Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Col. Deyr and His Crew ----- Back to Buuhoodle

Recommended Posts

{Buuhoodle}31-3-08Taliye kuxigeenkii ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka puntland ahna taliyaha qaybta daraawiishta ee gobolka cayn Col. Deyr xaaji cabdi ayaa Buuhoodle Soo gaadhay .............................

 

Maxaabiistii Deegaanada SSC ka soo jeeday ee dhowaan laga sii daayey xabsiyada ku yaalla magaalooyinka Burco & hargeysa ayaa soo gaadhay deegaanadoodii waxaana soo dhoweeyey boqolaal ruux oo taageerayaashooda ah.

 

sarakiil ay ka mid yihiin Col. Deyr Xaaji cabdi & Maxamed Xiir ayaa qayb ka ah maxaabiista soo gaadhay Buuhoodle iyadoo ay weheliyaan saraakiil kale Askartii la xidhnayd.

 

Col. Deyr xaaji cabdi wali macada inuu dib ugu soonoqonayo jagadiisii uu kahayay puntland iyo inuu dib u fadhiisan doono aagagii uu kalhore kadagaalami jiray balse warar ku dhow dhow ilo madax banaan ayaa sheegaya in korneelku uu haatan shirar isdaba jooga uu kula jiro qaar kamid ah odoyaasha gobolka cayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Originally posted by Fahiye:

Puntlans is dead; there is only a tolnimo is what holds the H people together.

Looks like it. If things proceed this way it will soon be six feet under. Done done.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this