Sign in to follow this  
Che -Guevara

The Time is NOW

Recommended Posts

How long would continue supporting this Madness?

 

 

Carruur lagu Qafaashay Caasimada Muqdisho iyo Dagaaladii oo wali ka Hulcaya

 

Muqdisho:-Dagaalkii magaalada Muqdisho ayaa meelihii uu sida weyn u saameeyey waxaa kamid ah masjidka Al-Hidaaya ee ay leeyihiin xarakada Tabliiqa, halkaasoo ay ku sugnaayeen xilligaasi dad ka badan boqol qof iyo carruur fara badan oo halk

 

Sheekh Xuseen Cali oo ka mid ahaa culumadii halkaasi ku sugnayd, ayaa warbaahinta u sheegay inay Ciidamada Itoobiya gudaha u soo galeen Masjidkaasi Barakaysan iyaga oo waliba ka Taxaabtay Carruur Da"yar oo markaasi ku sugnaan Gudaha Masjidka.

 

 

Masaajidkaasi waxaa ku dhacday madaafiic badan oo ay ciidamada Ethiopia halkaasi ku ganeen, sida uu sheegay Sh Xuseen Cali, dabadeedna iyagoo taangiyo wata ay masjidka tageen, waxayna masjidkaasi ku dileen dad ku dhow toban qof oo ay ku jireen culumo si weyn loo yaqaanno.

 

 

Shiikh ayaa sheegay inay Ciidamada Itoobiya si Naxariisdaro ah ay Masjidkaasi ugu gareeceen Hubka Cul Culus, kuwaasi oo dhamaan dhulka la simay dhismihii Masjidkaasi.

 

 

Sheekha ay beeniyay eedayn ay u soo jeediyeen Saraakiisha Ciidamada Somaliya oo ah in Masjidkaasi laga soo maleego dagaalada ka oogan Caasimada Muqdisho, arinkaasi ayaa Sheekhu waxa uu ku til maamay mid aan sal iyo raatoona lahayn.

 

 

Arinkaasi ayaa waxa uu ku soo adayaa xili ay Caasimada ka oogan yihiin Dagaalo aad u khatar ah kuwaasi oo ay ku dhinteen Boqolaal Ruux halka Kumanaan kalena Ka bara kaceen Gudaha Caasimada Somaliya.

 

 

 

 

 

Fartuun Axmed Saalax

 

 

LaasqorayNet- Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tafaasiisha Culumo Tabliiq ah Oo ay Ciidamada Ethiopia Ku Gowraceen Masjid Ku Yaala Muqdisho.

 

MOGADISHU - Waxaa isa soo taraya Maydadka Dad badan oo Soomaali ah oo ay shalay Ciidamada Ethiopia ku gowraceen Masjid caan ah oo ku yaala deegaanka Waxar cadde ee Magaalada Muqdisho.

 

 

Ciidamada ayaa la sheegay in shalay gudaha u galeen masjid weyn ee Al-Hidaaya oo ku yaala xaafadaaasi waxar cadde ee deegaanka Suuqa Xoolaha ka tirsan isla markaan ay dad farabadan oo lagu qiyaasay 30-ruux ku gowraceen.

 

 

Sodonka ruux oo ciidamada Ethiopia la sheegay in ay gowraceen ayaa dhamaantood ahaa Culumada Tabliiqa loo yaqaan kuwaasi oo in mudo ah fariisin u ahaa Masjidka Al-Hidaaya oo ah goobta ciidamada Ethiopia ka soo qabteen.

 

 

Culumada Tabliiqa loo yaqaan ee ciidamada Ethiopia gowraceen ayaa waxaa ku jiray Madaxii Culumadaasi oo lagu Magacaabi jiray Sheekh Siciid Yaxye, islamarkaan si weyn looga yaqaanay gudaha dalka Somalia.

 

 

Gowraca Culumadan, ayaa dadka deegaankaasi ku dhaqan ku soo warameen in ay timid kadib markii ciidamada Ethiopia gudaha u soo galeen masjidkaan oo ahaa mid si aad ah inta badna ugu kulmaan culumada Tabliiqa ah, islamarkaana ay ka wateen Dhowr ruux oo la shegay in ay ahaayeen hogaanka culumada Tabliiqa.

 

 

Dhinaca kale Meydadka 2-ruux oo rayid ah ayaa sakaay waabarigii lagu arkay xaafada xamar-jadiid degmada wardhiigleey ee Magaalada Muqdisho.

 

 

dadka Tirada yar ee xafadaasi ku dhaqan ayaa saakay saxaafada u sheegay in markii uu waagu baryay arkeen 2-ruux oo Meyd ah kuwaasi oo jirkooda ay ka muqdeen dhaawacyo rasaas oo xoogan.

