Sign in to follow this  
Liibaan

Xaflada Dabaaldagga iyo Damaashaadka Sanad Guradii kowaad ee Halganka Hogaanka SSC

Recommended Posts

Liibaan   

somali_flag.jpg

ssc.jpeg

getPid.php?pid=22

ssc-somind00.jpg

 

SSC WAA SOOMAALINIMO, SINNAAN IYO CADAALAD

 

Halagankii shacabka SSC ugu jiray midnimada iyo xoraynta dhulka la haysto bishan Oktoobar 2010 ayuu sanad jirsday.

 

Waxaa laga soo gudbay ama la soo maray marxalad aad u adag iyo carqalado iyo caqabado iyo jillaafooyin lagu kufo.

 

Waxaa dhibaatooyinkaa lagaga soo gudbay dadaal badan iyo hawl karnimo iyo isku – duubni.

Waxaa la dhisay ciidan xorriyad doon ah, waxaa la qoray axdi ama dastuur (constitution) qeexaya ama caddaynaya awoodda, xilka iyo waajibaatka madaxda hoggaanka iyo khusuusiga iyo laama ama qaybaha kale ee hoggaanku ka kooban yahay.

 

Shacabka SSC hadday yihiin kuwa dalkii jooga iyo hadday yihiin kuwa qurba joogta ah way wada ayidsan yihiin oo garab taagan yihiin hogggaanka loo diray midnimada shacabka SSC iyo xoraynta dhulka SSC laga haysto.

 

 

Sanad guuradii dhalashada ururka SSC waxay ku soo beegantay 16 bishan Oktoobar, sanadka 2010. Maalintaasina waa maalin wayn oo taariikhi ah oo mudan in si wayn loo xuso oo loo dabaaldego oo loo damaashaado si taxadar leh gaar ahaan gudaha.

 

 

dsc00175.jpg

 

fireworks4.jpg

wp_fireworks_dual3.jpg

 

58258288-sool-sanaag.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xagle-toosiye.jpg

 

ssc-london1.jpg

 

 

Ogaysiis Jaaliyada SSC UK Xaflada Dabaaldagga SSC 16 oct

 

Waxaa la ogaysiinaya Dhamaan jaaliyada SSC ee UK in Maalinta Sabtida 16 Octobar Lagu qabandoono Magaalada London xaflad aad uweyn aadna loogasoo shaqeeyay Xafladaas oo lagusoo bandhigi Doono, Riwaayado,Heeso Cusub oo kusaabsan SSC,Suugaan Kala Duwan, Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka, Khudbado Kala duwan kasoo Jeedin Doonaan Dad Bulshada SSC Sumcad weyn ka ah.

Xaflad waxaa Kaalinweyn Kaqaatay Ururka Dhalinyarada SUDO oo maalintaas Wacdaro Layaableh Kusoo bandhigi Doona, Qofkii Nasiib leh ayaa Kasoo Qaybgala Xafladas taariikhika ah oo ah Xafladii ugu Horaysay oo ay Bulshada SSC ugu Dabaaldafto Hogaanka SSC.

Wakhtika:- Sabti 16 Oct 2010

Time:- 5 galabnimo ilaa 12:00 Habeenimo 17 till midnight

Goobta xafladu kadhacayso waa:-

Concorde Club

Crane Lodge Road

Cranford

Middlesex

TW5 9PQ

 

Goobtu waxay aad ugu DHowtahay Masaajidka Caanka ah ee Somalida , Daaursalam Masjid ee xaafada Southall.

Baska:- 105

wixii Fahfaahin ah kala Xiriir

 

 

Ogaysiin, Dhamaan Jaliyadda SSC ee Columbus , Ohio inay ka soo qaybgalaan xaflada damaashaadka sanad guradii kowaad ee Hogaanka SSC ee somaliya

 

 

top_bar.jpg

 

ssc1.jpg

0.jpg

 

 

Firework%20Colour.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

hogaan.bmp

 

 

Xaflad-SSC-Columbus-Ohio-9-84.jpg

 

Ogaysiin, Dhamaan Jaliyadda SSC ee Columbus , Ohio inay ka soo qaybgalaan xaflada damaashaadka sanad guradii kowaad ee Hogaanka SSC ee somaliya

 

