Sign in to follow this  
Kamalu Diin

Abdullahi Yousuf's claims being Arab what is true about?

Recommended Posts

Qabiil qabiilada ugu waaweyn ee somaliyeedu ka soo farcantay baa waxaa la yiraahdaa waxaa uu dhalay 114 rag ah. badidooduna waa gaalo madow. niyahow waxa ay soomaalidu tiraahdo waxaa ka jir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mashiixe, maxishoode, madaxyare madaxweyne ku sheeg aanan isku kalsooneen, qabyaalad qurunkeeda ifka iyo adduunka ka reebtay, waxaan camal waa laga sugaaye.

 

Billooyin kahor ayee ahayd mar uu ka dhahay goob lagu shiraaye Soomaali iyo shisheeyaba wada fadhiyeen, "Soomaalida inay garac yihiin iyo in kale ismaba oga..."

 

Maantana tan uu keenay, saan uu ku sheeganaa masuulnimo, madaxweyne ku sheega.

 

Here is the full quote:

 

"Waxaan ahay Yamani ka soo jeeda magaalada Subeyda waxaanna ku abtirsadaa reer Jabarti. Ma ogtahay in awoowgeey lagu magacaabo Cabdiraxmaan Ismaaciil Bin Cabdisamad Aljabarti. Awooweyaashayda waxay ahaayeen kuwo laga soo barakaciyay [ka soo haajiray] oo laga soo ceyriyay Yaman dhibaatooyin jiray awgood waana sababta loogu bixiyay magaca [qabiil]."

 

The full article in the original Carabi source.

 

Ceebtiisa wax u asturaayo ayaa iska yaree, magaca Soomaaliyeed lee ha naga ceebeen, baliis. I cannot just imagine madaxweynaha Yeman ama masuuliyiintooda sarsare oo aqrinaayo waxaas qashinka ah. Their cracking qosol Sanca dhan ayaa laga maqli lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^Maskiin what do you think where do somalis come from? For sure we belong to branch of Afro-Asiatic group whether is Semetic (Amhara, Arab's, and etc or Hametic (Cushitic Oromo, Afar, and etc) may be somalis belong to both of these groups since we don't have our history.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garacii uu dhahay hadda kahor aan soo raadiye, here it is:

 

"Soomaaliya Jaamacadda Carabta waa ku jirtaa laakiin wax na dhalay ma naqaan. Garac in aan nahay iyo in kale lama yaqaan."

 

Cabdillaahi Yuusuf Axmed

 

Madaxweyne ku sheegaan ayaa masuul kuu sheeganaayo.

---------------

 

Kaamuludiin, haddaa rabtid Soomaalida iyo waxee kasoo faractameen ama kasoo jeedaan, furo another thread dedicated to that in General section or you can search the forum about the numerous old threads solely dedicated to this issue.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Abdullahi Yusuf is what he says he is. Who the hell are u to tell him what he is? People, when you can not agree, agree to disagree. No Somali can say what they are without basing it on what they believe or what information their parents passed onto them from their ancestors. Somalis, without a doubt, are a group of people from different origins. Maybe they have Arab ancestry or *** or Oromo, or Persion or bantu or hebrew or portugese.....yet we can all agree we are Somalis, what the hell a "Somali" is, God knows. Our Preisdent should not be ashamed of his ancestory, no matter what it is. Please get a life besides calling the president names, You don't like him, we get it for the love of God but get that you don't have to like him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

lol. Abdulahi-Axmaar has no shame. If he thinks he will get a support from the Jewish, he will say his clan was a jewish before they become africanized. And expect his clown followers to embrace that new idea. Cajiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this