Sign in to follow this  
Gabbal

The Courts still being stoned in Kismaayo?

Recommended Posts

Gabbal   

Ciidamada Maxkamadaha Jubbooyinka oo maanta Kismaayo dad dhaawac ugu geystay.

 

Kismaayo. Khamiis, 07 Dec 06 Simba Radio

 

Shaqaaqadaan ayaa maanta Barqanimadii waxa ay ka dhacday Xaafada Dalcada ee ee Calanleey Magaalada Kismaayo, iyadoo ay ku dhaawacmeen shan qof oo midi ay haweeneey ay tahay sida ay sheegeen dadka ku dhaqan xaafadaasi.

 

Shaqaaqadaan ayaa ka dambeysay kadib markii ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ay howl-gal balaaran ka sameeyeen xaafadaasi, iyagoo howl-galada wada ay la kulmeen dhagxaan ka dhan ah ciidamada.

 

Ciidamada Maxkamadaha Jubbooyinka ayaa howl-galkooda ku aadaan sidii ay u heli lahaayeen Haweeneey Maxkamada Kismaayo ku xukantay in lasoo dhigo xabsiga.

 

Abshir Jawaareey oo mid ah dadka ku dhaqan Xaafada Dalcada ayaa Idaacada Simba u sheegay in rasaas xoogan ay Ciidamada Maxkmadaha ku fureen kadib markii dadka ay dhagxaan kusoo tureen Ciidamada Maxkamadaha.

 

Taliye K/xigeenka Ciidamada Maxkamadaha Ee Jubbooyinka Axmed Cali Xaraare, ayaa Idaacada Simba u sheegay in rasaasta ay fureen ciidamadooda ay ku dhaawacmeen saddex qof oo kaliy, xalinta shaqaaqadaasina ay ku jiraan qaar kamid ah odoyaasha Xaafada Dalcada.

 

Ugu dambeyntii, Axmed Cali Xaraare ayaa sheegay iney dhinacooda ka xun yihiin, waxii halkaasi ka dhacay isagoo sheegay in arintaasi xalin doonaan.

 

 

 

Simba Media Center , Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Hawlgal balaadhan oo ku raadinayaan Haweenay si Xabsiga loosoo dhigo?

 

so do you think this much(assuming this is true)would have created fuzz as it has according to once again the news just because they wanted to arrest a lady who has commited something not sure of as of yet.

 

The ICU has bigger things to worry about then this,because at least it would have been believable if the report try on something else.

 

As for the ICU,man are these guys ever close to perfection,may God bless them..Amin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

KISMAAYO: Rasaas ay fureen maleeshiyooyinka Maxkamadaha ee Kismaayo oo sababtay dhaawaca 4-ruux

Posted to the Web Dec 07, 14:49

 

Kismaayo (PP) - Ugu yaraan Afar ruux ayaa ku dhintay kaddib markii Malleeshiyo Maxkamadaha ka tirsan ee ku sugan Kismaayo ay weerar ku qaadeen xaafad ka tirsan Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

 

Malleeshiyada Maxkamadaha ee geystay dhaawaca afarta ruux ayaa waxaa la sheegay inay rasaas oodda kaga qaadeen xaafad ka mid ah xaafadaha Magaalada Kismaayo, waxaana la sheegay inay halkaas ku dhaawacmeen 4-taas ruux balse aysan jirin dhimasho halkaas ka dhacday.

 

Sida ilo wareedyo ku sugan Degmada Kismaayo oo ay la xiriirtay Puntlandpost ay u sheegeen Malleeshiyada Maxkamadaha waxay weerarka ku qaadeen nin iyo haweeney ku jira arooska qaybtiisa hore (Maalmaha 7-da ah) waxaana la sheegay in Malleeshiyada uu ku dalbaday inay weeraraan gurigaas nin horay u furay haweeneyda la weeraray xaafadeeda cusub.

 

Haweeneydaan ayaa la sheegay inuu u sheegay Malleeshiyada Maxkamadaha inay u soo qabtaan oo ay xaaskiisa tahay, isla markaana ay doonayso inay anshax xumo sameyso, waxaana la sheegay in rasaasta ay halkaas ka dhacday kaddib markii ay iska madax adkeysay amar lagu siiyay inay raacdo Maxkamadaha.

 

Arrintaan ayaa waxay cabsi weyn ku beertay dadweynaha xaafaddaas la weeraray oo ka tirsan Degmada Kismaayo, waxaana tani ay noqonaysaa dhacdo nooceeda oo kale ah tii ugu horreysay oo ka dhacda Magaalada Kismaayo.

 

Maxkamadaha ayaa dhankooda wax hadal ah ka soo saarin arrintaan ka dhacday Kismaayo waxaana la sheegay inay ku gudo jiraan xallinta arrinta keentay khilaafkaan ay rasaastu ku dhacday maanta.

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cumar   

^lol, after all these months, people are still resenting the ICU occupation. This is the unfortunate result of disrupting the peace of the city.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Their occupation will come to end. This is the first place where the people would unite and start to overthrow occupiers (USC/ICU), and local would unite

Share this post


Link to post
Share on other sites

ICU is in deep something over Kismayo.

ICU could not convince a single Somali why the capture of Kismayo? Its not for lack of trying, but the reason is very sinciter. Kismayo was captured solely for the use of Alqaeda and nobody else.

 

Now ICU cannot withdraw, without Alqaeda overthrowing ICU supremos themselves and taking control under tutelage of some Alqaeda somali shiek true or fake one.

 

The TFG will keep Kismayo on the front burner, and is not going away. Alqaeda has to make a hundred suicide bombs everywhere to overshadow Kismayo issue.

 

This is also a place where blaming ethiopia doesn't work completely. The defence minister stance on this was known, but now he will host Uganda in Gedo and area.

 

Its a catch 22.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I really don't know why Hassan Turki accepted to be underdog while he could be the legitimate ruler of Jubaland. Now they muted him. I feel sorry for him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Suleyman:

^lol, after all these months, people are still resenting the ICU occupation. This is the unfortunate result of disrupting the peace of the city.

what else besides peace did they have,there was no law and order,a warlord was ruling the place,the tribes that lived in the city were divided along clan lines.

 

Kismayo hasn't lost a bit but only upright,they have even further stability as well as law and order in the city not to mention equality amongst the diverse sub tribes and all of those they did not have under warlord col. Barre Hiiraale.

 

wishing a warlord who had no vision was good for the place is insane.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Red Sea where are you up .............. your ucle Omar Arte Qalib foot steps.............

that is not a good thing to support I thought you are much better ............................

People in Kismayu, as well as Brave, Marka are under occupation. Get that my friend

Share this post


Link to post
Share on other sites

It seems like the occupiers of SOL is the children of our beloved president, who knew the president had such servants in his midst.

 

Did anyone volunteer yet to marry a Ethiopian girl?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by mystic:

who knew the president had such servants in his midst.

I for one declare that I am not related to A/Y. but I see as an ally against USC/ICU warmonger. I am not his servent ...... he could be mine. Then I will be his servent too.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He is doing what he was chosen for which is standing up against intruders just like USC/ICU....war of words..........they created allies and he also created allies......isn't that enough................they allied with al-qaeda and he allied with free world...they are uncomparable....murderers with AK47 no one wants them...

Share this post


Link to post
Share on other sites

That is the 'good work' you speak of and pride our president with?

 

You disappointed me.

 

His he drink shaax with the warlords who were kicked out of xamar in Baidoi?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this