Sign in to follow this  
miles-militis

Commemorations of Women’s Day in Puntland

Recommended Posts

Lascanod

Laascaanood(Radiolaascaanood)08-03-04 Isniin:-Waxaa saaka lagu qabtay xaflad si heersare ah loo soo agaasimay oo Lagu xusayo maalinta haweenka aduunka oo ku beegan maanta oo ah 8 Maarso, Hutelka Kulan ee ku yaala Badhtamaha Magaalada Laascaaanood.

 

Xafladan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka haweenka ee Hano-Qaad ayaa waxa ka soo qayb galay dadweyne farabada oo ka kala socda qaybaha bulshada, waxaana ay halkaasi ka soo jeediyeen warbixino ku saabsan xuquuqda haweenka iyo kaalinta wax ku ool ka ah ee ay bulshada dhexdeeda ku leeyihiin.

http://www.radiolascaanod.com/demo/index.php?art_id=455&categ=&expand=&file=view_article.tp

 

 

Galkayo

pictures

 

Bosaso

pictures

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this