Sign in to follow this  
Gabbal

Mostly women, among them Barre Hiiraale's wife, arrested for attacks within Kismaayo.

Recommended Posts

Gabbal   

Israsaaseyn xoogan oo xalay ka dhacday magaalada Kismaayo

 

 

Kismaayo 14, Oct.06 ( Sh.M.Network) 3 ruux ayaa ku dhaawacantay israsaaseyn xalay ka dhacday xeradii warshadii hilibka ee Kismaayo, iyadoo labo ka mid ah dadka dhaawaca soo gaaray ay ka mid yihiin ciidamada maxkamadaha, ka dib markii lagu weeraray fariisimahooda.

 

Kooxo hubeysay ayaa abaarihii xalay 12 kii saqdii dhexe tacashiirado ku furey xerda warshadii Hilibka oo iminka fariisin u ah ciidamada amaanka magaalada Kismaayo, iyadoo israsaaseyntaasi oo socotay muddo 30 daqiiqadood ah ay ku dhaawacmeen 3 ruux oo labo ka mid ah ay ay yihiin ciidamada maxaakiimta halka kuwii kalena hal ruux uu ka dhaawacmay, lamana garanayo halkii ay u baxdsadeen.

 

Sarkaalka xagga amaanka u qaabilsan ciidamada maxkamadaha ee gobolada Jubooyinka C/laahi Axmed Warsame ayaa shabelle u sheegay in weerar lagu soo qaaday fariisin ay joogaan ciidamada maxkamadaha islaamka, isagoo sheegay in ay iska difaaceen isla markaana ay baacsadeen.

 

Waxa uu sheegay in ciidamada amaanka ay ku raadjoogaan kooxahaasi, ayna gacanta ku soo dhigi doonaan kuwii falkaasi geeystay.

 

Waa iska horimaadkii ugu horeeyay oo ceenkaan ah oo ka dhaca magaalada Kismaayo tan iyo markii ay gacanta ku dhigeen magaaladaasi.

 

 

 

 

 

farxaan Lafoole

 

Shabelle Media Network J/hoose

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Maxkamadaha islaamka oo gacanta ku dhigay dad badan oo ay ku jirto xaaskii Barre Hiiraale

 

 

Kismaayo 14, Oct.06 ( Sh.M.Network) Ciidamada maxkamadaha Kismaayo ayaa howl-gal ay sameeyeen waxa ay ku soo qabqabteen dad u badan haween oo ay ku jirto xaaskii Barre hiiraale, laguna eedeynayo in ay ku lug lahaayeen weerarkii xalay ciidamada maxkamadaha loogu geeystay Kismaayo.

 

Sida shabelle ay ka soo xigatay ilo xog ogaal ah ayaa waxa ay tilmaamayaan in dad badan maanta ay gacanta ku soo dhigeen ciidamada maxkamadaha islaamka iyo waliba labo gaari oo nuucoodu yahay Cabdi Bilayaasha Somalida ay saarato qoryaha lidka diyaaradaha.

 

Inkastoo si rasmi ah aan loo shaacin tirada dadka loo qabqabtay falkii xalay ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa hadana wararku waxa ay sheegayaan in dadka lq abtay ay ka mid tahay xaaskii Barre Hiiraale.

 

Dadkaan ayaa waxaa la tilmaamay in xabsiga magaalada Kismaayo loo dhaadhiciyay, iyadoo maalinta berri ah la soo taagayo Maxkamad sida uu shaaciyay sarkaal ka tirsan ciidamada Maxkamadaha oo ka gaabsaday magaciisa.

 

Arintaan ayaa ku soo beegmatay xilli xalay kooxo hubeysan ay weerar ku soo qaadeen xarunta Ex-warshadii hore ee hilibka oo ay ku jireen ciidamo ka tirsan maxkamadaha islaamka Somalia, iyadoo halkaasi istacshiiradeyn ka dhacday ay ku dhaawacmeen 3 ruux oo labo ka mid ah ay ahaayeen ciidamada maxkamaha, halka kan kalena uu ka mid ahaa ciidamadii duulaanka soo qaaday

 

 

 

Shabelle Media Network J/hoose

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Iska horimaad xalay ka dhacay Ex-warshadii Hilibka Kismaayo

 

