Sign in to follow this  
Captain Warya

Breaking News: Shiikh Xasan Daahir Aweys oo Muqdisho soo gaaray

Recommended Posts

Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka soo degay garoonka km-50 ee gobolka Sh/hoose.

 

Sida uu idaacada shabelle u xaqiijiyay Ismaaciil Xaaji Cadoow oo ah afhayeenka golaha shuurada ee xisbul islaam garabka Dr Cumar Iimaan shiikh Xasan Daahi Aweys ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka soo kicitimay dalka Eritarea.

 

 

Mar wax laga weydiiyay Imaanshiyaha Shiikh Xasan waxaa uu sheegay in uu toos ugu soo guuray magaalada Muqdisho sababta uu u yimidna ay tahay in xoogaga Muqaawamada aysan dagaalami oo loo baajin lahaa dagaalo dhex mara.

 

Sidoo kale waxaa uu sheegay mar wax laga weydiiyay in safarka uu magalada Muqdisho ku yimid shiikh Xasan ay la xiriirto Wada hadalkii Sudan ayuu sheegay in arimahaasi uu ka hadli doono Shiikh Xasan Daahir.

 

Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco shabelle.net Saacada soo socda hadii uu illaah inoo saamaxo.

 

 

http://www.shabelle. net/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Malika Sema, vibi hali yako?

 

No he is my second Awoowe :D and I am sure they will listen to him. At the moment these groups are suspicious of each other and the enemy is taking advantage of that which is shame really!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^Poa Mjomba! smile.gif

 

Insha'allah Kheyr, wiis wiis baa umaada haysaa, to trust one another is proving to be the barrier to our progress.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^JB no wonder what? lol would you believe me my if I say my third Awoowe hails from Boorame ;)

 

Tanye Xamar baa la isdaba haystaa ma maqashay waligaa lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

I remembered Mohamoud Gaildon's, the author of ***** in Las Burgabo, about an article he talks of these fake acrynyms and tribal organizations.

 

He said something of this sort. 'What was Democratic about SSDF, National about SNM, Patriotic about SPM, United about USC.' Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this