Jacaylbaro Posted May 19, 2007 hahahaha ,,, probably Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted May 19, 2007 colool baa kaasoodacday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 19, 2007 hahahaha ,,,,,,,,,, waa caanaha habeenkii malaa i should hit da gym niyow ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 19, 2007 DABAADEGGII XAFLADDII SANADGUURADII 16aad IYO WACDARIHII FINLAND KA DHACAY Maanta oo ku beegan maalintii Jamhuriyadda Somaliland lasoo noqotay Xornimadeeddii ee Caasimadda Gobolka Togdheer ee Burco lagaga dhawaaqay lasoo noqoshadii xornimadii luntay 1960kii ayaa dadweynaha reer Somaliland ee Finland ku dhaqani caasimadda dalka Finland ku qabteen xaflad lagu xusayo maalintaas. Xafladdan oo ay qabanqaabisay Jaaliyadda Guud ee Somaliland Community of Finland ayaa waxa kasoo qaybgalay dadweyne aad u tiro badan oo isugu jira rag, dumar iyo caruurba. Xafladdan ayaa kuwii hore ee Jaaliyaddu qabanjirtay kaga duwanayd laba arrimood oo kala ah: Tartan-aqooneed ku saabsan taariikhda Somaliland oo caruurta loo qabtay iyo tartan culus oo lagu tartamayey ciyaaraha gobollada Somaliland iyada oo halkaa lagu soo bandhigay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ee gobolada kala duwan ee Somaliland min Ceerigaabo ilaa Saykac. Xafladdan oo si aad u saraysa loo soo abaabulay waxa aayado Quraana ku furay Maxamed Cawl Caabi kedibna waxa si qotodheer oo qiiro leh oo xamaasadi ka muuqato taariikhsa Somaliland uga waramay Xaji Cabdi Xasan Jaamac. Intaa kedib waxa horumarka Somaliland samaysay intii ay jirtay si cilmiyaysan oo taako-taako ah uga hadlay Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Somaliland Mudane Fowsi Cabdi Muxumed iyo Enjineer Maxamed Gaas. Intaa kedibna Marwo Ifraax Soofe ayaa si tifatiran u qaadqaaday kaalinta dumarka reer Somaliland ka galeen horumarka Somaliland iyada oo xustay in ay dumarku mudan yihiin in laga abaalmariyo dedaalkooda. Dhinaca madadaalada oo aan yar iyo weyn loo kala hadhin waxa hagayey fannaanka caanka ah ee Xuseen Belel iyada oo ay halkaa wacdarro dhigeen kooxda hiddaya iyo dhaqanka oo madasha isku laba rogay rag iyo dumarba. Waxa xusid gaara mudan in tartan qadhaadh oo ciyaaraha gobollada ku saabsan lasoo bandhigay. Waxa xusid mudan in tartan-aqooneedkii caruurta aad loola dhacay sida caruur yaryar oo wadankan ku dhashay Somaliland wax badan ka ogyihiin. Waxa la yaab noqotay in caruur da'doodu aanay ka badnayn 8 jir garteen magaca Madaxweynaha JSL oo sadexan. Ugu dambayntii waxa aan dhammaan dadka reer Somaliland meel kasta oo ay dunida ka joogaan u diraynaa Hambalyo aannu ka sidno reer Finland annaga oo leh KU WAARA NABAD, KU WAARA BARWAAQO, HORUMAR IYO XORRIYAD. Guddiga Jaaliyadda Guud ee Somaliland Community of Finland guul iyo gobo nimo qarannews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 19, 2007 Sijui Somalilanders Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 19, 2007 loooooool ,, i was about to post this too Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 19, 2007 ^^I beat you to it, ehehe. I used to be good at this, you know. Very talented and artistic our sijui landers are. Look at the styles of the outfit them girls are wearing. The best I've seen so far. more pics Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 19, 2007 Walaahi is the best ,,,,,,,,, didn't seen even inside somaliland dressing like this so far. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SomaliThinker Posted May 19, 2007 I had great time yesterday the ladies were hottt lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 19, 2007 looooooooooooool@hot ,,,,,,,,, So how do u feel now , ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites