General Duke Posted August 20, 2009 Muqdisho:War Deg Deg ah : Cutubyo ka tirsan ciidamada milatariga Itoobiya oo goor dhaw soo galay magaalada Baladweyn 20. august 2009 APL Muqdisho(AllPuntland )Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyn ee G/Hiiraan aya sheegaya ingoor dhaw ay halkaas soo galeen cutubyo ka tirsan ciidamada miltariga itoobiya oo wata dabaabadaha dagaalka iyo kuwa ciidamada xambara. Ciidamada ayaa la sheegaya in ay dageen agagaarka garoonka Baladweyn , waxaana magaalada laga soo sheegayaa cabsi xoogan oo dadku ay ka qabaan ciidamadaas. Ujeedada ciidamada ayaa lagu micneeyey in ay qeyb ka yihiin duulanka ay dawladda ku qaadeyso xoogaga mucaaradka. wixi ku soo kordhaa kala soco xafiiska wararka Allpuntland Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 20, 2009 wow wow woow. I did not know another Gumeysi was part of the deal. I want my vote back. That TRAITER!! :mad: :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 20, 2009 Ciidamo Itoobiyaan ah oo soogalay Beledweyne August 20, 2009 filed under Waxaa saaka magaalada Beledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan soo gaaray ciidamo Itoobiyaan ah oo ay wehliyaan gaadiidka dagaalka. Ciidamadan ayaa ku sugan duleedka magaalada Beledweyne nawaaxiga Airporka, halkaasi oo ay ka sameysteen fariisin. Imaanshaha ciidamadan ayaa kadis ku noqday dadka deegaanka oo si weyn uga argagaxay. Ciidamadan ayaa deegaanka soo gaaray xili ay dhaq dhaqaaqa wadaan ciidamada Dowlada federaalka ee ku sugan magaalada Beledweyne iyo gobalka Hiiraan. Ciidamada Dowlada ayaa dhaqaaq militari ka wada maanta iyo shalay deegaanka ku dhaw magaalada Buulo Berde ee kamid ah degmooyinka gobalka Hiiraan. Qorshahan militari ayay dadka qaarkiis ku tilmaameen mid dowlada ay dooneyso inay guud ahaan gobalka Hiiraan ka saarto kooxaha kasoo horjeeda. Maaha markii ugu horeysay oo ay ciidamada Itoobiya gacan militari siiyaan ciidamada Dowlada Federaalka ee ku sugan Hiiraan, waxayna horey u xireen jidka Kalabeyr ee koonfurta Beledweyne, xiligii ay dowlada ciidamadeed gacanta ku dhigayeen guud ahaan magaalada Beledweyne bishii lasoo dhaafay. Dadka la socda dhaq dhaqaaqa militari ee gobalka Hiiraan, ayaa sheegay in imaanshaha ciidamadan Itoobiyaanka ay tahay astaan ku aadan hawlgalada lagu wado inay ciidamada dowlada weeraro ay ku qaadaan goobo cusub, ayadoo ciidamada Itoobiyaankana gacan ka siinayaan inaan weeraro kale oo dhabar jabin ah uga imaan kooxaha hubeysan ee dowlada kasoo horjeeda. Horseed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 20, 2009 Depressing reality... Quote Share this post Link to post Share on other sites
sool_boy Posted August 20, 2009 now lets see if clan cheerleaders will still have balls to defend shariif amxaar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 20, 2009 C'mon, clan cheerleaders is a bit harsh. Clan has nothing to do with my support for him. Clan wise, I'm more closer to you than him soo clan cheerleaders is not suitable. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 20, 2009 ^^^Will the clan cheerleaders & ignorants call on a new Jihad and raise money, send youths to Somalia to defend the "Ummah" against the Infadels or is Beledweyne not as holly as Mogadishu? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 20, 2009 Totally agree with you for once. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 20, 2009 Tigreegii qabsaday Beledweyne oo ku soo socda Buulobarde Iyo Shacabkii lagu Maaweelinayey Diin baan wadnaa oo Baraarugay!! War deg-Deg ah:- Muqdisho,Khamiis,20, Aug,2009 (Hillaac.Net) Kadib markii ay saakay gacankuhaynta Magaalada Beledweyne la wareegeen Ciidamada Gumeysiga Tigreega oo aad u Hubeysan ayaa Wararka naga soo gaararaya Gobollada Dhexe ay inoo xaqiijinayaan in Tigreega oo Taangiyadooda wata ay u soo dhaqaaqeen dhanka Degmada Buula-Barde oo Dagal Qaraar uu ku dhex marayo Daba******yada Tigreega iyo Xarakatul-Shabaabul- Mujaahiddin. Dadka ku dhaqan Degaanka Buula-Barde ayaa billaabay in ay isaga cararaan Degmada Buula-Barde Iyadoo Cabsi aad u weyni ay soo foodsaartay, Waxana ay Dadkii ka qaxayey Degmada Buula-Barde ay Nacalad Dusha uga tuurayeen Qolayaha Dowladnimada sheeganaya ee Shacabka dib ugu soo Hoggaamiyey Cadawgii ay iska Xoreeyeen. Dhanka kale Qurbajoogta Waddamada Yurub ayaa ka hadlay Ciidamada Cadawga Tigreega ee ay Qolayaha Diinta sheeganaya dib ugu soo Hoggaaminayaan Dalka Somaaliya Iyagoo Qaa'imiin ku tilmaamay Kooxaha uu Shariifku horboodayo ee Tigreega u soo horkacay Dalka Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted August 20, 2009 Originally posted by General Duke: ^^^Will the clan cheerleaders & ignorants call on a new Jihad and raise money, send youths to Somalia to defend the "Ummah" against the Infadels or is Beledweyne not as holly as Mogadishu? A call to jihad is justifiable to expel the tigre dogs from our lands is it was in A/Y time. I agree with you that the sharif apologists that cried foul yestreday when tigre where here under A/Y who are quite today are complete hypocrits. but you Duke are not much better ... you are only after the vindication of Abdullahi amxaar who is no better than sharif. so get off your soap box my freind ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 20, 2009 ^^^I never bought into your clan Jihad and the fakery of it all. My stance has not changed and never will insha Allah. Only logic and reason will restore the republic. Only justice will restore it. I was against the likes of Yusuf IndaCade pre Yusuf years as I am against him and his likes now. I stated clearly that those like yourself who hide behind the faith are only trying to expand some irrelevant clan interest. Now lets see the same anger on the streets as we did before or has the religion been transformed since last year? Its a fact that Somali’s have killed, maimed, cut hands of and destroyed the lives of other Somali’s more so than any Ethiopians, Israelis or any other excuse one could make. Stop making the same excuses adeer and smell the coffee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacenow Posted August 20, 2009 I support the Ethiopians. Enough with the fake arab lovers and their vision of hell. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kashafa Posted August 20, 2009 I support the Ethiopians I respect, and appreciate, your honesty. In a world stinking with the fetid odor of munaafiq'nimo, a honest(albeit wretched) statement like yours is refreshing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
juma-nne Posted August 20, 2009 I ctually doubt if this Peace guy is a somali Indeed. The inferiority complex suffering in him has shadowed his underatanding that he even close to run away from his self. Waxaan maqli jiray " Ninkii hadhkiisu katago halowsi male" Ilahaiy yaanu diinteena iyo dahqankeena naga eryin. Aaamin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted August 20, 2009 "Heavily armed Ethiopian troops have invaded Somalia," said Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, seen as a moderate within the Union of Islamic Courts (UIC). "They have captured Bur Haqaba. History shows that Somalis always win when they are attacked from outside." Quote Share this post Link to post Share on other sites