Dhamaan Jaliyadda SSC ee Columbus, OHIO waxaa lagu wargalinayaa inay ka soo qayb galaan xaflada damaashaadka sanada guradii koowaad ee hogaanka Midnimada iyo badbaadda SSC ee Somaaliya . halkaas oo lagu soo bandhigi doono taariikhdii SSC , cayaarihii hidaha iyo dhaqankeena ahaa iyo fanaanii aad looga yaqaan magaalada Columbus, Ohio oo heeso loogu talagay xuska iyo damaashaadka sanad gurada SSC halkaa idiinku soo bandhigi doona. waxaa idiin diyaara soo dhawayn wacan iyo damaashaadka oo aad nagala qayb qaadataan . tariikhdu marka tahay 10/16/2010 oo ah malin Sabti ah

Location : Comfort INN 161

1213 E. Dublin Granville Rd

Columbus, Ohio 43229

TIME: 10/16/2010

Sabti. 6:00 PM ilaa 2:00 AM

La xidhiidh : folantiirka SSC ee columbus ,OH.

Sanad Guura wacan iyo Guul SSC.

 

 

nsum.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

ssc-sweden1.jpg

 

 

Ogaysiis Ku Socda Jaaliyadda SSC Ee Sweden

 

 

Stockholm(Jidbaale.com):-Dhamaan waxa la ogeysiinayaa jaaliyada SSC ee ku nool wadanka Sweden in maalinta sabtida ee bishu tahay 16 oktober 2010 in la qaban doono sanad guuradii kowaad ee ka soo wareegtay Aasaaskii shirkii Horseed ee lagu dhisay Hogaanka Midnimada & Badbaadinta SSC. Xafladaas oo si aad ah loo soo agaasimay, ayna ka soo qayb gelayaanmarti sharaf badan oo ay ka mid tahay Fanaanadii Qaranka Soomaaliyeed Saado Ali Warsame iyo Abwaano soomaliyeed.

DJ: Hassan Waqooyi.

 

 

Ka soo qaybgal wacan dhamaan jaaliyada iyo marti sharafta soomaaliyeed

 

MEESHA: VEDDESTA CENTRUM

SAACADA: 17:00- 24:00

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

xagloiyokooxdiisii.jpg

 

dhaweyn-24.jpg&t=1

 

SABAREY-140x90.jpg

 

ssc-celeb.jpg

 

Jaalliyadda SSC Ee Boston Oo Dhigaysa Xafladda Sannad-guurada SSC.

 

 

Boston(Jidbaale.com):-Ogaysiin: Dhammaan Jaalliyadda SSC ee Boston waa inay ka soo qayb-galaan xafladda damaashaadka sannad-guuradii kowaad ee Hoggaanka SSC ee soomaaliya.

 

Dhammaan Jaalliyadda SSC ee new England waxaa lagu wargalinayaa inay ka soo qayb galaan xafladda u damaashaadka sannad guradii koowaad ee hoggaanka Midnimada iyo badbaadada SSC ee Somaaliya. halkaas oo lagu soo bandhigi doono taariikhdii SSC, cayaarihii hiddaha iyo dhaqankeena ahaa iyo waxyaalo badan oo aad idiin raali galiya.

Taariikhdu marka tahay 10/16/2010, oo ah maalin Sabti ah

 

Location: Holiday INN Express

69 Boston St.

Boston, 02125

TIME: Sabti, 2:30 PM ilaa 9:00 PM

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

1279828284_ssc1.JPG&t=1

 

Xafladda Sannad-Guuraddii SSC Oo Lagu Qaban Doono San Jose.

 

San Jose(Jidbaale.com):-Ogeysiis waxaa dhammaan jaalliyadda SSC ee ku dhaqan San Jose, CA iyo dhammaan The Bay Area la ogeysiinayaa inay ka soo qayb galaan xaflad lagu xusayo sannad guuradii koowaad ee ka soo wareegtey asaaskii Hoggaanka Minimada iyo Badbaadada ee SSC.

 

 

 

Maalintu waa sabtida, October 16th.

 

Saacadduna waa 6da galabninmo.

 

 

 

Goobta lagu qabanayaa waa:

 

639 Tully Road

San Jose, CA USA

 

 

 

 

 

Kasoo qayb bal wacan

 

Jaalliyadda SSC ee

 

San Jose, CA

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

xaglatoosiye-250x165.jpg

 

 

FROM Seattle,Los Angeles Minnesota TO London, Dubai, Karachi, Kuala Lumpur Xafladda Sanad guuradda SSC

 

waxaad farxad inoo ah in aad nagal soo qayb gashaan xuska Sanad guuradda Maamulka SSC. Xuska Maamulka SSC oo ku aadan Sabtiddan Soo socota taariikhduna tahay 10.16.2010.

