Sign in to follow this  
Kamaavi

Gabre! Jenankii kala gaabiyey caasimada oo Xamar ku soo laabtay

Recommended Posts

Kamaavi   

Jenankii kala gaabiyey caasimada ayaa maanta isagoo qorshe waanwaan u socda soo gaaray Xamar.

 

9un0d0.jpg

 

 

Wararka soo baxaya waxa ay sheegayaan in Jeneraal Gabre iyo wafti uu hogaaminayo uu soo direy Ra’isulwasaarada Ethiopia Males Zanawi si ay waanwaan uga dhex bilaabaan Gudoomiyaha baarlamaanka iyo madaxda kale ee DKMG ah oo ishaya. Xogaha la hayo waxay tibaaxayaan in waftiga uu Xamar ku yimid dalab si shaqsiyan ah uga yimid Aadan Madoobe oo dhawaan markii uu Addis Ababa soo marayay Males ka codsaday in la dhexdheexaadiyo isaga iyo Cumar Cabdirashiid oo xulufeysi ka heysta Shariif Sheekh Axmed iyo Shariif Xassan.

 

Gabre waxa uu illaa iyo haatan kulamo kala gaargaar ah la yeeshey garabyada kala duwan, walina ma jirto cid ka hadashay imaanshihiisa.

 

 

Jeneraal Gabre waxa uu ahaa jenankii arxanka darnaa ee hogaaminayay ciidamadii xabashida ee Soomaaliya qabsaday sanadkii 2007 dii, waxaana lagu xasuustaa xasuuqii baahsanaa ee uu caasimada iyo meelo kala ka geystey isaga iyo ciidamadiisa.

 

 

Ciidamada xabashida waxa ay dalka kaga baxeen heshiiskii Jabuuti ee lagu soo dhisey dowladani hada jirta, sanad kadib ayuu caasimada dib ugu soo laabanayaa, isagoo markani ergey dublamaasiyadeed ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Kenya Warns Collapse of TFG Over Parliament Dispute

 

Somalia — The Kenyan government has warned a collapse of the transitional government of Somalia over bitter the dispute between the parliamentarians, official said on Tuesday.

 

Aden Barre Duale, a livestock minister said in an interview with Shabelle radio that they would warn any collapse faces to the transitional government calling for the authorities of the transitional government to solve the dispute between the legislator over the post of the speaker the parliament.

 

"It is difficult time; dispute is not good for the government officials right now. So the lawmakers should return to the constitution and law to reach solution," said the minister.

 

He also talked the bad relation between the Kenyan government and Harakat Al-shabab Mujahideen saying that Kenya deployed more troops to the border between Somalia and Kenya saying that Harakat Al-shabab controls more areas in the border.

 

" They have rights to control there, but they could not cross the border, it was said that Al-shabab are terrorists, but that does concern about Kenya, it is for the US government and westerners," added the minister.

 

Asked bout more Somali government troops trained in Kenya and also that there were some of Hizbul Islam fighters were in the neighboring country, he replied that Kenya and transitional government of Somalia had relations and there were trained troops for the TFG, but declined to comment on that.

 

The minister denied that there were fighters of Hizbul Islam in Kenya concluding his speech that Kenya will never intervene Somalia

 

Source!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Caanjarada ma u dubtaa sidii islaanti Tigist ahayd? :D

 

Gabre warkiisa hadaad rabto tel alow. Juje soo qabo dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^He got an opportunity to slap Sh.Aamusane on the face. :D

 

Seriously. Ninka waa loo yeertay.Qorshe waan waaneed ayuuna u joogaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this