Sign in to follow this  
Alle-ubaahne

The Official Jihaad Against Ethiopia to Conduct This Week!

Recommended Posts

The Khartoum conferrence has failed. Ethiopia is there inside our Islamic territory of Somalia and the ISLAMIC COURTS OF SOMALIA are staging their strongest attack against Allah's enemy.

 

Before the end of this week, insha-Allah, we will hear from our Mujaahideen reporting inside Ethiopia and making our people victorious in their quest to establish Islam on the land of Allah.

 

Allah Akbar!

 

May Allah make them victorious over the weak Ethiopians, Aameen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Onkod News, Novembe-01-2006Wararka ka imaanaya magaalada khartoum ee dalka Sudan ayaa sheegaya in uu bur buray dhamaan shirkii ka socday magaalada khartuum iyadoo saacadha soo socad la filayo in ay Wafdiga Golaha Maxaakiimta islaamka ay u soodhaqaajiyaan Caasimada Soomaliya

 

 

Wariye Madax banaan oo la yiraahdo Cabdi raxmaan sheekh ayaa u sheegay Shabakada Onkod News in uu bur buray shirkii oo halkaasi lagu arkayay labada qolo oo mid walba midka kale ku eedeenayo in uu bur buriyay shirka waxaana laga yaaba ain saacadaha soo socada ay u soo dhaqaajiyaan qola walba meeshii ay markii hore ka soo duuleen

 

Warar madax banaan aya sheegaya in laga yaabo in 15 Bisha soo socota la is kugu soo laabto shir kale inkastoo ay Qolooyinka Dowlada KMG ay is ka diideen in ay wax jawaab ah ay ka bixiyaan in ay soo laabanayan iyo in kale inkastoo qolada kale ee Maxaakiimta Islaamka ay sheegeen in ay ka soo qayb galayaan shirka kale

 

Maxamad Cabdi Afeey oo ah safiirka Kenya u qaabilsan dalka Kenya oo aanu wax ka waydiinay Bur burka ku yimid shirka ayaa noo sheegay in uu aad uuga xun yahay in labada dhincba aysan rabin in ay wada hadlaan oo ay gaaraan heshiis dhab ah wax uuna niyad xumo ka muujiyay hakadka ku yimid shirka

 

Afeey oo isagu u matalayay shirka Dowlada Kenya ayaa sheegaya hada ka hor in talaabo laga qaadayo qoladii ku xad gudubta shirka loo balan sanyahay inkastoo markii danbe ay Golaha Maxaakiimta islaamka ee Soomaliyeed ay diidmo kala hor imaadeen in shirka laga soo qayb galiyo Dowlada Kenya ama Maamul Goboleedka IGAD

 

Wakaaladaha wararka ee Caalamka ayaa maanta qoraya in hadii uu bur buro shirka Magaalada khartuum uu Dagaal qaraar uu dhex mari doono Laba dhinac oo qolo walba ay qolada kale ku eedeenayso in ay ayagu aysan rabin in uu la heshiiyo waxaana muuqata in Maalmaha soo socda in dagaal qaraar uu ka dhici doono goobaha ay is ku hor fadhiyaan labada dhinac.

 

www.onkod.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this