Sign in to follow this  
Cowke

Somaliland 3 People Are Killed

Recommended Posts

Cowke   

Kooxo Tuug Ah Oo Ku Hubaysan Faashash Laga Sameeyey Biraha Kaabaanada Baabuurta Oo Faro Baas Ku Haya Shacbiga Iyo Saddex Qof Oo 48-Kii Saacadood Ee Ugu Dambeeyay Lagu Dilay Hargeysa

 

Nin Xalay Meydkiisa Laga Helay Gudaha Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Ex-Xalane

 

Hargeysa, January 5, 2010 (Haatuf) - Waxa xalay lagu dilay xaafada Axmed Guray ee degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa nin lagu magacaabi jiray Carab Xaaji Nuur, iyadoo meydkiisana abaara 9:30 habeenimo ee xalay laga helay gudaha xayndaabka dugsiga farsamada gacanta Xalane, islamarkaana xalay maydkiisa loo soo qaaday Cusbitaalka guud ee caasimada.

 

Waxa kale oo maalmihii shalay iyo doraad xaafadaha caasimada qaar ka mid ah lagy dilay laba nin oo shicib ah oo la sheegay in tuugi ay baadhasho ku dileen.

 

Ilaa hada si rasmiya looma oga arrimaha sababay dilalkan 48kii saacadood ee ugu danbeeyay ka dhacay caasimada. Hase yeeshee waxa maalmahan ugu dambeeyay caasimada hargeysa ku soo badanayey falalka tugtu ay xilliyada habeenkii ay dadka socda ku baadhaan.

 

Fafalkaas oo la sheegay inay gaystaan kooxo tuug ah oo ku soo batay caasimada hargeysa oo la sheehay inay sitaan faashash laga sameeyay kaabaanada biraha baabuurta oo inta badan lgu tilmaamo inaanay ciidanka bilaysku talaabooyin ku dhaca u lahayn oo ay wax kaga qabtaan falalkaasi ay fulinayaan tuugtu.

 

Ninka xalay meydkiisa laga helay gudaha dugsiga farsamada Ex Xalane ayaa la sheegay in ilaa hada cidii dishay aan gacanta lagu haynin wakhtigan xaadirka ahna uu maydkiisu yaalo cisbitaalka guud.

 

Maaha markii ugu horaysay ee ay tuugta habeenkii dadka baadhataa ay dad ku disho caasimada, balse sanadkii 2007-kii ayay tuugi falal baadhasho habeeno kala dambeeyay ku dileen dhawr qof oo shiciba oo xaafadahoda ku sii socday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

I doubt it is idp's, the hargeisa idp's are very well behaved. It appears to be the work of rayale. He is doing anything to make sure he remains firmly seated in power.

 

If rayale is eventually desposed, the torch will just remain with udub and some other udub will take the dictator seat to start another "udub era".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Riyaale can stay in office he has the blessing of the people of somaliland and the house of elders till the Electoral commission set up a date anything from that he will stay president till election happens. Our government is doing everything to secure the big cities. Like they always did. This is the work of criminals and Somaliland police does not tolerate criminals.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sikaawe   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Riyaale can stay in office he has the blessing of the people of somaliland and the house of elders till the Electoral commission set up a date anything from that he will stay president till election happens. Our government is doing everything to secure the big cities. Like they always did. This is the work of criminals and Somaliland police does not tolerate criminals.

Well said Xaji, and also to add that Somaliland is achieving its goals of self-determination step by step so far. We are thinking about beyond Riyaale's chair and the election, to succeed Somaliland's ultimate aspiration, recognition.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this