Sign in to follow this  
Che -Guevara

Xildhibaan Qanyare:Waa Ayaan darro In Isbaaro Loo Dhigto Ansixinta Raisalwasaaraha

Recommended Posts

Abwaan   

Isaga ma ahane waa dhowrka kun oo ka hadlinaya. When did he ever had sharaf? You never know lacagtiisana waa qaadanayaa. Shariif Xassanna kama hor-imaanayo hadalladaanna waa iska dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

S@mali...You might think he is right but others think the opposite balse waa la arki doonaa. I think we need to know waxa meesha ka jira. Soomaaliya ayaa mar walba koox afduub inay ku qabsato rabtaa...The issue ra-iisal wasaare waa ka weyn yahay. In nidaamka aan macnaha badnayd ee lagu heshiiyey la iskaga tunto ma fiicna.

 

Dadka iyo dalka ayaa lagu ciyaarayaa...Odayaashaan marba isbedbedlaya waa tegayaan, meeqaan aragnay oo na soo martay. Marba koox ha jidbooto, balse way dhammaan. Waxaa roon in marwalba nidaamka lala jiro oo uu haro.

 

I think both of them, labada Shariifba waa khaldan yihiin over here. Madaxweynaha oo xafiiskiisa ay koox Aala-Shiikh la dhaho maamulanayso iyo isagoo si aan hubsi lahayn iskaga raacaya, xitaa heer waxay gaareen ay qoraal ka soo saaran xaafiiska ay kula dagaalamayaan aragtida Xariifka ee uu isna Baarlamaanka u adeegsanayo khilaafka ah maxaa ninkaan la igala tashan waayey. Marka hawshu intaas weliba waa ka sii fogtahay oo waxay salka ku haysaa tartan awood iyo siyaasadeed oo u dhexeeya Aala-Shiikh iyo Xariif Xasan. Marka warka Qanyare oo ah dadkii ugu horreeyey ee Xariif Xasan awooddaan Siyaadadeed u yeelay yuu ku soo jiidan, wax macne ah kuma fadhiyee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xariif Xassan is wrong this time and is gambling away all of his xiniinyo by sticking to his secret voting, a move never happened in previous times incl. Galaydh's era. On the other hand it looks like that XAriif Xassan wants in wax loo soo tuur-tuuro xilibaanadiisa oo dhowr bilood qatanaa bilaa mushaara busaaarad xumina aay hayso u rabaa in Sh shariifka wax loogo soo gooyo ileen PM Farmaajo wax uu u tuur-tuuro ragaan mahayo’e madaxweyne Shariif ma rabo inuu jeebka gacata gesho halkaa weeye meesha la isku mari la yahay si kastba arbacada waxaa dhici karta tii budhka iyo feedhka la isla dhici jiray haddii midkoodna ka soo debcin meesha aay taagan yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^Sax, Sheekadu waa filim aan dhamaad lahayn, Raggu waa isdiidanyihiin, Khilaafka iyaga ka dhexeeya bay Soomaali oo dhan u curyaamin, Waa nasiib daro.

 

Shariif Sakiin xafiiskuu uu kula madaxdooyada ma ka guuray? I think he missed those days he used to have photo shoots with the President. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this