Sign in to follow this  
Liibaan

Red Cross reports many dead in Somalia

Recommended Posts

Ninkaan la baxay Garaad, garaadnimo iyo wax kale ee kaa tahay ma'ogi, laakiin aad iyo aad ayaan ugu xumahay inaad meyd Soomaaliyeed keentid golahaan, oo Amxaarka/Tigreey isku sheega inta ku jiro kugu sacabtumo, afkiis ku leerinaayo faraxsanaan daradeed, kuwii kalena Soomaali isku sheegaaye iyagoo minankooda Galbeedka ku daacsanaayo ugu wacaan "baqti."

 

Waa unfortunate iyo wax ka xun

 

Qof meyd Soomaaliyeed sawirkiis meeshaan waa ka mamnuuc, qoloduu doono ha u dagaalamee qofka. Inaad kusoo celcelisid sawiradaas maanta dhan waa ayaandaro kasii foolxun taas. Eebbahaaga iyo Rabigaaga ka baq, ixtiraan meydka Soomaaliyeed oo Muslimka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

MMA,

 

Waxbaa la hubsadaa, inta aadan dadka aflagaadeen

 

Horta waxaan ka aad baan uga xumahay hadii aad ka xumaatay sawika, lakiin hadii ee daacad kaa tahay inaad wax i wiidiiso ayeey aheed

 

sawikan saxaafada caalamka oo dhan buu ku jiraan, anuu wax aan sameeyey ama soo qaaday maaha,

 

Its available in AP news, google, Yahoo news etc

 

 

Amxaaro ama tigray wax ee isku sheegaan ama ka maadeestaan hadin, xabashi bari hore ayeey duleesatay soomaali ama ha ahaadaan somaliland, puntland,tfgetc

 

sawir qof dhintay wax weyn maaha, ee waaqica maanta ka jira soomaliya waaba dhaafay wax laga xumaaaday, somaliya waxey jootaa meel laga laga muraala dilaaco

Share this post


Link to post
Share on other sites

Macalinka, it isn't about dadka sawirka soo saaray, it is just against the rules meyd Soomaaliyeed sawiradiis si baqti camal loo soo bandhigo, ee marka adigoo raali ah ha keenin meeshaan. It was never allowed, not today or yesterday, for it was deleted before.

 

Link hadaa rabtid, laakiin ha keenin inta the pictures themselves. It is demeaning to meydka, regardless which ugly side he fought for. Hal meydna ma aadan keenin, shan jeer ayaa ku celcelisay as though qof ku faraxsan in uu arko meydadkaas. Ogow walaalahaa waaye, regardless whether Associated Press, Reuters ama AFP soo daabacaan.

 

Sawir qof dhintay wax weyn ma'aha, but sawir qof dagaal ku geeriyooday sidii baqti camal loo soo bandhigay asagoo qaawan is wax weyn. Let's just respect meydadka, Garaadoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

MMA,

 

Ninyahow raali baad noqonasaa,

 

You want to make issue where there is no issue

 

You always delete whatever pleases you, and it’s not the first time, so wats the problem

 

I was just presenting the ugly side of this war between C/yusuf/Ethiopians in one side and indhamadoobe/Eriteria on the other side

 

 

I didn’t protested about the fact that deleted my post, therefore I didn’t understand why your dispute,anuu wali maba fahmin waxa aad buuqa uga sameenasid ama uga dhigasid in aan kas xumaan u rabay

 

 

My intention wasn’t to disrespect anyone, sabab aan ugu farxo qof miskiina inuu dhintu ma majirtu, taa Illaahayga weyn bey gacantiisa ku jirtaa, qof ku harayana maba jiro

 

Waxaan ku sheeqay waan ka xumahay, markaa ma fahmin waxa aad ii leedahay waad ku faraxday

 

Garaaku kuuma heystu sababta aad u masaxday,

 

Malaa propaganda wadaa, and just want to defame Garaadka

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Garaad and Red Sea,

 

Illaahay haa u naxariistu wixii dhintay inta noolna ha toosiyo

 

Illaah baa og dhinaca uu ahaa qofkan muslimka ah ee dhintay

 

 

Dhaniyaradan hada ku dhimatay dagaalkan waxba kama duwana kumaakunkii ku dhintay dagaaladii Somalia ka biloobmay 1980s iyo wixii ka danbeeyey

 

 

Its not appropriate to call names the dead, camal kiisi waa xidhmay, rabi baanu udeenanaa xisaabta

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this