Sign in to follow this  
General Duke

Hostage MP's find freedom in Jowhar...Boqore..

Recommended Posts

While they ponder on Qorshel's last post. I would like to add this piece of analysis from Mogadishu based reporter... The big slap delivered by Boqoore to the Tool and his bosses..

 

Dharbaaxshadii ugu darneyd oo ku dhacdy xubnaha labada gole ee ku sugan Muqdisho

Somaliweyn - Muqdisho--Somalia - 03/11/05

 

Dharbaaxshadii ugu darneyd oo ku dhacdy xubnaha labada gole ee ku sugan Muqdisho, ka dib markii uu gudoomiye Kuxigeenkii 2-aad eeBaarlamaanka uu ku Biiray xubnaha Jowhar, Shir Jaraa’id oo uu ku faah faahiyey Ujeedada socdaalkiisa.

 

Gudoomiye Kuxigeenka 2-aad ee golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya cismaan cilmi boqore oo Xalay Gaaray Magaalada Jowhar ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa maanta waxa uu qabtay Shir jaraa’id oo uu ku faah faahinayey Ujeedada socdaalkiisa .

 

Cismaan Cilmi Boqore ayaa markii uu Shirkaasi jaraa’id qabanayey waxaa hareeraha ka fadhiyey madaxweynaha iyo R/wasaaraha iyo gudoomiyaha gobalka shabeelaha dhexe iyo xubnaha labada gole ee halkaasi ku sugan, waxa uuna sheegay in uu jowhar ku tagay go’aan isaga ka yimid ee aan loo yeerin “ 8-Bilood ayaan joogay magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ku joogay go’aanadii ay gaareen siyaasiyiinta Beelaha ****** , ee la xiriiray Arimaha nabadeynta gobalka, taa soo aan u arkay in ay muhiim ahayed hase yeeshee markii arimahaasi la guda galay oo Maleeshiyooyinkii qaarkood la xareeyey , ayaa hadana waxaa loo weecday Isbaaro qaadis, iyadan waxba laga qaban ayaa hadana waxaa la keenay qorshe Maamul loogu sameynayo gobalka banaadir, markii ay intaas is biirsadeen oo wax horumar ahna la gaari waayey ayaan go’aan saday in aan Johar imaadi si aan uga qeybqaato samatabixinta Umada Soomaaliyeed’ ayuu yiri Gudoomiye Kuxigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Cismaan Cilmi Boqore.

 

Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka cismaan Cilmi Boqre waxa uu sheegay in ay Muhiim tahay in la eego maslaxada umada Soomaaliyeed, laagana shaqeeyo sidii loo bad baadin lahaa dalka iyo dadka, isaga oo intaasi raaciyey tirade ugu badan ee xildhibaanada in ay joogaan Magaalada Jowhar, waxaana ugu yeerayaa buu yiri xubnaha kale in ay yimaadaan Halkani.

 

Cismaan Cilmi Boqore ayaa shalay waxa uu ka amba baxay Magaalada Muqdisho isaga iyo Sadax xildhibaan, waxaana Xalay Fiidkii ku soo dhaweeyey Jowhar xubnaha labada Gole ee dowladda ee halkaasi ku sugan, waxa uuna Boqore ahaa Kusimihii Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan o xiligan Dalka dibadiisa Ku maqan.

 

Bixitaanka Cismaan boqore ayaa dhabar jab weyn ku ah Xubnaha Muqdisho joogo, maadaama Xilkii ugu sareeyey uu hayey, waxaana ay sheegayaan dadka u dhuundadloola Arimaha siyaasada in arintan ay keeni karto in uu yaraado dhaq dhaqaaqii horay ay u sameyn jireen, iyadaoo tobobaadkii horana magaalada Jowhar ay gaareen xubno horay ugu fakir ahaa Kuwa Muqdisho.

 

End of story. Now now lets not get emotional. The President, PM, Cabinet, Most of MP's, including Dalxa and Booqore. What leg has the Sharif got to stand on now?????? Big slap and a half, dont you think :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

LOL :D Imagine me in Xamar with access to a TV and Radio programs that reach over two million?? Hhmmmm! Odaga waa loo yaabaa. My opposition is temporary and depends on the president's conduct. As for ignoring the plight of those in Xamar, does anyone alleviate their problems by inviting more armed conflicts to them? Like I said before, people wanted revenge on the warlords in due time and hoped A/Y would offer them a better chance. They had had enough of warmongering and wanted him to be a better man and side with the littel guys. Instead, he devided people and government, strengthened the hands of weakened warlords and asks for trouble. Dadka qalbigooda qabiil waa ku weyn yahay, so it is silly to look for conflicts at this juncture. The warlords enslave people simply because dhinaca qabiilkey dadka ka maraan and A/Y is fueling the fire.

 

Anyway, enough with A/Y.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Xogsade as I have told you before I doubt you have more family than me in the Mogadishu that you claim. So the idea that I or any right minded person supports the invasion of Mogadishu is down right ****** . I assure you that there are no plans of invading, maiming or killing any persons in Mgadishu. there is however an open plan which is to take power away from the warlords and empower the former armed forces, new armed forces, and the 16 districts of Mogadishu to be run by the people who live there now.

 

Dont use the argument of the clan dear boy. Its you who demonises the government "them"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

I assure you that there are no plans of invading, maiming or killing any persons in Mgadishu.

Who are you lataliye Warlord turned president Yusuf? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ lol. No I am a man who has family in both camps, and who would not support the invasion or killings of any clan group in Somalia. The governemnt is creating defence forces..

 

Boqoore even said it that the warlords failed the pacification project and thats why he and other MP's have come to Jowhar.

 

Can you imagine there are enough MP's Jowhar to open the parliment meeting soon..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Shirwac   

"In fact he will drive to Villa Somalia without any escort and in a deck-less without roof car."

 

That is not going to happen in that city. He will need all the armory and tahliil he can get and long as Qanyare and company have arms.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this