Sign in to follow this  
Meiji

Aweys: Your Fitna is about to end

Recommended Posts

Meiji   

Shiikh Xasan Daahir Aweys “Dagaalka waa uu sii soconyaaa inta ay ciidamada AMISOM ka baxayan dalka,Go’aanada Culimadana waxaa uu ku soo aaday xili aan munasib aheeyn”.

 

 

shabelle.com

-----

Aweys is a classic pseudo-religious warlord. Since 1989, his war for political power to initiate HIS interpretation of the religion and HIS interpretation of how society should be structured around religious principles has caused more damage then good to society. He has failed big time, and should belong in the same category as other failed men: Gen.Siad Barre, Gen.Aideed, Col.A.Yusuf. Just like these men, Aweys does not know when to stop and when to lisen to people more knowledgable and more respected then himself. Is he above the Culama? If he cares for the deen, why does he undermine and discredit the Culama by not heeding their call?

 

From his last actions it seems that his final drive for power has entered its final stage in 2009. The man should retire and not take his subclan in his downfall like Siad Barre and A.Yusuf.

 

In Luuq, Bosaso your mission was rejected simply because your non-clan based religious ideology was not able to withstand the clan animosities and mistrust.

 

In Mogadishu, you have succesfully blended your religious ideology with the interest of your clan and as a result used their resources and men to come this far.

 

But fortunately, your religious extremist ideology has no appeal to your sublan, and they will not waste anymore resources and men to defend you in your drive for power.

 

This is something Aweys has realized too. Galgaduud is in the hands of local groups that have rejected his extremist ideology. His group in Mogadishu too has rejected his extremist ideology, hence why he entered in alliance with Raaskamboni and Canoole factions. Why else is he in Asmara and not within his people in Somalia?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Contradiction=Fighting Fisabililah YET disobeying and dishonouring the unanimous statements by the Ulama.

 

Aweys should come to Mogadishu and direct the war himself. Lets what your own sub-sub-sub clan would do to you, let alone the rest of Mogadishu groups.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Just woke up from your coma??????

 

The bombing of innocent civilians in Bosaso and Hargeysa was not fitna, but when your your clansmen are sloughtered its Fitna, thats what I call blind clannish. Cajabeey cajab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Same coin different faces. both are bloodthirsty psycopaths who's only proffesion is to kill. just few days ago you praised the sloughter of people of BOS and HAR, and now your saying its FITNA.

You seem to be a confused man with no clear vision and don't know what to support or not.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Sh.Xasan Daahir Aweys oo Sheegay in lasoo weeraray oo ay isdifaacayaan.

 

Hoggaamiyaha ugu weyn Mucaaradka Dowladda Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa markii ugu horeeyay ka hadlay sababta keentay in Xisbul Islam ay ku biiraan dagaallada Muqdisho ka dhacaya.

 

 

 

Sheekh Xasan Daahir waxa uu sheegay in xilli ay wadeen nabad isla markaasina wada hadal afgaradleh uu dhex maray iyaga iyo Hey’adda Culumada Soomaaliyeed intii ay socotayna kooxda kale ay ciidamo soo dul dejiyeen.

 

 

 

Kooxda ay mucaaradsan yihiin Sheekh Xasan Daahir oo magacooda uusan afka ku dhufan ayaa waxa uu sheegay in la ogsoon yahay maalmahani oo dhan in ay wadeen abaabul ah sidii ay ula dagaalami lahaayeen wax uu kusheegay Mujaahidiinta ayay iminkana ka dhabeeyeen ayuu yiri.

 

 

Sidoo kale Sheekh Xasan Daahir waxa uu sheegay in lagu soo weeraray Towfiiq iyo wardhiigleey fariisinka ay xisbul Islam kuleeyihiin wuxuuna xusay in dhankooda ay weli taagan yihiin isdifaacid.

