Sign in to follow this  
QabiilDiid

Somalis in Cayn region are on verge of tribal war

Recommended Posts

From UN News Center

 

01-11-somalia.jpg

 

Somalia: UN reports continuing tensions in north after clashes

 

21 January 2008 – Tensions remain high in Somalia’s disputed northern Sool region after violent clashes last week between troops from the self-declared autonomous Puntland and Somaliland provinces, according to United Nations humanitarian workers in the fractured Horn of Africa country.

While there is no confirmation of internal displacement of civilians due to the latest fighting, the UN High Commissioner for Refugees (UNHCR) has registered some 1,240 people from Sool in Yemen since the start of this year.

 

UNHCR also reports that some 20,000 have been newly displaced from Mogadishu, Somalia’s battle-wracked capital, in recent weeks due to ongoing violence.

 

Meanwhile, the UN World Food Programme (WFP) has resumed distribution for some 200,000 internally displaced persons (IDPs) at camps along the Afgooye-Mogadishu road.

 

With some 7,400 children attending classes in 30 makeshift schools, UN humanitarian agencies are concerned that the constant movement of families on the run from the violence has left 4,000 remaining on waiting lists. The agencies have appealed for additional emergency educational structures in the Afgooye area.

 

Somalia has not had a functioning national government and has been riven by factional fighting since Muhammad Siad Barre’s regime was toppled in 1991.

 

News Tracker: past stories on this issue

 

UN rushes aid as security situation in Somalia deteriorates

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Waar kan Nayruus la yidhaa anaa gartey.Waa kuwii sida haweenka ragga xagooda dambe ka mashaxaradi jirey markey rag is galaana gogoraddaha haweenka xidhan jirey haweenka isku dhex qarin jirey....Iga walee kani hadalkiiso jawaab malee women section u diraa xagaa tampoonskii ugu dambeyeey haweenka ha u sheegee.... ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Let the outside world be aware events like this will keep coming if SNM gangs do not leave SSC areas....I am afraid we will see full blown tribal wars in the coming days ...Allow sahal...

 

Asbuucyadii lasoo Dhaafayba Waxa Socotay sidii Loogu Jawaabi lahaa Dhalinyaradii Ay qafaasheen Malayshiyada Beesha Dirta Waqooyi Kana Qafaasheen Dhamaasaar iyo Balihadhac Asbuucyadii Lasoo Dhaafay.

 

Ciidmada Mujaahidinta SSC Ayaa Jawaab Kabixiyay Qafaalkii Ay gaysteen Malayshiyada Beesha Dirta Waqooyi isla Markaasna Maanta Soo Qabqabtay Ganacsato Reer Hargaysa Ah oo Aad Looga Yaqaan Gobalada Waqooyiga xilli ay socod ganacsi ku marayeen goobo ka mid ah Deegaanada SSC,

 

Mana cadda goobta rasmiga ah ee lagu hayo Nimankaasi oo ay kooxda Ciidanka ah ee haysataa ay ku dalbanayaan in loogu bedelo ragii dhowaan laga qafaashay Tuulada Dhabansaar ee Gobolka Sool.

 

Waxaa Hada ad uyaraaday isusocodka Gaadiidka iyo waliba Reer guuraaka Dega Gobolada SSC Ee Kasoo Jeeda Beelahada isaaqa, Taas oo laga Yaabo in ay kadhexdhacdo Colaad iyo Dagaal sugeeye Oo udhaxeeya Labada beelood Ee *********** iyo ***** Ee Ood wadaaga Ah.

 

Afarta ganacsade oo si weyn looga yaqaano Gobolka hargeysaRagaas Waxa Kamid Ah:---

 

1. Rabbiile Cabdi Xirsi

 

2. maxamed Aadan Weris (Ilkoweyne)

 

3. Cabdilaahi Cumar aadan cali

 

4. cabdi maxamed Cumar Guuleed

 

Boocame Online News

Share this post


Link to post
Share on other sites

More killing and rape in SSC region because of action of the SNM gangs invading other peoples homes

 

Friday, January 25, 2008

 

Dagaal Kadhacay Duleedka Laascanod iyo Malayshiyo isbaro dhigatay Mel udhow Yagoori

 

Dagaal Maanta Duleedka Magalada Laascaanood Ku Dhexmaray Labo Malayshiyo Beeleedo Oo Katirsanaa Malayshiyaadkii Duulaanka Kusoo Qaday Gobolka Sool.

 

Labada Malayshiyo oo Kasoo Kala Jeeda Beesha Habarjeclo iyo Habaryoonis Ayaa Dagaal Dhexmaray , Dagaalkas oo Ilaa Hada aanan Khasaaraha kadhashay Aan wali Lashaacin.

 

Mar An isku Daynay in an xiriir lasamaysno Midka Kamid Ah Horjoogayaasha Malayshiyada Dirta Waqooyi , Ahna Ninka Talada Laascaanood Wax laga weydiiyo Oo Laku Magacaabo Ilbir ayay Noo suurta Gali weyday.

