Sign in to follow this  
me

Ciidamada Itoobiya oo xasuuq ku haya maxaabiista ay qabtaan

Recommended Posts

me   

Ciidamada Itoobiya oo xasuuq ku haya maxaabiista ay qabtaan

 

News (Bandiiralay}26.12-06 Sida ay xaqiijinayaan war war lagu kalsoon yahay oo ka imanya aaga hore ee dagaalka ayaa waxay sheegayaan in dhamaaan maxaabiista laga qabto Maxaakiimta Islaamka isla markiiba la khaarajiyo, dhawacana la dhamaystiro

 

Arintan ayaa waxaa aad uga cadhooday askarta Puntland ee ka qayb qaadanaya dagaalka lagula jiro waxaana la soo sheegayaa in dhowr goor fara saar ka dhacay arintaas lagula kacay maxaabiista iyadoo ka baxsan sharciga caalamiga ah ee xuquuqul isnaanka .

 

Ciidamada Itoobiya ayaa ku adacooday inay u yimaadeen wadanka inay ka taqalsuaan dhamaan astaamaha Islaamka oo ay ugu horayso wadaadada, Malcaamadaha iyo xataa in la go’odoomiyo dacwada Al-Towxiid taasna ay muwaafaq ku yihiin Mudane C/laahi yuusuf Axmed.

 

Isku soo wada duuboo manta waxaa muuqata in ciidmada Itoobiya ay qarka u saran yihiin qabsashada Soomaliya iyagoo adeegsanaya dad Soomaali ah ayna ka go’antahay in wadanka lagu soo cesho dagaal ooogayaashii Maxed Dheere, Bashiir Raage, Muuse Suudi iwm si ayna Soomaliya weligeed u deign oo ay ugu jirto qalalaase siyaasadeed.

 

Widh Widh Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

The Ethiopians are killing prisoners, they are executing unarmed men. Even the TFG soldiers are against this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this