 

 

Mar uu ka hadlayay Xildhibaanka katirsan Maxkamadaha ee gaarigiisa qarax lagula eegtay saldhig iyagu ay degan yihiin ayuu tilmaamay in arrintaasi ay caadi tahay mar haddii dagaal uu bilowdana meel waliba ay kasoconeyso qaraxaasina uu ka horeeyay dagaalkii Towfiiq ka dhacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Aweys your fitna is displacing your own people from their neighbourhoods :

 

 

-------------------- -------------------- --------

 

Qaxa Farabadan oo saakay ka taagan xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho oo xalay oo dhan ay ku dagaalameen dhinacyada iska soo horjeeda.

 

Shabelle: MUQDISHO

Barakac xoogan ayaa saakay laga dareemayaa qaar ka mid ah xaafadaha Magaalada Muqdisho iyadoo meelaha qaarna ay gabaabsi yihiin dhaq dhaqaaqii gaadiidka BL-ka.

 

 

 

Aroornimadii hore ee saakay ayaa waxaa uu barakac xoogan ka bilowday degmooyinka Yaaqshiid,Wardhiigle ey iyo qeybo ka mid ah wadada warshadaha halkaasi oo dagaalo xoogan maalintii 4-aad ay ku dhexmaryaan xoogaga muqaawamada.

 

 

 

Wadooyinka waaweyn ee ka soo baxa degmooyinkaasi ayaa waxaa saakay lagu arkayay dad farabadan oo barakac ah oo ka cararayay hoygooda kuwaasi oo isugu jira Caruur,dad da’ah iyo haween madaxyada ku sida alaabo kala duwan iyo sidoo kale gawaari sidda dad barkac ah oo ka cararaya dagaalada iyo madaafiicda ay is weydaarsanayaan labada dhinac.

 

 

 

Barkacayaani ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee ka dhashay magaalada Muqdisho tan iyo markii gudaha Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalka Soomaaliya ay isaga baxeen ciidamadii Ethiopia ee mudada labada sano aheeyd ku sugnaa.

 

 

 

Qaar ka mid ah dadka barakacaya ayaa Shabelle u sheegay in ay la anfariirsanyihiin dagaalada dadka barakiciyay ee dhexmaraya xoogaga Hubayan ee shalay halka meel ka wada dagaalamayay.

 

 

 

Gaadiidkii isticmaalayay wadada warshadaha ayaa ah ku si teel teel ah halkaasi u isticmaalaya waxaana gawaaradaasi qaarkood gaar ahaan kuwa loo yaqaan hoomayda ay dhexmarayaan xaafadaha qarda jeexa ah ee ay mari jireen xiligii ay joogeen ciidamada Ethiopia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Why are they fleeing are there Ethiopians about? Or did they flee from these same groups before and your groups blamed the Ethiopians?

They were fleeing from your Adeero with his Ethiopians ..... now they are fleeing from their own adeeros and ilmaadeero ...

 

 

Go figure .............. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Oh it seems you was talking to him on a personal level.

 

He has destroyed his clan, with his fake Jihad. From Mogadishu to Guriceel. Everyhwere he goes these is death and destruction..

Share this post


Link to post
Share on other sites

JC my adeero defeated the clowns outside Bali-doogle and they ran to Asmara. Then they likes of Meiji invented lets start bombing inside the city and then they fled.

 

Thus the blame is on this group who are using their well tried and tested tactics they learned from 19 years of Mogadishu society building.

 

Go figure..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

JC my adeero defeated the clowns

My adeero? LOOOOL

 

Your adeero? You mean the old quisling who is now in exile in Yemen? Or the Ethiopian soldiers? Are they your ''adeero''? LOOOOL

 

Move on old man, A.Y the quisling was the last person on earth who would succeed in subjugating Mogadishu.

 

Just move on and go see a doctor who can guide you to overcome the mental depression you have been in to ever since your ''Adeer'' was broken and forced to spend his last days in Yemen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this