Sign in to follow this  
Xudeedi

Bari beats Sanaag through penalties on there way to the finals

Recommended Posts

Xudeedi   

Waxaa galabta ciyaar xiisa badan ku dhaxmartay garoonka kubada cagta ee Mire Awaare laba kooxood oo kala matalayay Gobalka Bari iyo Gobalka Sanaag

 

Ciyaarta oo aheed mid loogu baxaayey Finalka ama kama danbeysta ayaa waxaa ka soo qayb galay boqolaal dad ah waxana ciyaarta labada dhinacba ay ahayeen kuwa muujinayay dadaalo dheeraad ah si ay ugu soo baxaan ciyaarta kama danabaysta ah ee finalka koobka 5 aad ee tartanka Goabalada Puntland.

 

Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa ku soo idlaatay 0-0 oo labada dhinac isla dhaafi wayeen hasa ahatee markii dib la isku soo laabtay ayaa labada kooxood waxa ay muujiyeen fir-fircooni dheeraad ah waxaana iska dhumiyeen fursado gool la oran karay kuwaa oo inta badan ahaa kuwa ay ku badnayeen kooxada matalaysay Gobalka Bari.

 

90 daqiiqo ee loogu tala galay ciyaarta ayaa ku soo idlaatay 0:0 waxana lugu kala saaray darbada rigoorayaasha loo yaqaan mana jirin wax waqti dheeraad ah oo lugu daray hasa ahatee nasiib daro laba ciyaartooy oo ka mid ah Gobalka Sanaag ayaa ku guul daraystay in ay soo hoyaan guul kidib markii ay dhumiyeen rigooradii loo dhigay.

 

Gobalka Bari ayaa ku soo baxay 2:0 waxaana guusha goolka ah u keenay ciyaar yahan Zaki oo ahaa ninkii u soo saararay sama finaalaha Gobalka Bari

 

Ciyaarta finaalka ayaa waxaa isku soo baxay Gobalka Sool iyo Gobalka Bari maadama maalintii shalay Gobalka Sool uu soo reebay Gobalka Mudug oo rigoore kaga soo badiyay intii ciyaarta socotay dhalatay.

 

 

Xulka Gobolka Sool ee Difaacanaya Koobka

Cayaarta Finalka ayaa lagu wadaa in ay maalinta beri ah ka dhacdo Garoonka Mire Awaare, Gobolka Sool waxa ay koobka qaadeen sanadkii hore, labada kooxood ayaa kuwada jirey hal Group waxaana cayaartii is reebreebka badiyey Gobolka Sool taas oo ku dhamaatey 2:1, cayaartii dhacdey 11.12.2009

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

2 escaped ONLF prisoners were playing for Haylaan (dhahar) but unluckily were defeated in the first round. lol aad baan uga xumahay.

 

Zaki who do you have your bet on saaxiib for the finals.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well done to the BARI boyz, now they are in the final, what is left is one last pull, pull it off and bring the cup of Puntland to centre of Bosaaso - Gaaco square, so that all reer Bosaso can partake in your hereos welcome and celebrations.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Zack, I predicted this final match btw Sool and Bari regions quite precisely. Bari is gonna win it all this year. That's my bet.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this