Sign in to follow this  
Cowke

Galkacyo: Galmudug holding Journalist Seminar At Hotel Embassy

Recommended Posts

Cowke   

Gaalkacyo(radiolaasc aanood) Siminaar lugu baranaaye habdhaqanka saxaafada ayaa kafurmay gaalkacyo

 

Ururka Nabadda iyo Horumarinta Aadanaha ee Mudug Peace & Human Development Organization �MPHDO� ; ayaa maanta Hotel Embassy ee Magaalada Gaalkacyo ku qabtay Seminar lagu dhisayo tayada Saxaafada.

 

Seminaarkaas oo socon doona muddo 3 cisho ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay 25 Suxufi oo ka kala socday warbaahinta ku taal koofurta gaalkacyo

 

madax Barnaamijyada Ururka Mudug Peace and Human Development Organization (MPHDO) Mahdi Mohamed Elmi, oo ka hadlay munaasabadii furitaanka, ayaa ka warbixiyay waxqabadka Ururka tan iyo markii la aasaasay bishii February 2006-dii, waxaana dhisay ayuuu yiri dhalinyaro Aqoonyahano ah oo ka soo jeeda Galkacyo, GalMudug State.

 

Ururka MPHDO waxaa u qorsheysan in ay u qabato 3 Tababar oo kale Bulshada GalMudug, Ururku waxuu ku barayaa Suxufiinyta deegaanka xquuqda muwaadinka, Anshaxa Saxaafada iyo hab dhaqanka Maxaabiista.

 

sikastaba ha ahaatee siminaarkaan ayaa noqonaaya kii ugu hoo reeyay ee ururkaan uu uqabta suxufiyiinta kahoolgala koofurta gaalkacyo

 

c/qaadir axmed jimcaale

 

E-mail keeyse20@hotmail.com

 

Rlaascaanood1@yahoo. com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Anwar yeah i agree peace and stability are crucial. How to achieve it and make sure it is long-term is the tough question.

 

Anwar galmudug goals should be to incoporate galguduud and southern mudug.

 

These are critical for galmudug, they should hold meetings with the cities of mudug and galguduud and arrange power-sharing agreement.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Cowke:

Ururka MPHDO waxaa u qorsheysan in ay u qabato 3 Tababar oo kale Bulshada GalMudug, Ururku waxuu ku barayaa Suxufiinyta deegaanka xquuqda muwaadinka, Anshaxa Saxaafada iyo hab dhaqanka Maxaabiista.

That is what is needed. Grassroots movement to build the nation block by block, city by city.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this