ayaa waxaa looga dabaal dagayaa dhamaan dunidda dacaladeeda, waxaan idiin rajaynayaa DHamaan shacbi waynaha SSC meel kasta oo ay aduunka ka joogaan midnimo iyo in gartaan xillka iyo Masuuliyadda ka saaran danahooda qaaska ah ee ka saaran dhulka uu ilaahay inagu beeray, taas uu masuuliyada koobaad ay dhamaanteena dusha ina saaran tahay, Xilligan ayaan waxaa looga faa’iidaysan doonaa in Soomaali wayn aynu u bandhigo arinteena iyo qadiyadda Shacbi waynaha SSC sidoo kale waxay noo noqon doontaa xilli aan is xusuusino xaaladda ka taagan dhulkeena taas oo aan wali fari ka qodnayn.balse hadda uun bilow ah.

 

 

lol2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

DSC03711.JPG

 

 

DSC03699.JPG

 

 

 

 

 

Ogaysiis:- Xuska sanadGuurada SSC . Columbos,San Jose CA, Phenix Arisona,Sweden,Seatle,Nederland,Sandiago

 

 

Ogaysiin, Dhamaan Jaliyadda SSC ee Columbus , Ohio inay ka soo qaybgalaan xaflada damaashaadka sanad guradii kowaad ee Hogaanka SSC ee somaliya

 

 

Dhamaan Jaliyadda SSC ee Columbus, OHIO waxaa lagu wargalinayaa inay ka soo qayb galaan xaflada damaashaadka sanada guradii koowaad ee hogaanka Midnimada iyo badbaadda SSC ee Somaaliya . halkaas oo lagu soo bandhigi doono taariikhdii SSC , cayaarihii hidaha iyo dhaqankeena ahaa iyo fanaanii aad looga yaqaan magaalada Columbus, Ohio oo heeso loogu talagay xuska iyo damaashaadka sanad gurada SSC halkaa idiinku soo bandhigi doona. waxaa idiin diyaara soo dhawayn wacan iyo damaashaadka oo aad nagala qayb qaadataan . tariikhdu marka tahay 10/16/2010 oo ah malin Sabti ah

 

 

 

 

Location : Comfort INN 161

1213 E. Dublin Granville Rd

Columbus, Ohio 43229

 

TIME: 10/16/2010

Sabti. 6:00 PM ilaa 2:00 AM

 

La xidhiidh : folantiirka SSC ee columbus ,OH.

 

 

Sanad Guura wacan iyo Guul SSC

 

———————————————-

 

 

Ogeysiis waxaa dhammaan jaaliyadda SSC ee ku dhaqan San Jose, CA iyo dhammaan The Bay Area

 

la ogeysiinayaa inay ka soo qayb galaan xaflad lagu xusayo sannad guuradii koowaad ee ka soo wareegtey asaaskii Hoggaanka Minimada iyo Badbaadada ee SSC. Taasoo lagu qaban doono:

639 Tully Road

San Jose, CA USA

Waa Sabtida, 16ka October

6da galabnimo

 

Kasoo qayb bal wacan

 

Jaaliyadda SSC ee San Jose, CA

 

————————————

 

 

Xuska Sanadguurada SSC oo lagadhigayo Phenix arisona.

 

saturaday 10/17/10

4:00pm 11:00pm

122 North Second Street

Phoenix, Arizona, USA

85004 hyad hotel

hosted by dhaliyarada sool sanaag iyo cayn somalia

labis quruxoon.. iyo heeso cusub iyo fanaan cusub oo heer ssc waa abdirisak mohamud hassan cawil

dhagto way dhimadow

dhaawac baa gaadhee

ceebta lagu dhaashtay

dheygay ugu reebtay….

dhalad miyaa dhalasho ku noqon wayday

dharag miyaa dhowrto kuu noqoday

dhaama sidan dhaamaaaaa……………….fanaanka heesdan soo wada waa wiil dhaliyara dad diiso waa 20 danjir kana soo jeeda ssc waa fanaan cusub..sawirkiisa waa kuu soodiri……

 

—————————————————————————-

 

 

Jaaliyada SSC ee Stockholm/Sweden

 

 

Dhamaan waxa la ogeysiinayaa jaaliyada SSC ee ku nool wadanka Sweden in maalinta sabtida ee bishu tahay 16 oktober 2010 in la qaban doono sanad guuradii kowaad

ee ka soo wareegtay Aasaaskii shirkii Horseed ee lagu dhisay Hogaanka Midnimada & Badbaadinta SSC. Xafladaas oo si aad ah loo soo agaasimay, ayna ka soo qayb gelayaan

marti sharaf badan oo ay ka mid tahay Fanaanadii Qaranka Soomaaliyeed Saado Ali Warsame iyo Abwaano soomaliyeed.

