Sign in to follow this  
QabiilDiid

SNM GANGS are being defeated in SSC regions of SOMALIA

Recommended Posts

^^^Adeer you are a comedian, the people of SSC will not be dominated by your clan fantasy. As for Baidoa and Mogadishu they are major Somali cities run by a Somali governement that yields the flag you try to ban. The Somali national flag.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I told you let it be in the hearts sxb and we will do the rest :D

 

I'm sure you will not hold that flag once the odayga is gone ...... waxba ha is daalin.

 

As for LA, it is a major Somaliland city controled by the government of Somaliland supported by its people in Sool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

booyado.JPG

 

The breaking news from Boocame online that the SNM gang has put Laascaanood on night ban is substantiated by earlier event that took place in the city today. The SNM gang militia have started preventing the owners of water tank trucks to deliver their precious commodity to the minority that has remained in the city as reported by widhwidh online in the following piece:

 

Booyadihii biyaha u dhaamin jiray magaalada lascanod oo gabi ahaaba ay joojiyeen meeshiyaadka SNM.

 

{Lascanood}24.12-7

"Waxaa haatan la joojiya booyadihii aad jiray Waqdari iyo kalabaydh oo inta badan biyaha u shubi jiray dadka ku hadhay magaalada lascanood oo ka qixi kari waayay.

 

Maleeshayaadka ayaa bilaabay innay joojiyaan kadib markii ay arkeen dhaq-dhaqaaq ciidan ee ka socoda wadooyinka soo gala magaalada lascanood, ayaga ka baqaya inuu ciidamada dhaq-dhaaqa wada ay gudaha u soo galaan magaalada lascanood.

 

Saaka ayaa dadka magaaladu aad u kacsantay ayaga oo ka cadhaysan waxa ay u joojiyeen biyaha dadku ku noolyahay ee danta yar.

 

Wareegtada ayaa waxaa soo saaray Nuux Ismaaciil Taani oo ah ninka horjoogaha ka ah meeshiyaadka laga soo aruuriya magaalooyinka Boorama, burco iyo Hargeysa. Mar uu saaka uu shir la yeeshay nin lagu magacaabo Axmed Xaabsade oo mar wasiir ka ahaan jiray Maamulka Puntland hadana isu dhiibay Nuux Ismaaciil Taani, ayaa waxuu codsi u gudbiya in la siidaayo booyadaha, balse Nuux waxuu ugu jawaabay war meesha isaga tag waxba lagaa dhagaysan mayo.

 

Xaabsade ayaa hada wada qorshe uu ku doonayo inuu meel uun ugu baxo lascanood, aan ahayn Maamulka Puntland ama Maamulka Somaliland.

 

Waxii ku soo kordha kala soco widhwidh online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Booyadihii biyaha u dhaamin jiray magaalada lascanod oo gabi ahaaba ay joojiyeen

No more booyado ,,, the city is developing and piplelines are implemented. :D

 

 

dadka caafimaadkoodaa laga shaqaynayaa. If you own booyad sorry you can move to a village.

 

 

Walee widhwidh si fiican bay kuu wareerisay ,,,,, no wonder i love it :D

 

 

Here is a news you don't like to post from your own sources:

 

Dhanka kale wararka ka imanaya Dubai ayaa tibaaxay in Wasiirka Maaliyadda ee DGPL, Maxamad Cali Yusuf Gaagaab uu (Dec 22, 2007) ganacsatada reer Puntland ee deggan Imaaraadka Carabta weydiistey dhaqaale uu sheegay in dib loogu qabsanayo Laascaanood, arrintaas oo la sheegay in ganacsatadii aad uga xanaaqeen, waxayna "Gaagaab' xusuusiyeen in dhaqaalaha soo gala maamulka Puntland uu aad u farabadan yahay oo ay wasaaradiisu maarayn kari weydey oo ay ahayd in uu is casilo. Waxana la sheegay in uu hadalkaas kaga jawaabey in Cadde Muuse ka codsaday in uu jagadaas isagu hayo, sida ay werisey shabakadda Garoowe..
:D

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

WHAT IS TAKEN BY FORCE MUST BE REGAINED BY FORCE!!

 

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland:- Laascaanood Awood Ayaa Lagu Soo Celinayaa.

