Sign in to follow this  
Gabbal

Defense Minister Hiiraale confirmed to have captured Iidaale, Diinsoor.

Recommended Posts

Gabbal   

Originally posted by Khalaf:

IF there are foreign fighters, they are muslim and a muslim is not foreign to another muslim.

Rag kuusoo qorya qaatay Muslim kula maaha adeer. :D

 

Nin Afghanistan iyo Pakistan laga keenay siduu qori kuugu dhufto kula Islaam maaha, adna cid walba ee aad taakulayn ka halaysid baad ka doonan. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Brown:

quote:Yes, I agree so don't bother again.

:D

Xiniyo la'anta walle weey kaa muuqataa. Waraa,isjilci yaah
;)smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

quote:

--------------------------------------------------------------------------------

Originally posted by General Duke:

Sightings of Ethiopia seems to be on the increase. Though why that much armour in Gedo?

--------------------------------------------------------------------------------

 

HORN responds with smile.

 

This has nothing to do with Gedo and you know it sxb.
:D

 

Gedo is just the entry point.

 

The new Somalia[former Somalia].

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

Originally posted by HornAfrique:

quote:Originally posted by Khalaf:

IF there are foreign fighters, they are muslim and a muslim is not foreign to another muslim.

Rag kuusoo qorya qaatay Muslim kula maaha adeer.
:D

 

Nin Afghanistan iyo Pakistan laga keenay siduu qori kuugu dhufto kula Islaam maaha, adna cid walba ee aad taakulayn ka halaysid baad ka doonan.
:D
The past is the past, i dont like icu i wish they were the ideal army of Allah i have envisioned in my head, no killers, or power hunger cats, no fitnah but what is happening now is ethios shelling and killing somalis in somalia and foreign fighters who are muslim are legite to fight ethios and secular cats( they TFG say they dont want islam)......TFG has no moral support they have become the norther alliance of somalia....I know deep down u cant support them......be against tactics agenda of icu but the tfg u cant support them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaanka-

 

Adeer-ow horta meeshaad ka karkaraysid waan garanayaa kol horaana kuu sheegey, haatana dooni maayo inaan kuugu soo celiyo balse waxaan rabaa inaan ku iraahdo;

 

1. Sababtu dawlad-goboleedka Puntland ciidaankeedi yiil Ari-Cadeeye kasoo rartay ee nawaaxiga Gaalkacyo keentay soo maaha ka shidaal-qaadinta Somaliland ee ka shidaal-qaadato magaalada Addis Ababa ee u diiday inay furintigooda dhaafaan? Diin iyo wadaninimo hadii marba laga hadlayo, sow ismaadan odhan waxaa kugu haboon inaan taa ka hadashaa?

 

2. Dekeda Berbera sow maaha deked-u-gaar ah danaha Etoopiya ee waliba qiil aad siin jirtay eena ahayd meesha waxa hub iyo madaafiic ay Soomaaliduba isku baaba'iso laga soo dejinaye?

 

3. Sababaha loo xiraya suldaamada iyo odey dhaqameedyada dadka Somaliland ee u cod-dhiiba ku dhaqanka Shareecada Islaamka maaha amar idinkaga soo baxa wadanka Etoopiya ee aad iyaduna qiil u raadisiin ku salaysan dhawritaanka "jiritaanka" Somaliland sow maaha?

 

Soomaalidu waxay ku maah-maahdaa isma-oge Islaan dhaan, marka adigu kula yaabi maayo.

 

 

Anigu haatan Wasiirka Gaashaandhiga difaaci maayo, qiilna siin maayo sababtoo iyadu u ah waa nin dawladaa ku-meel-gaarka kamid ah, iyaduuna xilka u hayaa, iyaduuna kamid yahay, aniguna afhayeenka dawladaa maahi.

 

Balse waxaan odhan lahaa;

 

1. Shalay markay Axmaaro iyo cadowgu soo weerareen gobolkaayo Gedo ee Dollow iyo Luuq duqeynayse, nimanki Axmaaro u qori qaatuu ahaa kamid ahaa. Taana wadaadadu ICU'da iyo waxa la midka ahba waa waxay ogyihiin eyna dhowr mar ka hadleen.

 

2. Dorraad markay ummada Soomaaliyeed halaag iyo baaba' ka dhex abuurnayd, hogaamiyaha keliya ee Soomaaliyeed, ee macaa kamid tahay Somaliland, ayuu ahaa ee aan weligii Axmaaro hoos fadhiisan, hubna u doonan, taakulayne u doonan.

