Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Argagixiso Lagu Qabtay Laascaanood

Recommended Posts

LaascaanooSample Imaged (Somalilandnation)- Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa saaka gacanta ku dhigay laba nin oo Argagaxiso ah oo damacsanaa in ay fuliyaan falal argagaxiso iyo hubkoodii ay wax ku qarxinayeen.

 

Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan Laascaanood , ayaa saaka ugu daatay labada nin ee argagaxisada guryahooda, ugu danbayntiina waxa ay gacanta ku dhigeen labadii nin iyo hubkoodii ay wax ku qarxinayeen oo u diyaarsan, waxana ku socda baadhitaan culus.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasaradaha Ka Dhex Taagan Maamulka Gobolka Sool Iyo Dadka Shacabka Ah Oo Sii Kordhaya

Warkii 26-Nov-2009 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk

 

Xiisadaha iyo xaaladaha biyo la,aaneed ee magaalada laascaanood ayaa sii kordhaya taasoo ay u horseeday kadib markii maamulka gobolka sool ee Somaliland ay cashuur lacageed kusoo rogeen booyadaha biyaha dhaamiya ee ka howlgala deegaanada gobolka sool .

 

 

Arintan oo keentay xamaasad iyo weliba mid biyo la,aan ba,an ku rida magaalada laascaanood iyo weliba deegaanada ku xeeran ayaa u muuqda mid marba marka kasii dambaysa sii kicinaysa xiisada dadka shacabka ah ee magaaladaasi .

 

 

 

Shaqo joojin rasmi ah ayay sameeyeen booyahadaha biyo dhaaminta ee ka howlgala magaalada laascaanood iyo weliba deegaanada ku dhow dhow kuwaasoo sheegay inaysan bixin Karin cashuurta ay kusoo rogeen maamulka gobolka sool ee Somaliland .

 

 

 

Dhinaca kale waxaa laga dareemayaa dad isugu jira rag iyo haween oo ku jira xabsiga magaalada laascaanood oo qaarkood ku dhex xanuunsadeen xabsiga gudhiisa ,islamarkaana loo diidey in damiin lagu sii daayo iyadoo ay arintaasi keentay nacaybka ka dhanka ah maamulka gobolka oo sii kordhaya .

 

 

 

Iskusoo wada duuboo iyadoo ay hore dadka qaarkiis aad ugu hanweynaayeen maamulka somaliland ayaa iminka waxaa isa soo taraya inay jiraan kacdoono ka dhan ah maamulka sool ee somaliland taasoo xiisada ay kor usii qaaday tiro haween ah oo u dhashay gobolka sool oo mudo ka badan bil xabsiga ku jira isamrkaana ay haystaan maamulka magaalada laascaanood taasoo abuurtay xasarado ka dhan ah masuuliyiinta maamulka laascaanood ee kasoo jeeda gobolka sool

 

 

 

Afnugaal News Desk

 

 

Jalle Liqaye They are taxing booyadaha biyahaa so in essence they are taxing water.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this