 

Dhinaca Kale Malayshiyaad Kasoo Jeeda Beelahada Dirta Waqooyi Oo Ay isku hayb yihiiin Nimankii Ay Ciidamada Mujaahidiinta SSC Ay Ka Qafaasheen Saararweyne Ayaa Isbaaro Dhigtay Wadada Laamiga Ah Ee Udhaxaysa Yagoori iyo Tuulo Samakaab ,

 

Malayshiyadaas Oo Shalay Dhac iyo Kufsi Ugaystay Dad Ragaab Ahaa Oo Saarnaa Gaari MarkiII ah Oo Kasoo Kictimay Dhinaca Magaalada Burco Una Socday Magaalada bosaso.

 

Nimanka Kumagacaaban Gudomiyaha Gobolka Sool iyo Waliba Wasiirada Mamulka Riyaale Ee U Adeega SNMta Ayaanan Wax Hadal Ah Kasoo SAarin Ila hada Falkaa FOosha Xun ee Loogaystay Dadkaas.

 

isku soo wada duuboo Gebi Ahaanba Gobolada SSC ayaa laga Daremaya Xiisad Colaadeed Oo Aad usaraysa, Iyada Oo Hada ay yaraaday isu socodka Gaadiidka Daweynaha Ee Gobolada SSC, Kadib Markii Ay bilaabatay Qafaal...

 

wixi Kasoo Gordha wararkaas Kala Soco Boocame Online News warbaahinta Qarniga Cusub....

 

Laascaanood Somalia

 

Boocame@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

hadhwanaag 2008-01-25 (Hadhwanaagnews) Burco(HWN) Magaalada Burco waxa maanta soo gaadhay afar nin oo ay dhawaan degaanka Buuhoodle ee gobolka Togdheer ku afduubeen dabaly Hubaysani.

Afartan nin oo Magacyadooda la kala yidhaado

1.Maxamed Aadan Waris

2.Khadiir Cabdi xirsi

3.Cabdi Maxamed Cumar

4cali cadnaan cumar Cali

Waxa ay sadex cisho ka hor Dablay hubaysani ku qafaasheen degaanka Sararweyne ee degaanka Buuhoodle,

Afartan nin oo aan maanta markii ay soo gadheen Burco aan wax ka weydiyeen sidii ay wax u dhaceen iyo xaalkoodaaya igu waramayu sidan Maxamed Cabdi Waris oo aan ugu horayn waydiiyay sida ay wax u dhaceen ayaa waxa uu hadalkiisa ku bilaabay sidantan” Anaga oo ka nimi dhinaca degaanka Harta sheikh kuna sii jeedna degaanka Gaalkacayo oo aanu hawlo ganacsi ka wadnay ayaa waxa degaankaa sararweyne markii aanu maraynay ayaa waxa na helay Ciidan dablay ah oo ku hubaysan Noocyada qoryaha Fudud waxaanay nagu fureen Rasas markii ay Rasastii nagu fureen waxay naga dhaawaceen darawalkii gaadhiga noo waday dabadeed waanu istaagnay way na kaxeeyeen laba cisho markii ay duurka nagula jireen ayaa odayaal , Reer Buuhoodlaa ayaa noo yimi oo arintii dhexgalay oo anaga Naga soo daayay .

 

Mar aan weydiyay Su,aal kale oo nuxurkeedu ahaa sidii ay ula dhaqmeen Maleeshiyadaas qafaalatay waxa uu yidhi” Runti maalmahii ay na haysteen kooxasaasi waanu rafaadnay laakin tan iyo intii nalagu wareejiyay odayaasha Reer Buuhoodle sifiican ayaa naloola dhaqmay aad iyo aadna waxan ugu Mahad celinayaa odayaasha degaan oo kaalin muuqata ka qaatay soo deyntayada isla markaasna ilaa intii ay na soo gaadhsiinaayeen Qori lugud si fiican noo waday waxaan leeyahay waad Mahadsantihin

 

Su.aal kale oo aan waydiiyay nimankaa la soo daayay ayaa waxay ahayd Waa Maxay ujeedad ay idin afduubeen waxaanay ku jawaabeen “ Waxa ay na yidhaahdeen waxaanu idin Haysanaa Maleeshiyadii Dhawaan dhabansaar lagu qabtay ee ciidamada qaranka Somalialnd soo xidheen ilaa aan kuwaa aad noo soo daysaan idinkana idin sii daynmayno ayay nagu yidhaahdeen

 

ugu danbayntii Nimankan dabalydu qafaalatay oo caawa u hoyday Magaalada Burco waxa soo dhaweeyay oo sifiican u qaabay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Cabdi Xuseen iyo Taliyaha Bilayska Mr Guutaale

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this