Sign in to follow this  
General Duke

Jowhar 120 man strong millitia escape from courts.....

Recommended Posts

Jowhar: Ciidamo tabo bar uga socday Jowhar oo laga waayay xeryohoodii.

Axad, December 03, 2006

 

 

Jowhar(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya degamda Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegaya in ciidamo tabobar u socday oo ah kuwa maxkamadaha magaalada Muqdisho ay halkaasi ka baxsadeen.

 

Ciidankan ayaan la sheegin halka ay aadeen , waxaase wararku tilmaamayaan in dhinaca dawladda Federaalka ay u keceen.

 

Ciidankan xeryohooda ka tagay ayaa lagu sheegay tiradooda 120 askari, kuwaasoo isugu jira kuwo hubaysan iyo kuwo aan hubaysnayn.

 

Goob jooge kusugan magaalada Jowhar ayaa AllPuntland u sheegay in ciidankan qaybo kamid ah ay ahaayeen ciidankii guddoomiyihii hore ee gobolka Shabeellada dhexe Maxamed Dheere.

 

Maxkamadaha ayaan wax jawaab ah ka bixin bixitaanka ciidankaasi ay ka tageen xeryihii ay ku xeraysnaayeen.

 

Todobaadkii ugu danbeeyay waxaa magaalada Baydhabo gaaray laba dufcadood oo ciidan ah ,kuwaasi oo ka baxsaday maxkamadaha Islaamiga, waxayna tiradooda marka la isku daro gaaraysay 550 askari.

 

Dhammaan ciidanka baxsaday ayaa ku doodaya inay la sii joogi kari waayeen maxkamadaha oo isticmaalay awood iyo cadaadis xooggan

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lets see if SICU captures another village in the territory it controls. lol

The domino effect of this will be felt soon in Mugadishu.

 

Somalis should be thankful to Puntland for staying on its state borders and not go on to retaliate and punish SICU for its adventure.

That saved Somalia from a civil war that no one would have been able to stop.

The TFG was not ready to put its forces between and separate the two, Puntland and SICU.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this