 

3. Shalay markay nimaanka ICU'da isu magacoween u dhaqaaqeen magaalada Kismaayo, iyagoo qiranaye amaalka ninkaa ay u hayaan, waa iyagi soo adeegsaday ciidan ajnabi iyo quwad shisheeye ee kamid yihiin Pakistan, Oromo, Eretreyaan, iyo qoloyin kale. Adigu iyo cid kale ee aan taa kala doodayana inaysan jirin waayo xaqiiqdeedu anigaa og laygana soo xigsan karayaa.

 

4.Markuu Baardheere tegey ee nimaankaane Kismaayo kasoo bixiyey cabsi daraadeed, watay Axmaaro Baardheere timi Barrena u balanqaaday ciidan, iyo cudud, iyo hub uu Kismaayo kusoo hanto ee laakiin ku ganac-sayre kuna diiday taakulayntooda. Markuu nimankaa fooda la darayne agagaarka Bu'aale waa iyagu quwad shisheeye iyo awood ajnabi ku tiirsanaa ee waliba ninkii hogaaminayey Cabdalle Al-Suudaani dokumiintigiisi gacanta lagusoo dhigay.

 

Nimaanka ICU'da iyagaa laga bartay howshaan, ta Soomaaliyana maanta kasocoto wax kale ee aan ahayn lagaa bartay, lagaa badiyey uma arko ee marka adeer adigu waxba meelaha ha maaraysan, fursad qaali ah yaad heshay mooyee.

Ala maxaad iska hadashay Hornow...

 

Anigu waxaan ka hadlayaa sida aad ugu faanaysid Xabashida Qabsatay Idaale iyo Diinsoor, sidii ow Adeerka Hiiraale muruq uu leeyahay iyo xiniinyo leeyey ku qabsaday. That is where I am talking about.

 

Marka wax aad ka hadlaysid runta ka sheeg. Diinsoor Xabashi ayaa haysata ee Adeerka ma haysto. Adeerka xoog iyo xiniinyo u ku qabsado diinsoor malaha.

 

Give the credit where its due. Xiniinyo ninkale ha ku faanin.

 

Xabashiduna xoog ku haysan maayaan, waa laga xoreynayaa wakhti ay qaadato ha joogtee. Xabashi ku waarimayso inay xoog ku amarku taagleyso Somali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by HornAfrique:

So you are saying our Somaliland lads such as Castro, Suldaan, Ayoub, etc have come out enmasse because of qabyaalad and taking advantage of this ugly moment to find support against, what they believe, is a prime opportunity to continue their anti-x Clan, anti-TFG stance with

the support and legitimacy of many?

 

Well you know what? I agree with you!

Are the Courts Somalilanders? Do you see

how shallow you've become? Who has been more out-spoken against Somaliland than some members of the Courts? Now as yourself this again ; WHAT HAVE YOU DONE TO DESERVE MY DISAPPROVAL? The clue is in the picture. ethiopian_tangs.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Suldaanka:

quote:

Suldaanka-

 

Adeer-ow horta meeshaad ka karkaraysid waan garanayaa kol horaana kuu sheegey, haatana dooni maayo inaan kuugu soo celiyo balse waxaan rabaa inaan ku iraahdo;

 

1. Sababtu dawlad-goboleedka Puntland ciidaankeedi yiil Ari-Cadeeye kasoo rartay ee nawaaxiga Gaalkacyo keentay soo maaha ka shidaal-qaadinta Somaliland ee ka shidaal-qaadato magaalada Addis Ababa ee u diiday inay furintigooda dhaafaan? Diin iyo wadaninimo hadii marba laga hadlayo, sow ismaadan odhan waxaa kugu haboon inaan taa ka hadashaa?

 

2. Dekeda Berbera sow maaha deked-u-gaar ah danaha Etoopiya ee waliba qiil aad siin jirtay eena ahayd meesha waxa hub iyo madaafiic ay Soomaaliduba isku baaba'iso laga soo dejinaye?

 

3. Sababaha loo xiraya suldaamada iyo odey dhaqameedyada dadka Somaliland ee u cod-dhiiba ku dhaqanka Shareecada Islaamka maaha amar idinkaga soo baxa wadanka Etoopiya ee aad iyaduna qiil u raadisiin ku salaysan dhawritaanka "jiritaanka" Somaliland sow maaha?

 

Soomaalidu waxay ku maah-maahdaa isma-oge Islaan dhaan, marka adigu kula yaabi maayo.

 

 

Anigu haatan Wasiirka Gaashaandhiga difaaci maayo, qiilna siin maayo sababtoo iyadu u ah waa nin dawladaa ku-meel-gaarka kamid ah, iyaduuna xilka u hayaa, iyaduuna kamid yahay, aniguna afhayeenka dawladaa maahi.

