Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

Somalia’s Interior, Foreign Minister denies on mosque massacre

Recommended Posts

Abtigiis   

Koora

 

Do you think the somali's in Addis are treated better than those in Nairobi? you buy that myth? In Nairobi, a corrupt police robbs somali's here and there. In Addis, that hasn't beeen the case. But talk of hate, and it is in Addis. If only you knew what they think of you-as a somali?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda FKMG ah Jenaral Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa xoojiyey hadaladii Qaar ka tirsan masuuliyiinta dowlada kasoo yeeray islamrkaana sheegay in dadka masaajidada lagiu leeyey ay yihiin wax la buun buuniyey .

 

Cabdi xasan cawaale qaybdiid ayaa sheegay inay baaritaano sameeyeen islamrkaana aysan jirin Wax Dad ah Oo Lagu xasuuqay Deegaanka Waxara Cade iyadoo uu ku sheegay hadalkaasi xasuuqa ah inay dad dano gaar ah ay buun buuniyeen ee aysan waxba ka jirin.

 

Qaybdiid oo hadalkiisi sii wata ayaa xusay In Deegaanadaasi ay Ku Dhinteen Dad Yar oo dagaal kula jiray ciidamada dowlada iyo kuwa amniga ethiopia oo iyagu wax soo weeraray isagoo gaashaanka ku dhuftay inaysan wax xasuuq oo ay gaysteen uusan jirin ciidamada isku jirka ah ee dowlada iyo Ethiopia .

 

Maalmihii nasoo dhaafay ee asbuucan Horaantiisii ayaa dagaaladii ka dhacay deegaanada suuqa xoolaha iyo waxara cadde ayaa ahaa ku gaystay dhimashada inta la og yahay 82-qofood oo rayid ah oo ay ku jiraan culimo udiin kamid ahaa jameecada tabliiqa oo loogu galay masjidkii ay ku Cibaadaysanayeen iyagoon wax dagaal ah ka qayb qaadan islamarkaana ay qaar ka tirsan masuuliyiinta dowlada KMG ah ay indhaha ka daboolanayaan xasuuqa baahsan ee ay ciidamada ethiopia gaysteen .

 

Maaha markii ugu horaysay ee ciidamada Ethiopia xasuuq noocan oo kala ah ay u gaystaan dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan islamrkaana ugu gala goobaha masjidada iyo xaafadaha ay u ku nool yihiin kal hore ayay ahayd markii suuqa xamar jadiid ay ciidamada ethiopia ku gowraceen 23-qofood oo rayid ah oo ay ugu soo galeen guryahooda .

 

 

 

Afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaada cayda joojiya.

 

 

JB, There is no one trace of a evidence that substantiates the veracity of such an accusation spread out by several media and the PR of those opposed to the TFG. Even a couple of pictures showing or indicating signs of throats slit would suffice i. The lack of such evidence bears testimony to the official statements released by several ministeries .

 

All that, the mouthpiece of the Al-Shayadin group, Shabelle, produced was the pic of one injured man with some articles of cloth wrapped around his neck.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this