Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Somaliland oo barakacayaasha Soomaaliyeed ku tilmaantay qaxooti shisheeye ah!!!

Recommended Posts

Kulan socday muddo sadax maalmood ah oo looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa dadka soo galootiga ah ee ka soo cararay dagaalada sokeeye ee ka jira dalalka la deriska ah xukuumada Somaliland ayaa shalay lagu soo gebagebeeyay magaala madaxda Somaliland ee Hargeysa.

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Maxamed Cabdi Gaboose ayaa sheegay in la baaro dadka soo galootiga ah oo uu ku tilmaamay in ay halis ku yihiin amniga, isla markaana la daba galaa waxa ay soo dooneyn iyo dhibka ay ka geysan karaan Somaliland.

 

"Dadka loo adeegsado qaraxyada iyo argagaxisada waa dadkeyna mana garanayaan qaraxa iyo dhibaatadiisa lacag uumbaa la siiyaa oo la yiraahdaa halkaa gee ama halkaa qod ee ku aas, waana kuwo ay wadaan dadka ka yimid koonfurta Soomaaliya ee halkan ku soo galay qaxootinimada" ayuu isna yiri duqa Magaalada Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jaciir.

 

Dhanka kale waxaa isna halkaas ka hadlay wasiirka Caafimaadka MD. Xuseen Xoog oo isna dadka barkacayaasha ah ee ka yimaada Ethiopia iyo Soomaaliya ay yihiin qaxooti cuduro ku faafinaya Somaliland, iyadoo kulankaasina ay ka hadashay sarkaalad ka socotay Hay'adda UNHCR oo sheegtay in dadka Itoobiya ka yimaada ay u aqoonsanyihiin qaxooti halka kuwa Soomaaliya ka soo cararayna ay u aqoonsanyihiin kuwo dalkooda iyo dadkooda ku soo barakacay.

 

"Soamaliland waa dal yar oo dunida ka sii jeesatay 3-4 Melyan dad aan dhameyn baa qaxootin naga badan naga dul yimid mana xamili karno waxayna u badanyihiin kuwo dimbiilayaal soo cararay ah waana in ay xukuumadu go'aan ka gaadhaa" ayuu yiri Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal).

 

Gebagebadii kulankan ayaa u muuqda mid bilow ah sidii ay xukuumada Somaliland talaabo uga qaadi laheyd barakacayaasha Soomaaliyeed ee ka cararay dagaalada aan dhamaaka laheyn ee ka jira Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya iyagoo iloobay abaalkii loo galay xiliigii ay SNM-tu la dagaalamayeen Milatrigii Siyaad Barre ee dadkoodu ku soo barkaceen koonfurta Soomaaliya.

 

 

Somaliweyn

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soamaliland waa dal yar oo dunida ka sii jeesatay 3-4 Melyan dad aan dhameyn baa qaxootin naga badan naga dul yimid mana xamili karno waxayna u badanyihiin kuwo dimbiilayaal soo cararay ah waana in ay xukuumadu go'aan ka gaadhaa" ayuu yiri Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Gaal).

"Dadka loo adeegsado qaraxyada iyo argagaxisada waa dadkeyna mana garanayaan qaraxa iyo dhibaatadiisa lacag uumbaa la siiyaa oo la yiraahdaa halkaa gee ama halkaa qod ee ku aas, waana kuwo ay wadaan dadka ka yimid koonfurta Soomaaliya ee halkan ku soo galay qaxootinimada" ayuu isna yiri duqa Magaalada Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jaciir

Sxb adigu sii ba uu aragtaa anna si, Ujeedadeyda maha isku Dirr, mas'uuliyiintina sida ay ula dhaqmayaan barakacayasha masaakiinta..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

yes that true somaliland will determine who comes to its shores and who qualifies to stay, the time of letting all in has finished, new laws will be passed by the new government which will tighten immigration these new strict laws will hopefully put stop to the endless stream of refugees from somalia and ethopia.

 

those who do not meet these new criteria will be repatriated.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Shacab Soomaaliyeed oo dalkooodii jooga, in lagu tilmaamo "qaxooti shisheeye" waa arrin laga xummaado.

 

Waa nasiib daro in qof Soomaliyeed lagu dhaho ka bax magaaladaadii, waayo reer hebel matihid

 

Muwaadinka Soomaaliyeed halkuuu aadayaa hadii dalkiisa laga Musaafirayo? Ma America, Europe, Arab Country, mise Kenya

 

 

Qof kasta oo soomaali xaq ayuu u leeyahay inuu ku nooladu meel kasta oo wadanka Somalia ka mid ah, cid inay ka xigsatu waa gaf iyo khalad weyn,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Qudhac:

yes that true somaliland will determine who comes to its shores and who qualifies to stay, the time of letting all in has finished, new laws will be passed by the new government which will tighten immigration these new strict laws will hopefully put stop to the endless stream of refugees from somalia and ethopia.

 

those who do not meet these new criteria will be repatriated.

When you approach cloud five ..just click any button you like....,,, :D

 

jfaek4.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

yes that true somaliland will determine who comes to its shores and who qualifies to stay, the time of letting all in has finished, new laws will be passed by the new government which will tighten immigration these new strict laws will hopefully put stop to the endless stream of refugees from somalia and ethopia.

 

those who do not meet these new criteria will be repatriated.

Saa rabtin ka yeela waan idin dhaafay walaalayaale ka taliya dhulkiina waxey dhasho aan aragnee, beri nin siilaanyo ku heyba is qarxin doone idinkey idin taala taasi....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Oba hiloowlow,

 

Insha Allah khayr bey noqonasaa, shacabka Soomaalida ah dhibaatada waa ka baxayaan, hala duceeyo inuu Allah asgaa qadir inuu midnimo iyo nabad nasiiyo

 

 

Maamulka Somaalidiidka ah, Soomaali oo dhan ayuu la dagaalamya maaha koonfir oo kaliya,

 

Somaalidiiidku waxa uu rabaa inuu shacabka SSC kasaaro dhulkooda,kumaa kun jeelasha ka buuxiyeen,

 

Soomali diidku waxaa uu wadaa boob, dhac, dil, tuuganimo, iyo dhibaato ee ku hayaan shacabka Soomaaliyeed ee Woqooyi, Koonfir, iyo Galbeed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Afgani, Zaylici and Godane must all be foreigners living in Bakool, Bay, Kismayo and Mogadishu.

 

Also Inna Omaar must be a foreigner within the Somali government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by oba hiloowlow:

lol qandalawi anaga somalidiid ma nihin

Waa runtaa waa fool xun in shacabka Soomalii loo kala sooc sooco reer hebal iyo reer habel

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Originally posted by oba hiloowlow:

 

Saa rabtin ka yeela waan idin dhaafay walaalayaale ka taliya dhulkiina waxey dhasho aan aragnee, beri nin siilaanyo ku heyba is qarxin doone idinkey idin taala taasi....

there is no where in the horn of africa has somalia refugees found more safety and help than somaliland.

 

we have done what you fail to do fopr your citizens but ofcourse you wouldnt know to show bit of gratitude.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this