Sign in to follow this  
Kashafa

17th anniversary of Zenawi's EPRDF celebrated in Hargeysa

Recommended Posts

Kashafa   

Hotelka weyn ee Maansoor Hotel ee ku yaal magaalada Hargeysa ayaa xalay lagu qabtay Xaflad lagu xusayey sannad-guuradii 17-aad ee ka soo wareegtey maalintii Jabhadda EPRDF xukunka Itoobiya laga riday Taliskii Mingiste Haile Marian, May 1991.

 

Xafladdaas oo uu soo qabanqaabiyey xafiiska Ganacsiga ee Itoobiya ku leedahay Hargeysa, waxa lagu martiqaaday oo ka qaybgalay wasiirro ka tirsan xukuumadda Daahir Riyaale iyo xisbiyada mucaaridka ah. Iyo Hay’adaha UN-ka, ka jooga Somaliland

Waxa kale oo isaguna hadal kooban ka jeediyey Halkaas wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Ducaale

Dhinaca kale dareenka dadka ka muuqanayey iyo shucuurta Dadnimo ee ku beeran qofkasta oo soomaliyeed ayaa diidaysey muuqaalka xuskan iyo ka qaybgalkiisa iyadoo dadku ay isweydiinayeen dhibaatooyinka ka taagan Somaliya ee ay horseedka ka tahay Dawladda itoobiya iyo qaabka ay dhinac kale oo ay saaxiibtinimo ku jirto isaga tusayso Ummadda Soomaaliyeed. Ka soo lagu tilmaamay inuu yahay mabda’ii qaybi oo xukun iyadoo Itoobiya ay dalka Somaliya Qaybna qori kuhaysato qaybna qalin ugu taliso

Beerdhiga

 

Followed by commentary by the readers:

Waxaan sidoo kale aaminsanahay in tirada badan ee Soomaalidu meel kasta oo ay joogaanba isku raacsan tahay wanaagga, laakiin arrinkoodii, waa ku celinayaa, arrinkii Soomaliya uu gacanta u galay qawlaysato, hadday ahaan lahayd Puntland, Soomalilanad ama meelaha kale ee aan wali Axmaaradu magaca u bixinba. ALLAHU-ma, marka laga reebo waddaniyiinta xaq u dirirka (muqaawamada). Kuwaas oo ku firirsan Soomaaliya oo dhan.

 

Waxaan Soomaalida meel ay joogtaba u dardaarmayaa in laga biskoodo cudurkaan dilaaga ah ee nala haray, RASUULKEENNUNA ku cabbiray Islaamkii oo laga laabtay, dunida ilbaxa ahina isga tagtay, waa qabyaaladdii oo gacmaha la isqabsado

REER SOMALILAND weligood in ay guumeysi kalkaal noqdaan miyey ka doorteen in ay noqdaan dad soomaaliyeed oo la dagaalama guumeysiga cadawga u ah qofkasta oo muslim soomaali ah kuwaas oo dadka reer waqooyina ku jiraan.

 

Waxaa laga sugayaa kuwa culimo isku sheega ah iyo inta diinta sheeganaysa in ay arrimahaas ka hadlaan umadana uga digaan, waxaani wax loo dulqaadan karo maaha in Culimo isku sheegtu ay shaydaan aamusan noqdaan oo xaqa sheegi waayaan.

 

Iyada oo gumaad iyo dil, xasuuq maalin walba dadka muslimka soomaalida reer muqdisho guumeysigu ku samaynayo miyaa looga dabaa degayaa hargeysa oo aan Qof daaci ahi ama waxgaradi ka hadlayn.

 

WAR ALLAAH HA LAGA BAQO OO HA LOO GARGAARO dadka reer muqdisho ee difaacaya diinta iyo xornimada dalka iyo sharafta soomaali.

Walaalayal waa wax laga xumaado wax maanta ka dhacaya wadankeenii in meelna caruurteenii ay ku dillaan meelna ay ku dabaal-dagaan,waxaase la yaab leh in Culimadii Somaliland ayba kasii Liitaan Culimada Puntland,,,,

 

Mise Culimada Laftooda waxaa lagu qanciyay Riyadii Beenta aheed ee Gooni isku taaga

Gobolka

 

Wallee Waa yaab!!!

