Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Gen Darwish head of NSS interview

Recommended Posts

Che-Guavara there you go again claiming to be something you are not, lol, how desperate can one get. My man[Gen Darwish] is a hero to the whole Somali state, let alone to the clan.

 

Do stop the pretences Mr Burtinle, we know who you are ina distant Adeer. :D

 

MMA adeer have you any news about Sharif Xasan? Its 2008 have not heard anything from the man and his little group :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Che, adeer you need to get balls and just admit what you are and why it somehow leads you to hate a whole clan.

 

Also calling for the murder of Gen Darwish, the destruction of Puntland and wishing for war in those parts further highlights your deep hate, but what can you do? Nothing

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

So Duke if he is Puntlander why are you so concern of which sub clan he hails from. Oh I see, it's really important to you isn't it.

 

che,

 

nothing intended.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

^^^^^

 

Red Sea

 

bro, i thought you would have realised by now that is everything is decided on a clan basis by Dukey! i mean how else can you explain such non-sensical support for A.Yusuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Ok two secessionists who's whole notion of nation is based on their clan are lecturing me?

 

As for Red Sea point, my brother Che and I are having a discourse, if we need your input one of us would invite you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Darwiish oo Beeniyay in Khilaaf u dhaxeeyo isaga Iyo Maxamed dheere.

 

Muqdisho,(WNT):-Madaxa Ciidamada nabad sugida Qaranka ee dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed warsame darwiish ayaa shaaca ka qaaday in aysan jirin khilaaf ah oo u dhaxeeya isaga iyo Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Dheere isla markaana wararkaasi ay yihiin warar been abuur ah.

Darwiish ayaa intaasi ku daray in Maxamed dheere uu yahay shaqsiga kaliya oo ay isaga dhaw yihiin dowlada isla markaana aysan jirin wax khilaaf ah oo soo dhex galay tan iyo markii ay isla shaqo bilaabeen.

 

"runtii hadaladaasi ay baahiyeen warbaahinta gaar ahaan Website-yada waa kuwo been abuur ah oo la doonayo in lagu kala dhantaalo dowlada Maxamed-na waa ninka kaliya ee aan isaga dhaw nahay dowlada"ayuu yiri Maxamed warsame darwiish.

 

Dariish ayaa sidoo kale ka hadlay laaluush la sheegay in saraakiisha Ciidamada nabad sugida ka qaataan ehelda dadka dowlada u xiran kaasi oo ah mid xad dhaaf ah isaga oo taasina ku sheegay been abuur isaguna ay arintaasi soo gaartay markii uu baaritaan ku sameeyayna uu ogaaday in labo ka tirsan saraakiishiisa qaataan lacagaasi taasina ay keentay in ay shaqadooda ku waayaan.

 

Isaga oo hadalkiisa sii wata ayaa ugu baaqay shacabka soomaaliyeed in hadii ay la kulmaan arimahaasi oo kale ku soo wargaliyaan isaga si uu talaabo uga qaado isaga oo taasina ku tilmaamay waxyaabo aan loo dul qaadan doonin.

 

Mar uu ka hadlayay xaalada nabad galyo ee Magaalada Muqdisho waxaa uu shaaciyay in 16-ka degmo ee uu ka kooban yahay Gobolka banaadir 13-ka mid ah ay nabadi ka jirto 3-da kalena uu sheegay in mar mar ka dhacaan shaqaaqooyin ay wadan kooxaha uu ugu yeeray nabad diidka isla markaana taasina la soo afjari doono waa sida uu hadalka u dhigaye.

 

Hadalkani ka soo baxay Darwiish ayaa imaataya xili Maalmihii la soo dhaafay la hadal hayay in khilaaf xoogani oo dhinaca awooda Maamulka Gobolka u dhaxeeyay Isaga iyo Gudoomiye Maxamed dheere taasina ay keentay in nin walbaa iskii u qabto shaqadii ay dowlada u dhiibtay,waxana taasi dhinac socday eedeyn ka soo baxaysay dadka ku dhaqan Muqdisho ee ah in hadii qof laga xiro lacago badan ka qaataan saraakiisha nabad sugida si loogu sii daayo.

 

C/kariin Xuseen Guutaale.

 

Xafiiska Wararka Waayaha.net,Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this