Sign in to follow this  
Haddad

American Injustice

Recommended Posts

Haddad   

main-900885-548845.jpg2663205_200X150.jpg

Junior Allen

 

He stole a 19-inch black-and-white TV worth $140 in 1970. He was sentenced to life in prison. He saw murderers and rapists get out of jail before he did. After 33 years behind bars, he's being paroled.

 

Source<>Paroled

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haddad   

Originally posted by Xoogsade:

And he looks muslim by faith. Is he?

He looks like one, but I don't know if he's. It's possible he's a Muslim, given many African-Americans in prison become Muslim. Good observation.

 

There's 14 pages of heated comments at the site's forum.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

What an utter waste it would had been if he sat there for over thirty years without faith!! Even with faith, such cruel and unusual punishment takes its psychological toll. Kuwaan ilaahey gacanta nooma geliyo. I do pray that I don't go to an American jail. That frightens me saxib. They have no sense of what justice means. It is either over-punishment or under-punishment for selected lucky depending on skin colour. You can as well imagine how people become animals in prison doing to each other abominable acts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

is amezing how we feel about the injustice of african americans But our own somalis we don't care what hapen to them spcial the 6 men be headed ilaaheey janadii ha kawaraabiyo

 

 

Guri kale intaada fiirin wa in aad fiirisaa gurigaaga siduu u eg yahay. :mad:

 

 

Dil fool xun oo loogaystay gabar soomaaliyeed magaalada sanca ee dalka yemen

 

 

Yemen ,May - 18, 2005 - Allsomali.com

 

Magaalada Sanca ee wadanka yemen ayaa wararka ka imanayo ayaa sheegayaan in ay ciidamada booliska dalkaasi yemen ay dileen haweenay soomaaliyeed iyagoo u isticmaalay dilkeeda kurunto sida la soo sheegayo.

 

Haweenaydaan ay dileen ciidanka yemen ayaa waxaa lagu magacaabaa Marxuumad Xaliimo Cabdi waxaana ay markaasi ay damiinatay sida la sheegay haweenay shaqaala ah oo ay isku reer ahaayeen si ay ugu shaqayso guri kala oo lahaayeen reero carbeed waxaana haweenaydii la damiintay ay ka qaatadatay gurigii ay ka shaqaynaysay dahab ka dibna ay iska dhuumatay sida la sheegay .

 

Reerkii carbeed ee yamanta ahaa ayaa waxay soo dacweeyeen haweenaydii damiinatay tan wax ka xatay iyagoo ku soo dawceeyay ciidanka booliska ee aagaasi waxaana ka dib markii ay haweenyadii sheegi wayday tii ay damiinatay ay ciidanku isla markiiba ay ku dileen haweenaydaasi lagu magacaabi jiray xialiimo cabdi iyagoo u isticmaalay dilkeed koronta ama electaric ka dibna ay dhimatayba.

 

Ciidanka booliska mid ka mid ah ayaa sheegay in dileen haweenaydaan ka dib markii laga ag helay gurigiida buursadii dahabku ku jiray sida ay sheegeen taasi oo cadeaynaysa in ay lug ku leedahay falkaasi balse ayda ayaa sheegtay in aysan wax lag ah ku lahayn falkaasi xaditaanka ah inta aan la dilin.

 

Warar lagu galsoon yahay oo laga halay magaalada sancaa dadka soomaaliyeed ee ku nool ayaa sheegay in hawenaydii dahabka ka soo xatay reerkii laga damiintay ay iyado iminka ku sugan tahay magaalada xamar xalkaasi uu ay u soo baxsatay sida ay sheegeen waxaana dadka ay intaasi ku dareen in haweenaydaan la dilay ala ha u naxariistee ay qarabadeedii qaar ka mid ah ay xirteen ciidanka policeka wadanka yaman.

 

Dalkaan ayaa ku soo beegmay xili oo Madax waynaha yemen cali cadala saalax uu sheegay in ay la dagaalami doonaan sida uu sheegay oo ay layndoonaan cid kasta oo soomaali ah lagu soo dhaceeyo arimo burcad nimo ah ama tuuganimo ah iyadoo bilihii aan soo dhaafmay lagu dilay wadanka xadka la leh yemen ee saudi arabia 6 dhalin yaro soomaaliyeed ka dib markii lagu soo oogay dacad ah in ay dhac gaysteen sida la sheegay ka dibna ay dawlada sucuudiga ay surka ka wada jartay ragaasi dhalin yarada soomalida ahayd

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haddad   

Originally posted by wiil_duco:

is amezing how we feel about the injustice of african americans

There's only one poster who commented about the topic, so the term we doesn't apply, yet. It's too early to use we.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this