No part of the country is spared the ignominy of dhulinimo. Ka soo bilow the farthest South, Kismayo, to Baidoba, to Mogadisho, to Garowe, to Bosaaso, to Laas Caanood, to Hargesia; The lowest common denominator uniting these low-bred low-born b.astards is how much they can kowtow in slavish servitude to Ethiopia.

 

And then call it 'statesmanship'. And then call it 'dowladnimo'. And then call it 'national interest'.

 

They suckle at the breast of Mother Ethiopia, ingesting weaponry and money instead of nourishing milk. They beseech her: "Mama, save us from those people. Mama, the wadaads are a-coming, niman loo geli karo mahan. Protect us, your loving protectorates, from their wrath."

 

But when them young buckin', steady gunnin' thoroughbreds come callin', don't say you weren't warned.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I thought you went with Sharif's delegation :D .

 

Ha ku daalin soomaalida iyo siyaasadooda adeer. Kuwani, soomalida, waxay u baahanyihiin in loo fekero, oo la hoggaamiyo, and that's exactly what good wadaads are doing...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaali isma badaleyso intii jaahiliintaan hoggaanka sheeganaayo waxmagaratada ah oona Xabashi u adeego laga tirtiro, laga sifeeyo, laga saafiyeeyo dhulkeena Soomaaliyeed. Si kale ma soconeyso.

 

Virus hadduu jirkaaga soo galo, su'aasha intuu ka yimid, intuu u socdaa iyo la heshii ama la gorgorton ama la tanaasul lama isdhaho oo taas wey dhamaatay, xoog ayaa loogu hortagaa, daawo ha ahaato ama iska goyn jirkaaga intii uu ku faafay. Marka waxmagaratadaas waa saas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

sannad-guuradii 17-aad ee ka soo wareegtey maalintii Jabhadda EPRDF xukunka Itoobiya laga riday Taliskii Mingiste Haile Marian, May 1991.

Irony of time. :D

 

Was not the SNM a protege of Menguste and the TPLF that of Barre? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xafladdaas oo uu soo qabanqaabiyey xafiiska Ganacsiga ee Itoobiya ku leedahay Hargeysa, waxa lagu martiqaaday oo ka qaybgalay wasiirro ka tirsan xukuumadda Daahir Riyaale iyo xisbiyada mucaaridka ah. Iyo Hay’adaha UN-ka, ka jooga Somaliland

and what is wrong with that ??? ,,,

 

 

Don't you celebrate in the US, Canada, UK, Kenya, etc for the national day inviting who you want ???

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

quote: Xafladdaas oo uu soo qabanqaabiyey xafiiska Ganacsiga ee Itoobiya ku leedahay Hargeysa, waxa lagu martiqaaday oo ka qaybgalay wasiirro ka tirsan xukuumadda Daahir Riyaale iyo xisbiyada mucaaridka ah. Iyo Hay’adaha UN-ka, ka jooga Somaliland

and what is wrong with that ??? ,,,

 

 

Don't you celebrate in the US, Canada, UK, Kenya, etc for the national day inviting who you want ???
Well what may have required better judgement is the Foreign minister giving a short speech their. He is too high a ranking member of governmnent to be giving a speech on such an occasion given what is happening in Somalia. Maybe he could have sent a lower ranking official. Aside from that its a poor attempt by the author to portray 'Hargeisa' as throwing a party for the TPLF day, when in actuality these are foreign diplomats renting out a private property with their own money and inviting whom ever they desire including members of the host countries administration. An event that occurs just about every where else in the civilized world.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Calling them reer Somaliland gives a nationalist edge to the TFG. It like you importune them rhetorically to act with or diplay hatred disposition towards all that is Ethiopian but refer to them a very divisive identity.

 

Why not call them reer Waqooyi or our northern brothers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

That sucks big time. Ceebay tacaal. We have officially hit rock bottom. Shame on Somalilanders who allow this to happen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this