Sign in to follow this  
The Zack

Hogaanka Sare ee Al-Shabaab oo Is Khilaafay..

Recommended Posts

The Zack   

It is about that time....

 

Hogaanka al-shabaab oo is Khilaafay

 

Khilaafka u dhaxeeya hogaamiyeyaasha al-shabaab in muddo ah ayuu soo jiitamayay, taasoo ugu dambeyn keentay in Mukhtaar Roobow uu Maleeshiyadiisa kala baxo Muqdisho.

 

VOA

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

These reports are stating that Ina Godane started to give promotions and high posts to some of his clansmen. Mukhtar Robow refused to accept that. The qabiil thing infected even the Shababs LOL...

 

Mukhtar Robow's militia are all leaving Mogadishu, the news adds.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qilaafka run ayuuba u egyahay since ciidamada dowladda qabsanooyaan meelo aynan waligood haweysan, waxaana kamid ah Tarbuunka iyo Taleex. Meelahaas ee tagaan waa hore ugu dambeysay.

 

Either Barbaarta kaarto cusub ayee wataan ama qilaaf xoogan ka dhex taagan oo meelahaas saas u baneeyeen.

 

Hadduu warka runyahayna, I very welkam it. I hope Rooboow iyo baandadiisana sii kala jabaan, kaas kalena Godane kuwiisana sii kala furfurtaan.

 

Now I know Maadka Maanuur Maadeey wuxuu shib la yahay labadaan beri. Dadkuu u sacabtumaaye godkooda biyo iskugu shubeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^LOOL@Maadeey wuxuu shib la yahay.

 

Ninku warbixino hoose buu helaa, waxan dhan wuu la socdaa laga yaabaa :D .

 

On a serious note, sheekadan waa xaqiiqo per my resources in Xamar. Ciidamo dhan baa magaalada ka guuray kadib markuu Ina Godane ku madax adeegay go'aamo uu kaligii iska gaadhay oo qaar ka mid ah madaxda sare ee dhalinta ay ka biyo diideen. Roobow baa raggaas ka mid ah.

 

Khaldaamiin badan oo si fiican kitaabada shabaabka loo barin buu wada "Amiir" ka dhigay. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is also a rumor that Mukhaat Roobo withdrew his militia from Xamar after Al-shabaab finished off some of their wounded men(around 200) who mainly hailed from Bay region due to they cannot be taken care off. So Roobow got pissed off and he withdraw his army.

 

At least this is one version of the rumor !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Dagaal magaalo mudo dheer kuma jiri karaan. Muqdisho waa magaalo aan lagu kala adkeyn. Waa laga yaabaa in tageerada shacabkana hoos u dhacdo laakiin ciidamada ka baxay magaalada waxay u badantahay in ay nasiimo u adeen goobo kale ilamaa ramadaanta kale. Japan ama Alaska oon la soo furan in ay kala jabayaan ilama aha. Taas waa balan( iyo cahdi) ay la galeen musheekhda joogta Afghan. Balantuna waa shay ay ku adag yihiin( marka laga reebo dhacdadii kismaayo)!

 

Warkan sal iyo raad toona ma leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this