Sign in to follow this  
Dhubad.

Baardhere - Maxkamad Islami ah oo looga dhwaaqay..

Recommended Posts

Dhubad.   

Midowga maxkamadaha islaamiga ee gacanta kuhaya magaalada baardheere ee gobolka gdao ayaa manta degmada baardheere ee gobolkan gado umagacaaby maxkamada islaami ah iyo madax amaanka magaladaasi

 

 

Shiq maxamed gadashay oo ah madaxa maxkamadaha islaamiga ah ee gobolkan gado oo saaka kahadlayay shir ay kasoo qayb galeen boqolaal dadka magaalada baardheere ee gobolkaani gado isla markaana kadhacay barxada shiir kale oo kutaal bartamaha magaalada waxaana lagu magacabay gudoomiyaha maxkamada islaamiga ee degmada baardheere waxaana loo magacabay shiq aadan axmed guray oo looyaqaan sh aadan fanax, gudoomiye kuxigeenka ayaa loo igmaday shiq cabdi sugow, gudoomiyaha amniga magalada ayaa sidoo kale magacaabay Bare maxamed faarax

 

“waxaa ladhisay aminga degmada baardheere, waxaa kaloo ladhisay maxkamda islaamiga ah ee degmada baardheere, waxaa waxii xiligaan kadanbeeya amaanka magaalad baardheere kacanta kuhaya maamulka islaamiga ah ee gobolka gado,ilaahay idinkii waa laguulaysanayaa,waa la is gacmo qabsan doonaa,waxaa dhamaaday waxii saacadn kadanbeeya *********,*********,cowro maleh,gaaljecel,fulaa,,fulaan fulaan” ayaa kamid ahaa hadaladii maanta ee shiiq maxamed gaadashay uu kajeeday fagaaraha shiir-kole

 

Sidoo kale waxaa ay sheegeen masuuliyiinta maxkamadaha ee magacaabay xilalkaasi in maalmaha soo socda ay soo dhisi doonaan dhamaanba maamulka magaaladaasi baardheere ee gobolkan gado.

 

 

Su,aasha dadka ay isweydaarsanyaan ah ayaa ah waxa ay kabadali karaan kooxaha islaamiyiinta maxkamadaha islaamiga ah ay u yabyabeen degmooyinka gobolka qaar.

 

 

C/laahi Axmed Nuure, Beledxaawo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this