 

Dec 24, 2007 By:

Garoowe(jidbaale.com):-Afhayeenka Baarlamanka Dawlad Goboleedka Puntland (DGPL), Axmed Cali Xaashi, oo isagoo jooga Garoowe waraysi (Isniin Dec 24, 2007) siiyey warbaahinta ayaa muujiyey in LaasCaanood xoog lagu qabsaday islamarkaasna waxa keliya oo lagu soo celin karo uu yahay xoog, isagoo arrintaas (Laascaanood ooIsaaqiya la wareegtey Oct 15, 2007) ka hadlayeyna waxa uu yiri "Wixii xoog lagu qabsaday wax aan xoog ahayn laguma soo celiyo.

 

Dhegeyso:

 

http://somalitalkradio.com/cod/ahmed_haashi.asx

Share this post


Link to post
Share on other sites

I want you to keep that feeling with and keep replaying it: Hargeisa is soverneignty. we are no more part of the Somalia. appoint ambassordors to every part of the world..man keep feeling good in your London qaad mafrij corners...

Share this post


Link to post
Share on other sites

hehehe@london qaad mafrij (first time to hear mafrij) :D

 

 

Yeah ,, i'm really feeling good. My country is progressing very fast and i'm happy with our leaders. However you call for chaos and distruction Ilaahay kaama aqbalin so keep calling it until ay adiga kugu dhacdo keligaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I get it. ur country is building passengers airlines. ur country is constructing nuclear plants. ur country agricultural products feed whole African. Your oil production is essential for the world economy. Your products are having strong local market because your population is over ten million and growing. Your infrastructure is being modernized bi-annually. You have an international borders respected by the whole world including the neighbours. You do not have internal disputes and contested tribal land claims. Your president visits the queen of England on short requests. Man you are a country and the whole African looks up to you for moral guidelines....is the bundle getting low? Do you have to order one more? Hey. It is night time and the dealers have not received the shipment or welfare cheques..........Laascaanood....Laascaanood...soo xir xuduudka.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wednesday, December 26, 2007

 

Ciidamada daraawiishta Puntland Oo Kusugan Ganbadhe OO Kusiijeeda Laascaanood

 

Ciidamada darawiishta Puntland aya usoo Ruqansaday Dhinaca Magaalada laascanood Iyakoo kasoo Guuray Tukaraq hadana Kusugan Tuulada ganbadhe 17 KM

 

Ciidamada daraawiishta Puntland aya heegankii Ugu Sareeyay Lageliyay ilo wareedyo Kusugan Jiida hore Ayaa Noo sheegay inta uusan Sanadka cusub Bilaabmin in Ay lawareegayan Gacankuhaynyta Magaalada Laascaanood.

 

Ciidamada Darawiishta Puntland Ayaa Tababaro badan oo in Mudo Ah uga Socday Gobalada Puntland Usoo DHamaaday iyadoo Ciidankii Ugu Dameeyay Uusoo Garay Shalay ilaa Xalay.

 

Dhinaca kale Malayshiyada Jamhada SNMta Aya Dib ugurtay Iyadoo Xoogoodi isugu Geeyay Adhicadeeya Difaacayana inaanan Laka Qabsan caynabo iyo Burco.

 

Wasiro kasoo jeeda Deeganada SSC ee Puntland Biindhe Cilmi Qaaje oo BBC kahadlayay Ayaa SHeegay in ciidamada Darawishtu Soconaya ilaa lebida Taasina Ay Jamhada Snmta Ku Abuurtay baqdin iyo cabsi Weyn.

 

isku Soo wada Duuboo Saacadihii Lasoo dhaafay ayay Ciidamada Darwishtu Kujireen heegankii ugu Dameeyay ....

 

wixii kasoo Gordha warkaas Waan idin Soo Gudbain Doonaa saacadaha Soo Socda insha Alah Haka dheeraan Boocame Online News Warbaahinta Qarniga Cusub.

Boocame@gamil.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Aanu La Yeelanay Xaaji Maxamuud Xaaji Cumar Camay

 

Dec. 26, 2007

 

Buuhoodle(Jidbaale.com):-Waxaa noo suurta gashay oo aanu waraysi la yeelanay Xaaji Maxamuud Xaaji Cumar Camay, oo isagu ka mid ah waxgaradka ugu misaanka weyn deegaanka SSC, waraysigan oo dhinacayo badan taabanaya xaaladaha deegaanka ee xilligana ka hadlaya ayaa waxa uu u dhacay sidatan Halkan ka Dhagayso

QOF BUUHOODLE KU NOOL OO DOONAYA IN AY SOOMAALI KALA GO'DO MA JIRO...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this