 

 

Muuse Cumar oo isagu sheegay in uu ka mid yahay dadka Tirada yar ee xaafadaasi ilaalo ka haya guryahii laga qaxay ayaa ku nuux nuuxsaday in 2-ruux oo meydkooda saakay xaafadaasi lagu arkay ahaayeen Odayaal da'ah isla markaana ka mid ahaa dadka ilaalada ka ahaa xaafadaasi.

 

 

Muuse ayaa ku nuux nuuxsaday in ay labadaani ruux soo toogteen ciidamo Ethiopian ah oo ku sugan qeyb ka mid ah xaafada isla markaana diida inta badan dhaq dhaqaaqyada dadka ee deegaankaasi.

 

 

Isaga oo hadalkiisa sii wata waxaa uu sheegay in haatan ku howlan yihiin qabkii ay meydadkaasi ku aasi lahaayeen isla markaana qaban qaabadeeda ku jiraan.

 

 

Inta badan Ciidamada Ethiopian ka ah ayaa si liif ah ku toogta dadka rayidka ah ee ku sugan deegaanada fariisimada ay u tahay taasina keenta in dad badan oo meydad ah markii uu waagu barto lagu arko xaafadaha Ciidamada Ethiopian-ka ah ku sugan yihiin ee Magaalada Muqdisho.

 

 

Si kastaba gowraca Ciidamada Ethiopia u gaysteen culumada Tabliiqa ka tirsanaa ayaa yimid iyada oo Mudo 2-maalin ah dagaal qaraar deegaano Hiliwaa iyo Yaaqshiid ka tirsan dagaalo xoogan ku dhex marayay ciidamo Ethiopian ah iyo kooxo Hubeysna oo ka soo horjeeda.

==

 

Boocame Online news warbaahinta Qarniga Cusub

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^Tell me about it,its too painful to observe this madness..Subhanallah!

 

See layeela ya rabbi.. :confused: it breaks my heart,the worse is the oblivious state of many Somalis in diaspora.I was at a Somali meeting yesterday instead on focusing on issues at hand,the dire need of the ppl they started to point fingures and ofcourse arguments and slundering starts..oh well we left without a plan on how to tackle any issue we were meant to be discussing..Umaad cajiib alla!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Clerics killed in Somali mosque

 

 

The bodies of 10 people have been found in a mosque in the Somali capital, after two days of clashes between Ethiopian troops and insurgents.

 

Local residents blame the killings on the Ethiopians, who are backing the government against Islamist fighters.

 

Six of the dead are religious leaders from the Tabliq Sufi sect, which is not involved in the conflict.

 

Some 70 people were killed over the weekend, local residents say. Sporadic shooting can still be heard.

 

Prime Minister Nur Hassan Hussein says the government was defending itself during the weekend clashes.

 

But locals accused the Ethiopians of shelling the residential areas of Hurwa and Yaqshid in north-eastern Mogadishu, after they came under attack.

 

'Slaughtered'

 

Aden Haji Yusuf, 60, was one of the local elders helped to bury the dead on Monday.

 

"We are now out, for the first time in two days, to discover the dead bodies of some neighbours and bury them," he said.

 

 

Tabliq official Shiekh Abdi-kheyr Isse said the Ethiopians had "slaughtered" the clerics.

 

"The Ethiopians surrounded al-Hidaya Mosque on Sunday and killed [the] mullahs mercilessly, including Sheikh Sa'id, the chief of the group in southern Somalia," he said.

 

Local resident Yahye Sheikh Muse said he had seen the dead bodies of three of his neighbours after the fighting.

 

More than 100 people have been injured.

 

Abdi-wali Hashi, only got the chance to take his mother to Daynile Hospital in Monday.

 

"I could not venture out, even to check next door, where my mother was bleeding because of a gunshot wound on her leg," he told the BBC's Mohammed Olad Hassan.

 

"The sound of the heavy gunfire for two days is still echoing in my ears," he said.

 

Meanwhile, Islamic militants of the al-Shabab movement are still holding the south-western town of Wajid, 90 kilometres (52 miles) north of Baidoa, the current seat of the interim parliament.

 

They took the town on Sunday, shutting down video cinema and kiosks selling narcotic leaves known as "khat" and also forced some boys in the city to shave their heads because they had their hair cut into western styles, witnesses said.

 

"Heavily armed young men, who masked their faces with turbans, have been in control of the town and they have also been patrolling in the streets," local resident Madey **** Nur told the BBC by telephone.

 

"Islamic law does not allow video cinema and all kinds of narcotics and that that is why we prohibited them here during our presence," militant commander Hassan Mo'alim Ibrahim told the BBC.

 

"We are not going to leave the town until we set up an Islamic administration for the local people," he said.

 

The prime minister blamed the violence on the Islamists.

 

"The government is sorry about the fighting and loss of innocent civilian lives," he said on Sunday.

 

"Our aim is to restore law and order through reconciliation and peaceful means, but that does not mean our troops and those of our ally Ethiopia will not defend themselves as they come under constant attack."

 

The UN says that more than half of Mogadishu's population has fled recent fighting in the city.