 

Balse waxaan odhan lahaa;

 

1. Shalay markay Axmaaro iyo cadowgu soo weerareen gobolkaayo Gedo ee Dollow iyo Luuq duqeynayse, nimanki Axmaaro u qori qaatuu ahaa kamid ahaa. Taana wadaadadu ICU'da iyo waxa la midka ahba waa waxay ogyihiin eyna dhowr mar ka hadleen.

 

2. Dorraad markay ummada Soomaaliyeed halaag iyo baaba' ka dhex abuurnayd, hogaamiyaha keliya ee Soomaaliyeed, ee macaa kamid tahay Somaliland, ayuu ahaa ee aan weligii Axmaaro hoos fadhiisan, hubna u doonan, taakulayne u doonan.

 

3. Shalay markay nimaanka ICU'da isu magacoween u dhaqaaqeen magaalada Kismaayo, iyagoo qiranaye amaalka ninkaa ay u hayaan, waa iyagi soo adeegsaday ciidan ajnabi iyo quwad shisheeye ee kamid yihiin Pakistan, Oromo, Eretreyaan, iyo qoloyin kale. Adigu iyo cid kale ee aan taa kala doodayana inaysan jirin waayo xaqiiqdeedu anigaa og laygana soo xigsan karayaa.

 

4.Markuu Baardheere tegey ee nimaankaane Kismaayo kasoo bixiyey cabsi daraadeed, watay Axmaaro Baardheere timi Barrena u balanqaaday ciidan, iyo cudud, iyo hub uu Kismaayo kusoo hanto ee laakiin ku ganac-sayre kuna diiday taakulayntooda. Markuu nimankaa fooda la darayne agagaarka Bu'aale waa iyagu quwad shisheeye iyo awood ajnabi ku tiirsanaa ee waliba ninkii hogaaminayey Cabdalle Al-Suudaani dokumiintigiisi gacanta lagusoo dhigay.

 

Nimaanka ICU'da iyagaa laga bartay howshaan, ta Soomaaliyana maanta kasocoto wax kale ee aan ahayn lagaa bartay, lagaa badiyey uma arko ee marka adeer adigu waxba meelaha ha maaraysan, fursad qaali ah yaad heshay mooyee.

Ala maxaad iska hadashay Hornow...

 

Anigu waxaan ka hadlayaa sida aad ugu faanaysid Xabashida Qabsatay Idaale iyo Diinsoor, sidii ow Adeerka Hiiraale muruq uu leeyahay iyo xiniinyo leeyey ku qabsaday. That is where I am talking about.

 

Marka wax aad ka hadlaysid runta ka sheeg. Diinsoor Xabashi ayaa haysata ee Adeerka ma haysto. Adeerka xoog iyo xiniinyo u ku qabsado diinsoor malaha.

 

Give the credit where its due. Xiniinyo ninkale ha ku faanin.

 

Xabashiduna xoog ku haysan maayaan, waa laga xoreynayaa wakhti ay qaadato ha joogtee. Xabashi ku waarimayso inay xoog ku amarku taagleyso Somali.
Bulsho! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

^^lol somalideed are now champinioning cause of somaliwayne? tell your regime to release the wadaads in jails, then u can talk about islam and jihad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Ayooub,

 

 

Xabashi somali waa duleesteen

 

lafo maroodi ayagaa la isku jabiyaa

 

snm (xabashi product) waa kuwii xabashisoo galiyey somalia 1988s,

 

somalidiid wax islaamnimo iyo somalinimo ka ogyahay majirtu, cuqdad iyo qabiil naceeb baa ka buuxa

 

Hadee rabaan ICU kaa ku yeedhaan Hergeysa

 

Faysal Cali Warabe's [in] famous saying: Faysal Cali Warabe's [in] famous saying: a boy born in Hargeisa has more commonality with one born in Addis Ababa than one in Mogadishu.â€

 

"Inanka Xamar ku dhasha, Kan Addis Ababa ku dhasha ayaa iga xiga "

FAYSAL CALI WARAABE AYAA UGA DIGAY FARAGELINTA ITOOBIYA

 

 

Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa uga digay dowlada Itoobiya faragelin siyaasada gudaha Soomaaliya.

 

Faysal Cali Waraabe oo u waramaayey saxaafada ayaa sheegay dawladii lagu soo dhisay Nayroobi ay tahay mid ka shaqeysa danaha gaarka ee dowlada Itoobiya. Waxay ahayd dowlad cadaalo daro lagu soo dhisay ee dad gaar ah loogu tala galay. Wuxuu kaloo sheegay dowladaha diidan qaranimada umadda Soomaaliya ay tahay wadamada safka hore uga jira IGAD oo wata dano gaar ah. Sidoo kale waxaa ka mid ah dowladahaas Talyaaniga oo ka shaqeeya danaha qaaska siyaasiyiinta ka mid ah dowladii lagu soo dhisay Nayroobi.

