Sign in to follow this  
General Duke

Update Mogadishu clean up: Pics

Recommended Posts

Xageebey Marayaan Ololihi Nadaafadeed Ee Mag. Muqdisho?

 

Muqdisho(Calanka.com) 03-Juun-2007

 

Waxaa wali si xowli ah u socda olalaha nadaafadeed ee gobolka Banaadir gaar ahaan caasimadda Somaliya Ee Muqdisho, waxaa maalmaha soo socda lagu wadaa in la bilaabo taagidda tabeelayaasha iyo nalalka wadooyinka.

 

Talaabaddan nadaafadda iyo soo celinta bilicda caasimadda ayaa ah mid ey si wadajir ah uga wada shaqeynayaan shacabka reer Muqdisho iyo maamulka gobolka Banaadir, waxaadna arkeysaa dhamaan xaafadaha iyo degmooyinka G/Banaadir oo si hagar la`aan ah looga shaqeynayo nadaafadda.

 

Mar uu ka hadlay gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxammed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) Ololahaan nadaafadda ayaa waxa uu sheegay in howshan ey tahay mid gabo-gabo ah eyn u tilaabi doonaan dhawaan wareega labaad oo ah in ey taagan tabeeleeyonka wadooyinka iyo kuwa xaafadaha/Magaalooyinka tilmaama.

 

Mudane Maxamed Dheere ayaa amaan iyo bogaadon u jeediyay dhamaan shacabka gobolka Banaadir ee ku howlan ama gacan ka geysatay soo celinta bilicda caasimadda oo mudo 16-sano isku dhexyaacsaneyd kana dhashay qashin faro badan iyo wasaq.

 

calanka.com: - Isha Wararka Xaqiiqda

 

La Xiriir

Xafiiska Calanka.com Ee Magaalada Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Again I congradulate the brave women and men the people of Mogadishu for this work of restoring the beauty and hygene of the capital of Somalia.

 

May Allah help and reward you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@clean up. How many lives were lost within the last 24 hours...clean up ku lehe. This reminds me of early 1990 when the military government and Somali rebels were figting in and around Mogadishu and many lives were lost, many wounded and many more people had to leave their houses and this sort of propoganda and Beeraha halla fasho was broadcasted on the government radio. Duke? get reall sxb, Ilaahay ha ku tuso runta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks for the report Duke. National development has to start at grassroots level and thats just whats happening right now. The heavier infrastructure improvement work will commence in due time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwan, its you who seems to be closing his eyes those pics are from Mogadishu saxib. The clean up is taking place, the police are on the streets. Negative comments axised on clan hate.

 

As for the killings, who is behind it, the same cowards who attacked Baidoa and then fought inside the capital. It will take a while but the foundations are there..

 

Again a pic tells a thousand words.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by The Duke:

Abwan, its you who seems to be closing his eyes those pics are from Mogadishu saxib. The clean up is taking place, the police are on the streets. Negative comments axised on clan hate.

 

As for the killings, who is behind it, the same cowards who attacked Baidoa and then fought inside the capital. It will take a while but the foundations are there..

 

Again a pic tells a thousand words.

Yes Picture tells thousand words...imagine If I post what is now left on Geedi's former villa now?

 

 

Listen Duke, I am happy to see people cleaning up waddooyinka but would be more happy to see security as well. How many people die everyday now compared to when the ICU was in charge of Mogadishu? that says alot.

 

It is back to chaos like during the warlords era of course, because the very same warlords are back with their titles upgraded to TFG. What do we expect? Destruction and more bloodshed, but insha Allaah, they will all be gone one day including the ones that you support and whose propoganda you cut and paste on here on daily basis and Somalia will be peaceful.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mudane Dhagaxtuur “Jardiinooyinka la dayactiray waxay astaan cad u yihiin in Muqdisho ay gashay jawi nolol iyo nabad ah” { 25 Sep 2007}

 

waxaa la daabacay Tue 25 Sep 2007 14: 03: 55

Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca arrimaha bulshada Mudane Maxamed Cusmaan Dhagaxtuur ayaa sheegay in maamulka Gobolka Banaadir uu dhammaystiray dhismaha lix jardiino oo Muqdisho kaga yaal meelo muhiim u ah bilicda caasimadda.

 

Mudane Dhagaxtuur wuxuu sheegay in jardiinooyinka la dhammaystiray dayactirkooda ay ka mid yihiin laba jardiino oo ku yaal FIAT, laba kale oo ku yaal Cabdulcasiis iyo jardiinka weyn ee aargada lambar afar, kuwaas oo uu tilmaamay in maalmaha soo socda la arki doono iyagoo dhireysan oo indhaha u roon.

 

“Dhismaha iyo qurxinta bilicda caasimadda Muqdisho cidna ku halleyn mayno, maxaa yeelay caasimad kasta muuqaalka ay leedahay waxaa lagu qiimeeyaa bulshada deggan, taas ayaana nagu kallifaysa inaan dhabarka u xiranno hawlaha Gobolka Banaadir” ayuu yiri Mudane Dhagaxtuur.

 

Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca arrimaha bulshada wuxuu si gaar ah ugu mahad celiyey agaasimaha waaxda beeraha iyo xoolaha ee Gobolka Banaadir, shaqaalaha waaxdaas iyo dadweynaha ku nool degmooyinka ay ka socdaan hawlahaas, kuwaas oo uu sheegay inay si geesinimo ah uga qayb qaatay shaqooyinkaas waxtarka leh.

 

Email: admin@gobolkabanaadir.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this