Sign in to follow this  
Alle-ubaahne

Minister Beenaad!

Recommended Posts

Gabaygaan wuxuu ka turjumayaa madax kusheegyada shacabkii Soomaaliyeed wadna-qabadka ku noqday, oo aan tayada laheyn, balse been abuur ku jooga jagooyinka iyo kuraasta ay hayaan. Waxaa tiriyay sidaan jeclahay gabyaaga caanka ah ee Dhoodaan, hadaanan ku qaldaneyn. Wuxuuna yiri:

 

 

Hadba waa tilmaam muxubaloo yaraba muudsoone

Maskax waaya aragbaa koleey maaxatoo furane

Makrigiiyo xusuustaa qalbigu mowjad soo furane

Soomaaliba masiibada heshee kaga madluumsiisay

Wax kamida maqaar saara iyo Minister Beenaadeee!

 

 

Hadaba, dowlad kusheega kenya lagu soo dhisay ma weysan aheyn Minister beenaadyo?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this