Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Ethiopia Captures and Hands Over Criminals to Somaliland

Recommended Posts

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay Qasnigii Dugsiga Ilayska Togdheer ee magaalada Burco,oo la sheegay inuu la baxsaday lacag badan oo dugsigaasi lahaa

 

 

sida ay xaqiijiyeen Warar ku dhow dhaw Dugsigaas ayaa sheegay ,ninkan oo lagu magacaabo Mustafe Cumar ayaa Todobaadkii tegay ciidamada Booliska somaliland ka soo qabteen Magaalada Adis-ababa,ee dalka Itoobiya,kaasoo la sheegay in lacag gaadhaysa ilaa Labaatan Kun oo Dollar kala baxsaday Dugsiga Ilayska Togdheer,oo ka mid kuwa gaarka loo leeyahay,waxaanu Mustafe ahaa Qasniga Dugsigaas ee gacanta ku haya Dhaqaalaha soo gala.

 

soo qabashadan Mustafe ayaa ka dambaysay markii Iskaashi wadashaqneed oo Wasaaradaha Arimaha gudah,Booliska Somalilnad iyo Masuuliyiinta Itoobiya dhexmaray,ayaa lagu guulaystay in gacanta lagu soo dhigo ninkan.

 

MusatafeCumar ayaa hada waxa gacanta ku haya ciidanka Booliska Somaliland ,kuwaasoo la filayo inay u soo gudbindoonaan dhinaca gobolka togdheer.

 

 

dugsiga ilayska Togdheer ayaa la asaasay Sanadkii 2003-dii,waxaana ka mid yahay dugsiyada gaarka loo leeyahay,ee ardayadu lacagata ku dhigtaan,waxaanu ka kooban yahay dugsi Hoose ilaa dugsi Sare,islamrkaana waa dugsiyada ka diwaangashan Wasaarada Waxbarshada,Aradayad a waxa ka dhigata ayaa lagu qiyaasaa ilaa shanboqol oo arday,waxaanu ka mid yahay dugsiyada ugu waxbarshada wanaagsan ee gobolka togdheer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this