Sign in to follow this  
Saalax

Breaking News four further citizens kidnapped in Las Qoray

Recommended Posts

Saalax   

Like i said this upcoming days will tell if this issue will be solved locally or if it will come to military confrontations.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Libaahe*:

Like i said this upcoming days will tell if this issue will be solved locally or if it will come to military confrontations.

Weger Maakhiriyiintaa isku cadhi indhaa hakaala soo baxeen,,,,,,war nimankaa waa la baryaaye barya nimanka haydiin soo daayeene

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliyaha Booliska soomaaliland oo Faah-faahin ka Bixiyey Afduubkii Laasqoray

Tuesday, 28 September 2010

Taliyaha Booliska Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay dad lagu afduubay deegaanka Laasqoray iyo waliba amaanka

Magaalada Boorame oo ay ku sugan ciidamo aad u tiro badan oo ay dirtay Xukuumada Somaliland.

 

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cornayl Cilmi Kabaal oo isaga oo gaadhigiisa Fuushan waraysi siiyay warbaahinta ayaa sheegay in deegaanka Laasqoray lagu afduubay 4-qof oo u shaqaynayay shirkada Isgaadhsiinta Nation Link, waxaana uu tilmaamay in ay dadkaasi afduubeen Maamulka Puthland waxaana uu yidhi “Warbixin kooban ayaan ka hayaa qolada Nation Link ka socotay ee la afduubay, anagu marka hore lamaanaan socon waxaanse Maqalnay in laas qoray lagu qabqabtay Odoyaalna ay u kaceen oo aan laasqoray la dhaafanin imika ay ku sugan yihiin guri qoladaa qabatayna ay meesha ku hayso intaas oo qudha ayaan ka ogahay”.

 

Taliyaha Booliska Somaliland Cornayl Cilmi Kabaal ayaa isaga oo ka hadlaya

 

Xaalada Magaalada Boorame iyo Mudaharaadyo la sheegay inay ka dhacayaan halkaasi waxa uu idhi “Wax mudaharaad ah oo ka dhacay ma jiro, cidii soo sheegtayna waa been weeyaan, Ciidankana waanu gayna oo mudahaarad ayaa la sheegay in laga baqayo, wasiirkii arimaha Guduhuna wuu joogaa, wixii laga wada hadlayayna waa laysku afgartay”.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this