Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Amxaarwade

Recommended Posts

Guddoomiyaha Maxkamadda Islaamiga Albayaan Maxamed Ibraahim Bilaal ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed in ay u dirtay Degmada Diinsoor Ciidamo Itoobiyaan ah oo uu la socdo Wasiirka Tacliinta sare ee Dowladda Federaalka Xuseen Maxamuud Shiikh Xuseen, wuxuuna ugu baaqay Maxamed Ibraahim Bilaal in aysan Dowladda Federaalka dhibaato u horseedin dadka reer Diinsoor oo haatan nabadgelyo heysta, inkastoo dowladda Federaalka ay beenineyso in ay ciidamo u dirtay Degmadaas.

Hiiraan.com

____________________

 

 

2.jpg

 

I thought Xuseen Max'uud Sh. Xuseen was a sensible, educated man, especially considering his uncle, the former long-time health minister in the former regime. To lead Amxaaro/Tigreey to his deeggaan, even if it is occupied, it is sad. He could have gone with his own Soomaali clan troops to liberate, if he wanted.

 

Illeen qabiilnimo Soomaalinimo waa ka weyntahay sometimes. Sad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waa yaab haddii arrintani jirto. Waxaa la arki jirey wasiir tacliin keena amaba ummadda ugu deeqa qalab ay ka mid yihiin buugaag iyo qaalimaan...haddase waxaa la hayaa kuwo wata qoryo iyo gumeysi...waa adduunyo gaddoon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this