 

The Ethiopians intervened in 2006 to help government forces oust Islamists who had taken control of much of southern Somalia.

 

The country has not had an effective national government since 1991.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Culimadu maxay Masaajidka kahayeen marka lagowrici may dagaalka galaan ileyn waxa is-haya waa gaal/gaal kalkaaliye iyo intii soomaalinimo, islaamnimo iyo dareen iyo damiirka lahayde?

 

Sxb, no sitting on the fence, either die while fighting iyo raganimo ama sidii waxar yar haluggu sadaqeeyo. Soomaalidu waa inay fahmaan hal qodob: Tigreygga soomaali oo idil waa isuggu mid waana wada shabaab iyo argagixiso.

 

Sorry, I will not morn them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MOGADISHU (AFP) - The bodies of nine Islamic clerics were found in and around a mosque in the Somali capital Monday, with residents saying they were shot by Ethiopian forces during weekend clashes with Islamist fighters.

 

Six of the corpses lay inside the Al-Hidaya Mosque in northern Mogadishu and three outside.

 

Their discovery brought the death toll from two days of clashes to 56.

 

"They were innocent preachers who were shot dead by the Ethiopian forces," said Farah Fargan, a resident who helped collect the bodies.

 

Witness Sheikh Mohamed Muse said the Ethiopian troops also arrested 21 boys who had taken refuge in the mosque during the fighting.

 

"What they did was a gross humanitarian violation. They shot innocent clerics inside the house of Allah, I'm sure God will punish them," Muse said.

 

Mogadishu's heaviest fighting in two months erupted Saturday between Islamist insurgents and Somali government troops backed by Ethiopian forces.

 

Ethiopian troops came to the rescue of Somalia's embattled transitional government in late 2006 to oust an Islamist militia which had taken control of large parts of the restive Horn of Africa country.

 

Islamist fighters have since waged a guerrilla war against the government, their Ethiopian allies and African Union peacekeepers, with civilians often caught in the ensuing crossfire.

 

Somalia has been rocked by seemingly endless fighting since the 1991 ouster of president Mohamed Siad Barre.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abdiladiif:

^Culimadu maxay Masaajidka kahayeen marka lagowrici may dagaalka galaan ileyn waxa is-haya waa gaal/gaal kalkaaliye iyo intii soomaalinimo, islaamnimo iyo dareen iyo damiirka lahayde?

 

Sxb, no sitting on the fence, either die while fighting iyo raganimo ama sidii waxar yar haluggu sadaqeeyo. Soomaalidu waa inay fahmaan hal qodob: Tigreygga soomaali oo idil waa isuggu mid waana wada shabaab iyo argagixiso.

 

Sorry, I will not morn them.

war ninyahow lama socotid raga meesha ku leeday xaaladooda .... jihaadka raga ku jira inay ahaayeen waa laga yabaa .. oo sharaf iyo raganimo daldooda iyo diintooda ku difaacayay ..in la aflagaadeeyo ma mudna.. mida kala xaalada adag ayaan ku jirnaa maanta kuwa gaalo ah oo nala dhashay ayaa noo soo horseeday cadowgeena ..iyaga ayaa u baahan waxa nacayb ah iyo awood in lagu jeediyo .. xataa qofkaan awoodin in wadanka uu tago oo taageero i fidiyo nimanka magaceena ciida kor uga haya ... meel weliba aad joogta dhaqaale ahaan wad ku taageeri kartaa ... oo hub iyo qalab lagu iibiyo .. sidoo kale waxa jira lacag loo aruuriyo raga halgamaya qoysaskooda lagu taageero intay ka maqanyihiin mujaahidiinta.

 

kolay aniga address ma bixin karo lakin qofkii si daacad ah u rabo inuu taageero magaalo weliba ay somali ku badantahay waxa ka jira barnaamij lagu taageero mujaahidiinta ... waxa sharaf kuu ah .. xoraynta dhulkaaga inaad qayb ka gaysatay intay doonta ha la ekaato tageeradaada.

 

ilaahay ayaa caadil ah una jeeda maanta waxa ka socda dalkii ... cadwoga waanu ka guulaysan donaa ilahaay ididnkiis

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Depends where the said imaam stands on Jihaad issue? I hope inuuna aaminsanayn waxaad aamisantahay, 'reer hebel baa la layna maxaa nagga galey'

 

in la aflagaadeeyo ma mudna

Sxb, af-laggaadada iyo waxaad lakacdey waa maxay?

 

Sida qoraalku tibaaxayo nimanka masjidka lagu-laayeey tabliiq bay ahaayeen taasna waxay kutusi inayna dagaal hubeysan kujirin. Diid ama daa Geeljirow balse ninka soomaaliga ah ee marka xabashi iyo tigrey dadkeena dabar-goynta ku wadaan halkaas fadhiya een dagaalka hubeysan ka qayba galin hadi la gawraco meella iima damqanayo balse alle haw naxariisto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this