Waxaa xalay ka dhacay Ex-warshadii hilibka ee Kismaayo iska horimaad u dhexeeyey maleeshiyooyin la tilmaamay iney taageersan yihiin guddoomiyihii Isbaheysiga burburay ee dooxada Jubba Barre Aadan Shire (Hiiraale) iyo ciidamada maxkamadaha ee ku sugan magaalada Kismaayo oo farriisinkoodu yahay warshada hilibka, waxaana iska horimaadkaasi oo sababay dhaawaca ilaa 3 ruux oo labada dhinac ah ayaa yimid ka diob markii maleeshiyooyinka Barre Hiiraale taageersan ay si gaadmo ah u soo weerareen ciidamo ka tirsan kuwa maxaakiimta oo ku xareysnaa warshadaasi.

 

U qeybsanaha dhinaca ammaanka maxkamadaha ee gobolada Jubooyinka C/llaahi Axmed Warsame ayaa sheegay in 12:00 saqda dhexe ee habeenimo lagu soo weeraray warshada hilibka ciidamada maxaakiimta, ayna iska caabiyeen weerarkaasi, isagoo xusay in dhinacooda ay soo gaartay 2 qof oo dhaawac ah, halka maleeshjiyada weerarka geysatayna 1 qof oo dhaawac oo uu tilmamay iney la baxsadeen, isagoo intaa ku daray in ciidamada maxkamadaha ee magaaladaasi ku sugan ay howlgal lagu baacsanayo ka sameyn doonaan guryaha magaaladaasi.

 

News Update in English www.dayniileone.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Xaaskii Barre Hiiraale Oo Xalay Koox Dabley Ah Gurigeedii Kale Baxeen

Oct 14,2006

by Kismaayo-GEDONN

 

bnews.gif

 

 

Maleeshiyo taabacsan Xasan-Turki iyo Axmed Madoobe oo labadaba ka tirsan maleeshiyada maxkamadaha Muqdisho oo ka arrimiya magaalada Kismaayo ayaa xalay si xoog ah kala baxay gurigeedii xaaskii Barre Hiiraale iyo caruurteedii qaar ka mid ah oo ay diiday inay la kale kaxeeyo iyada iyo caruurteeda.

 

Afduubka loo geystay xaaska Barre Hiiraale iyo caruurtiisa ayaa waxaa ka dambeysay kadib markii uu weerar dagaal ah lagu qaaday xeradii warshadii hilibka oo ay ku jireen maleeshiyo dhowaan laga soo aruuriyey magaalooyin ka tirsan gobalka Jubbada Hoose oo la doonayey in lagu biiriyo maleeshiyada maxkamadaha Muqdisho ee ka arrimiya magaalada Kismaayo.

 

Weerarkan lala beegsaday maleeshiyadan lagu soo aruuriyey xarada warshadii hilibka ayaa waxaa ku dhowaacmay seddex ka mid ah maleeshiyadii ku sugnayd warshadda hilibka, iyada oo maleeshiyadii weerarka soo qaaday ay weli ku sugan yihiin goobo ka tirsan magaalada Kismaayo.

 

Xaalada magaalada Kismaayo ayaa aad u kacsan kadib marka dadka shacabka ahaa ee magaalada Kismaayo ay ka xumaadeen sida foosha xun ee maleeshiyada Axmed Madoobe gurigeeda kala baxeen xaaskii Barre Hiiraale iyo caruurteeda iyo weliba shacab badan oo waxba ka ogeyn weerarkii lagu qaaday maleeshiyadii Xasan-Turki oo beryaahaan aad u soo buuxisey magaalada.

 

Kismaayo-Gedo News Network

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Somalia's Islamic radicals repel attack to recapture port, say witnesses and officials

The Associated Press

 

Published: October 14, 2006

 

KISMAYO, Somalia Somalia's Islamic radicals repulsed an attack by pro-government forces to recapture a vital seaport, officials said Saturday, amid warnings of a new offensive.

 

Militia loyal to defense minister, Col. Barre "Hirale" Aden Shire, tried to retake Kismayo, Somalia's third largest town, late Friday, three weeks after losing control of the port.

 

"We will continue to launch attacks until we recapture the city," Col. Abas Gurei, a military commander with Shire told The Associated Press by telephone.

 

The fighting on the town's outskirts lasted for two hours as rival forces used heavy machine guns and rocket propelled grenades, witnesses said. Shire's forces then retreated, an Islamic group official said. Three civilians and two militia, one from each side, were injured in the fighting, said Abdi Yusuf, an official from Kismayo's local hospital.