 

Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa uga digay dowlada Itoobiya, inaanay ogalaan doonin ciidamo ka socda wadanka Itoobiya. Marnaba Somaliland ma ogolaandoonto inay soo caga dhigtaan ciidamo ka socda Itoobiya.

Ciidanka qaranka somaliland oo kubad la ciyaaray walaalahood ciidanka Ethiopia

 

haddii ay afkooda bedeli waayaan, Itoobiya ayaad sheegaysaaye anagaaba geli doona…Sidaa darteed, waxaanu mar labaad uga digaynaa in aanu Somaliland carabku kaga dhicin mar dambe. Haddii carabku idinkaga dhaco mar dambena, anagu wax wayn baanu idin yeeli karnaa Laakiin haddii ONLF, Itaxaad iyo yam-yam iyo qadaad weyn ay isku soo tuuraan, iska daa Itoobiya adduunka oo dhanbaa idinla dagaalami doona. Markaa waxaan leeyahay talo xumaantii shalay aad is-daba wadeen oo cumaamadan, oo gadh la baxday uun ha samaysaninaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

"

Extreme UIC elements met their wishes: Ethiopia answers the Somalia Transitional Govt call.

Sources told us, among the many prisoners taken alive so far, 13 of them are foreign terrorist. It is believed some of the foreign terrorists are from Eritrea.

 

Many expect the Eritrean regime to start a skirmish in the north but our knowledgeable source told us Isayas Afeworki would not start a skirmish in the north unless he has decided his time is up. Our sources told us expect the Eritrea regime to fight in Somalia until the last Somalian is standing.

Somalia Ambassador to Ethiopia Ambassador Abdikarin Farah confirmed Ethiopian defense forces have joined the fight against terrorists in Somalia. The ambassador during a briefing to the international press in Addis Ababa said the war has started on four fronts and in all fronts the joint Ethiopian and Somalia defense forces are continuing their offensive. The four fronts are Bandaiiradleey, Beledwweyene, Buur Hakaba and Dinsoor. The Ambassador called all friendly nations to help his government defeat the terrorist elements."

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

lol somalideed are now champinioning cause of somaliwayne? tell your regime to release the wadaads in jails, then u can talk about islam and jihad

Khalaf bro, These are the times that reveal men's true character. Internal politics be damned. The minute a f'ing Xabashi stepped on Somali soil to prop up a government with no support from the people or even itself(mass defections from the parliment), was when we should all have rallied to the side of ICU, regardless of politiking and views and issues..

 

As a example, I give you two men. Suldaanka and HornAfrique, on opposite sides of the political spectrum as two men can be.

 

Now Suldaanka could've sat back and watch the South get torn to shreds. After all, It's not his reigon that's getting bombarded. Just like many sick-minded nomads on this forum, he could've played the tribal game and let the Ethos deal with the ICU, a potential political threat.

 

But he didn't. This is what he did. Call that Ragganimo. Call that Islamnimo. Call that Respect, Honour, and Dignity.

 

Macalinkaan kale aa kuu soo haray, who supposedly shares the same political views as me, Flip-flopperAfrique. What's the best word to sum his position up ? Shame ? Disgrace ? Dhuli ? I don't know, but he's a testament to how low men can fall and to what depths they will stoop to when tribal allegiance takes over their morals and values.

 

I repeat: Now is NOT the time to point fingers, cast doubts or aspersions on the on-going jihad. Let's kick the Ethos out first, then aan isku soo laabano.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"If for nothing else, ICU should be punished for making Islam as mcdonalds and cocacola comercial with actors fashioned in arab and pakistani garb. We did not become moslems and kept being moslems through the millenia by allowing imposters and fly by night "Mahdis" to play with our religion"

 

A shiek from Afar state, ethiopia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pi   

^^ Well said. The Ethiopian sheikh is very eloquent. Fly by night Mahdis kulaha. :D No to them, indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Further north in Mogadishu, women and children gathered in a market to badger men walking along the streets to join the war.

 

"They told me to wear their clothes if I will not go to war," said Abdi Rashid. "They said I'm not a man, because all men are on the frontline, so I should wear women's clothes."

 

I think Radio Jijiga editorial concluded this months ago, as soon as they heard "colonel" Aweye is the supreme islamic leader. The title was:

Al-Ithad to make us good moslems - stranger than fiction"

 

Pi,

 

There is nothing that pi-sses off more to an ethiopian moslem than being told he is less of a moslem.

Its also the same for the christians. Nothing piss-es them off more than being told they are less christians by catholic rome or protestants.

 

Ethiopians are dirt poor, but Islam was never divided to sects wether with petrodollar or imposters and the christians also stayed orthodox with all the european or american evangelism.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this