Sign in to follow this  
Liqaye

Welcome to Jowhar

Recommended Posts

Liqaye   

Maye.gif

 

Sida ay saaka baahisay Idaacadda Horn Afrik Wasiirka deegaanka & ka hor taga aafooyinka Max’ed Cusmaan Maye oo ka mid ahaa wasiirada sida weyn u taageersanaa madaxweyne C/llaahi Yuusuf & ra’isul wasaare Geeddi, horayna u sheegay in uu Muqdisho tegayo marka ay tagaan madaxweynaha & ra’isul wasaaraha ayey sheegtay Idaacadu in uu soo gaaray Muqdisho.

 

Maye ayaa sheegay in uu Jowhar lug kaga soo baxsaday, wuxuuna sheegay in magaaladaasi ay ka jirto caburin xoogan, isla markaana aysan xubnaha labada gole ee ku sugan Jowhar aysan xor u aheyn howlahooda, wuxuuna tilmaamay in taasi ay keentay inuu ka soo baxsado magaaladaasi oo uu sheegay in uu ka soo guureeyey.

 

 

Wasiirka deegaanka ayaa ka mid ah wasiirada deegaanka ku leh Muqdisho, wuxuuna horay u deganaa degmada X/jajab, waana mas’uulkii ugu horreeyey ee ka soo baxsada xubnaha labada gole ee taageersan madaxweyne C/llaahi Yuusuf & Geeddi.

 

Dhinaca kale, xildhibaan Cali baashi Xaaji Max’uud oo xulufo la ahaa xubnaha labada gole ee Muqdisho ku sugan ayaa Kismaayo ka sheegay in uu ka go’ay garabka ay ku jiraan hogaamiyeyaasha hubeysan uuna taageersan yahay madaxweynaha & ra’isul wasaaraha, wuxuuna Muqdisho ku tilmaamay meel aan ammaan aheyn oo ay ka taliyaan hogaamiyeyaal hubeysan oo aan dooneyn in ay dowladdu shaqeyso.

 

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan Dayniile,Muqdisho

cabdishakuur48@hotmail.com

 

Everything is going fine.

Believe me. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

Originally posted by LIQAYE:

Everything is going fine.

Believe me.
;)

lo000000000000000000000000ol !!

Ofcourse everything is going FINE ;)

 

  • The president is in the country now ( Bosasso).
  • All the States of the federal are in place
  • The president is comming very close to Mogadishu(jowhar)
  • No more wars are taking place in the country.
  • No more arms are getting into the country now.
  • The TFG is deeply UNITED.
  • Last but not least , The country is much stable n harmonious than it was b4 the Nairobi peace confrence .
:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Yep maybe tahst far feched but what about the oppistion. They are still looking to hold a parlimenetery session in Xamar.

Still looking to remove the roadblocks they moved yesterday. They have failed to open the port yet they want to fight Ethiopia, Italy and Yemen at the same time.

 

They have lost Kismayu and gained Morgan on his own. They are in cloud cucko land and soon will be confronted by the very people who they hide behind. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^^^^What opposition? Some of us can't distinguish the TfG government from the opposition, can you help Mr Duke Smith? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Muqdisho: Maxamed Cismaan Maye: “Jowhar Waa Xarunta Kmg Ah Ee Dowladda, Waxaanse La Yaabay Markii Warbaahintu Sheegtay Inaan Kasoo Fakadayâ€

- Tuesday, July 05, 2005 at 22:22

 

Muqdisho (AllPuntland)- Wasiirka Deegaanka iyo Maareynta Aafooyinka Dowladda Federaalka KMG ah Mudane Maxamed Cismaan Maye ayaa been aan sal iyo raad toona laheyn ku tilmaamay war ay sii deysay Idaacadda HornAfrik oo sheegtay in wasiirku kasoo baxsaday magaalada Jowhar uuna socod dhulka ah ku yimid magaalada Muqdisho laguna soo dhoweeyay Hotel Saxafi.

 

 

 

“Jowhar waa xarunta Dowladda KMG ah ee iminka ku sugan tahay, waana xarunteydii waxaanse la yaabay markii aan mid ka mid ah idaacaddaha ka maqlay inaan kasoo fakaday†ayuu yiri Wasiirka oo hotelka Ramadaan ugu waramayey Warbaahinta, isagoo sheegay inuu Muqdishi u yimid howlo nabadeyn ah uuna la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka isla markaana la magacaabay Guddi dhexdhexaadin sameeya oo ka kooban labada gole.

 

 

 

Mudane Maxamed Cismaan Maye ayaa ugu baaqay Warbaahinta iney ka shaqeyso isu keenida iyo isu soo dhoweynta dowladda iyo dadweynaha halka ay qaarkood uu sheegay iney sii kala fogeynayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Apparently Maye feels that the description of his stay and escape could have been more decorous.

Escape from Jowhar.

Starring a rather rotund, retarded maye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

Even when you have been found out, you have the audacity to make further silly comments like that...

The whole story was a Dayniile.com fabrication, but alas you believed it and pasted it here.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

My boy CeelBuur, welcome back. We missed ya here na'mean. Too bad posting false news is how ya make your first debut back from daniile na'mean.

 

 

Wasiirka bii’ada & ka hor-taga Aafooyinka oo beeniyey in uu ku soo biiray xubnaha labadaa gole ee Muqdisho

 

Wasiirka bii’ada & ka hortaga aafooyinka ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Maye oo maalintii dorraad soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa been aan sal iyo raad laheyn ku tilmaamay warar ay faafiyeen qaar ka tirsan warbaahinta oo sheegayey in uu ku soo biiray xubnaha labada gole ee Muqdisho ku sugan, uuna ka soo baxsaday magaalada Jowhar oo uu horey ugu sugnaa. Maxamed Cusmaan Maye waxa kaloo uu intaasi ku daray in safarka uu ku yimid magaalada Muqdisho uu la xiriiro howlo isaga u gaar ah, isagoo idaacadaha warkaasi faafiyeyna uga digay in aysan ummadda u gudbin warar xaqiiqda ka fog, wuxuuna xusay in marka uu dhammeysto safarka uu ku joogo Xamar uu dib ugu laaban doono magaaladaa Jowhar oo ah farriisinka ku meel gaarka ah u ah xubnaha labada gole dowladda ee halkaa ku sugan.

 

Hadalka Maye ayaa ka dambeeyey warar ay sii daayeen qaar ka tirsan warbaahinta Muqdisho oo lagu sheegay in Maxamed Cusman Maye uu ka soo baxsaday magaalada Jowhar, isla markaana uu ku tilmamay xildhibaanada weli halkaasi ku sugan in lagu hayo dhibaatooyin kala duwan.

 

http://www.qaranimo.com

Waxaa diyaariyey

Cabdishakuur Cilmi Xasan

cabdishakuurx48@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

^^^^

Dont invest so musch of your psyche into the net to the extent that you can actually miss an internet entity. it is the 2000's but c'mon. na'mean.

 

C'mon smith you know how prikly somalis are, the only thing that bothered our boy Maye is the graphic presentation of his escape from alcratraz, only being fat and rotund it did not highlight him as the action hero somalis all think they are aint that so GENERAL. :rolleyes:

.

That my story and I am stickin to it. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ How can you stick to falsehood? Anyhow its good that those gainst the government are starting to belive their own lies. Thats a sure sign of their demise...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this