 

Islamic militia are pursuing Shire's militia toward the town of Barhani, some 50 kilometers (30 miles) west of Kismayo, Islamic Courts official Abdullahi Warsame said.

 

Abdi Ahmed, head of security within the Islamic group in the region, said locals they believe helped plan the attack by the pro-government militia were being arrested.

 

Among those arrested was the wife of Shire, he said. "We are prepared for further attacks and we have put our forces on alert," he told journalists. "We will defend Kismayo."

 

Armed Islamic militia are patrolling the streets and tensions remained high.

 

The Islamic courts militia has swept through southern Somalia since taking over the capital in June. Its strict and often severe interpretation of Islam raises the specter of Afghanistan's ousted Taliban regime, and contrasts with the moderate Islam that has dominated Somali culture for centuries. They have introduced public executions and floggings.

 

Earlier Friday, Shire's militia and those of the Islamic group clashed briefly in the town of Bu'aale, some 350 kilometers (220 miles) south of Baidoa, the only town controlled by Somalia's weak government. Shire had been regrouping his forces near Bu'aale.

 

Islamic militia took Kismayo on Sept. 23 without a shot being fired. They believe that a planned African peacekeeping force to Somalia, which they bitterly oppose, would be deployed in the strategic seaport.

 

The takeover of the town sparked large demonstrations, mainly by women and children. Islamic fighters shot dead one boy when they tried to disperse protesters. They also closed down a local radio station, accusing the broadcasters of anti-Islamic propaganda.

 

Kismayo, 400 kilometers (260 miles) southwest of the capital, Mogadishu, was controlled by a loose alliance of warlords led by Shire. He fled the town shortly before its fall.

 

Many residents credit the courts with bringing a semblance of order, but Somalia still remains chaotic and violent.

 

An Italian nun was shot and killed on Sept. 17. A day later, the president of Somalia's interim government survived an assassination attempt when a suicide car bomb exploded outside parliament. Islamic leaders have denied responsibility for both attacks.

 

Days after the attacks, the U.N. pulled international staff out of central and southern Somalia, saying it received threats. Aid workers, speaking on condition of anonymity because of the sensitive nature of the subject, said the threats came from Islamic extremists.

 

Somalia has not had an effective national government since 1991, when warlords overthrew dictator Mohamed Siad Barre and then turned on one another, throwing the country into anarchy.

 

The government was formed in 2004 with U.N. help in hopes of restoring order after years of lawlessness. But the government never asserted much authority and the Islamic group has stepped into the power vacuum.

 

The United States has accused the Islamic group of sheltering suspects in the 1998 al-Qaida bombings of U.S. embassies in Kenya and Tanzania. Al-Qaida chief Osama bin Laden has portrayed Somalia as a battleground in his war against the U.S.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Temujin   

Among those arrested was the wife of Shire

Why was she still in Kismaayo? Yay isku halenayse?

 

Gacanta ku soo dhigeen labo gaari oo nuucoodu yahay Cabdi Bilayaasha Somalida ay saarato qoryaha lidka diyaaradaha.

Waa bililiqo cad. Dadka gawaaridooda xitaa xoog ayaa looga gacan maroojinayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

same technical belongs to her , she took part of it, ceeb , we waite for more reliable source lets dont jump to conclusion.

was she on the technical :D:D taugh wommen :D:D

 

she missid her men thats all , she be deported to bardheera

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Disgusting creatures like him exist and entertain themselves of having greater Islamic moral superiority then I?

 

Rageedi ii dheh

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

HornAfrique stated "Disgusting creatures like him exist and entertain themselves of having greater Islamic moral superiority then I"?

 

 

how so my friend all said was , was she part of the criminal attack or what, did technicals belong to her. there are wommens who own technicals and milities in xaamar. what else did say , she Frustrated because her husband was told leave the city whats so disgusting about that, please friend ,

 

HornAfrique: we canot question the reasone behind her arrest. she is innocen till proven guilty she is no different then any one else in kismayo, superior time is done , you seen what icu to ali mahadi and ,

i heard she G still

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

^I am sure you will not be speaking like that bacdul-Ramadan.

 

why great barre hirrle aka abdi billa is comming back , waaa laa arkii donna , and if he does thats sad day for kismayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this