DJ: Hassan Waqooyi

Ka soo qaybgal wacan dhamaan jaaliyada iyo marti sharafta soomaaliyeed

 

MEESHA: VEDDESTA CENTRUM

SAACADA: 17:00- 24:00

 

 

 

—————————————————————————

 

Jaaliyada SSC ee Seatle

 

Waxaa lala socodsiinayaa dhamaan jaaliyada SSC ee Seattle in la qabandoono xuskii sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay aasaaskii Hogaanka Midnimda & Badbaadada SSC. Munaasabada xuska waxaa lagu qabanayaa hotel Comfort Suites ee Tukwila, waa hotelka caanka a ku dhegan Family Fun Center.

 

Taariikhduna waa October 16keeda 2010 oo ku beegan sabtida soo socota saacadu markay tahay 4:30PM. Addresska hotelka oo dhamaystirani waa kan hoos ku qoran;

 

7200 Fun Center Way Tukwila, WA 98188

 

Ka soo qaybgal wanaagsan dhamaantiin.

 

 

————————————————————————–

 

Jaaliyada SSC ee Nederland

 

 

Waxaa lagu war gelinayaa dhammaan jaalliyadda SSC ee ku nool waddankan Nederland Iyo Nawaaxigiisa in ay ka soo qayb galaan shir loo qabanayo xuska sannad-guurada Curashadii SSC, shirkaas oo la qabanayo Maalinka Sabtida ee taariikhdu tahay 16/10/2010 saacaddu markay tahay 12:00 duhurnimo illaa 20:00 fiidnimo, shirkaas oo ka dhici doona magaalo madaxda Nederland ee Amsterdam. Ciwaanka meesha uu shirka dhacayaana waa sidan:

 

Waxaad imaanaysaa Amistel trein station, kadib waxaad u soconaysaa 5 ilaa 6 daqiiqo ciwaankaan hoos ku qoran.

 

Wibautstraat 150, 1091 GR Amsterdam.

 

Haddaba waxaa laga codsanayaa dhammaan dadweynaha reer SSC ee ku nool waddankan Nederland iyo agagaarkiisa in ay kasoo qayb galaan, shirkaas oo ah mid aad u muhiim ah, isla markaasna ay dhawraan wakhtiga.

 

Xafladdaas oo lagu soo bandhigi doono barnaamijyo aad u muhiim ah una xiisa badan, oo weliba ay ka soo qayb gelayaan dad aad u u muhiim ah oo ka mid ah reer SSC, kuwaas oo isugu jira Abwaaniin iyo Prof. caanka ah Maxamuud Cali Jaamac ee dadka reer SSC.

 

Waxaa si gaara loogu baraarujinayaa dhalinyarta udhalatay deegaamada SSC in ay kasoo qayb galaan shirkaan, oo aad arrimo muhiim u ah looga hadli doono.

 

 

 

Qiimaha lagu gelayo xafladdu waa 20-Euro 18 jir (siddeed iyo toban) iyo wixii ka weyn.

 

 

————————————————————–

Jaaliyada SSC ee Sandiago iyo Orange

 

 

Waxaa la ogaysiinayaa Jaaliyada Sandiago iyo Orange ee dalka Maraykanka in ay ka soo qayb galn Xafladii sanad guurada SSC oo la qaban doono maalinimada Jimcaha habeenkeeda, oo ah habeen sabti soo galayso Jimcene baxayo.

 

Jaaliyada sharafta wxaa laga codsnayaa in ay soo camiraan xafldas, waxayna waxii faah faahin ah kala xidhiidhi karaan. Xaali Dhoodi iyo Yaasmiin Maxamed Xassan oo qaban qaabinaya Xafladan.

 

Ka Soo qayb galkiinu Waa Muhiim.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Well done ssc!!

 

I see all the celeberations is another money making trend for Somali Fanaaniin. It was ONLF, somaliland, puntland, galmudug now ssc and more on the way, I want be a fanaan now..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

s2-10.jpg

 

Wargalin Bulsho Waynta SSC ee Ku Dhacaqan Wadanka Denmark

 

Waxaa laguwargalinayaa dhamaan shacabka ssc ee denmark in 17.10 .2010 axada, uu jiro shir telconverce oo ee soo qaban qaabiyeen jaaliyada ssc denmark shirkaana

 

Telconverce waxaa ka soo qaybgalikaro shacabka ssc ee dalka denmark oo keliya . waxaana uu dhacayaa axada 17.10.2010 saacada 19:00

 

 

- - - -

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this