa waxa ay dad badani is waydiinayaan maxay noqon doontaa dawlada ay kula talin doonaan ama ay la dhisi doonaan Siilaanyo, se miyaanay arintani hordhac u ahayn shaki badan oo in mudo ah ay shicibka Somaliland ay ka qabeen Siilaanyo iyo maamulkiisa.

 

Sida ay doonataba ha ahaatee arintani waxa ay dhaawac weyn ku tahay bilowga maamulka Siilaanyo oo maantaba ka cadhaysiiyay kumanaan kun oo qof oo ku kala nool gobolada dalka iyo meelo kale oo caalmka ka mid ah, kuwaaso oo ay ka midyihiin qaar ka mid ah tageerayaasha xisbigiisa.

 

Xagan hoose ka akhriso magacyada gudiga uu magacaabay Siilaanyo

 

Magacyada Guddida

 

?

 

1. Muuse Biix Cabdi???????? Gudoomiyaha Gudidda

 

2. Dr Adna Aadan Ismail ??????? Gud Kuxigeenka Gudidda

 

3. Prof Xuseen Bulxan

 

4. Dr Maxamed Siciid Gees

 

5. Dr Maxamed Rashiid

 

6. Prof Ismail Muumin Aar

 

7. Cabdicasiis Maxamed Samaale

 

8. Baashe Maxamed Faarax

 

9. Dr Maxamed Cabdi Gaboose

 

10. Dr Xuseen Maxamoud Xoog

 

11. Xil Dr Ahmed Kijaandhe

 

12. Eng Maxamed Xashi Elmi

 

13. Xil Cabdiraxman Yusuf Cartan

 

14. Sheekh Maxamed Ali Gadhle

 

15. Muniir Abusite

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^you have too much hate in you warya ee go and cleanse your brain.

 

Ngonge, politicians will capilalise on any 'good times'. You ride the crest of the wave as it were. The people and the country are on a high and to turn around and tell them the best people will choose the best ministers for you, well that is called great PR.

 

Yaaba ka fakaraaya whether its too much too soon or if it will al fail?

 

War waa politics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Norf you have too much qabyaalad in your small mind, the only reason you support warlord Siilaanyo, is because he is from east burco

 

If your adeer is war criminal and dhiigyacab you don't have to support

 

 

qabyaalad.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this