Sign in to follow this  
Ahmed_Guree

Welcome to the Wild Wild East......

Recommended Posts

Ciidamada PL oo Bangi dhacey

12 Dec 12, 2006, 11:16

 

 

 

 

Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta dhac xoogan waxa ay u geeysteen Bank-iga Magaalada Gaalkacyo ku yaala.

 

Ciidamadan oo gadood ka ahaa sida la sheegay Mushaaraad ka soo daahay ayaa waxa ay saakay ku waabariisteen Bankiga dhexe ee magaalada Galkacyo, halkaasi oo ay ka dhaceen 70 Million oo sh.som ah.

 

15 Milyan oo lacagtas ka mid ah ayaa wararku sheegayaan in ay kaga daatay dhulka, iyadoo lacagahaas ay boobeen dad meesha ka ag dhowaa.

 

C/rashiid Xaashi Dhuubane oo GO Khadka Telefoonka kula xiriirtay isagoo ku sugan Galkacyo ayaa sheegay in lagu raad joogo ragii ka dambeeyay falkaasi dhaca u geystay Bank-giga.

 

Ciidamada Puntland ayaa maalmihii la soo dhaafey si hab-qan ah uga soo baxayay jiida hore ee Galkacayo kadib markii ay la soo daristay daryeel la'aan iyo mushaharaadkooda oo aysan qaadan in muudo ah.

 

Cabdi Fatax Axmad,Go

Courtesy of: http://www.garoweonline.com/stories/publish/article_6445.shtml

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^^ They could've got more if they hit their local Dahabshiil.

 

Anyways, where were the Ethio goons who were supposed to prevent all this?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cadde oo lagu xabadeyay saldhiga Garowe

13 Dec 13, 2006, 10:27

 

 

 

 

Madaxwaynaha DGPL ayaa maanta mar uu booqasho ku marayay saldhiga Booliiska ee magalada Garowe ayaa waxa uu la kulmay ciidamada Booliiska oo aad u caraysan.

 

Ciidamada Booliiska ayaa markii ay arkeen Cadde Muse oo soo galay xarunta Booliiska waxa ayay ooda ka qaadeen maxabiis ku xirnayd saldhiga iyaga oo ku muujinayay cabashadooda.

 

Buuq iyo muran xoog leh oo goobta ka dhashay ayaa waxa uu sababay is-rasaasayn dhexmartay ilaalada Cadde Muse iyo ciidanka Booliiksa.Is-xabadeyntaas dhexmartay kooxahaan ayaan dhimasho iyo dhaawac midna gaysan balse sababtay in Cadde Muse goobta ka baxo isaga oo ay ka muuqato caro badan.

 

Ciidamada DGPL ayaa maalintii shalay dhacay bangiga magaalada Galkacayo iyada oo lacagta la dhacay ay warar dambe sheegayaan in ay ka badneyd 70 Milyan sh.so ah, balse ay ahayd hal bilyan oo sh.so ah.

Things are getting out of hand in cadde addmin

 

 

Xukuumada Cadde Muse ayaa qarka u saaran in kufto madaama ay ka soo bixi wayday howlihii loo igmaday isla markaana awoodi kari wayday musuq maasuq dartiis in ay bixiso mushaharaadkii shaqaalaha iyo ciidamada.

 

Garowe Online,Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this