Sign in to follow this  
Cowke

Karkaar/Nugaal Livlihood Project Creates Over 2000 Jobs And 18000 Clients. (PICS)

Recommended Posts

Cowke   

Mashruuc Lagu Caawinayo Danyarta oo Ka Bilawday Karkaar iyo Nugaal (Sawiro)

 

Garowe (RBC) Hay’ada Care oo ka mid ah hay’adaha ka howlgala deegaanada Puntland ayaa ka wada Gobalada Karkaar iyo Nugaal Mashruuc loogu magacdaray Puntland livelihood support project(PLISS), kaasi oo ay ka faa’idaysanayaan dadka deegaanadaa ku dhaqan.

 

Mashruucaaan ayaa ujeedka laga leeyahay waxa uu yahay sidii loo daryeeli lahaa deegaanka iyo sidoo kale sidii loo caawin lahaa dadka danyarta ah ee deegaanadaa ku dhaqan iyo sidoo kale in loo sameeyo dadka reer mayiga ah wacyigalino ku aadan sidii deegaanka u ilaalin lahaayeen.ugana dhoori lahayeen waxyaabaha nabaad guurka ku keeni kara .

 

Mashruucaan ay wado Hay,adda Care ayaa waxaa ka faa,idaysanaya 18,384Qof kuwaas oo ku kala nool Gobalada Kar kaar iyo Nugaal gaar ahaan Magaalada Qardho iyo Garowe waxana dadkaa mashruucaan oo ah mid loogu talagalay in deegaanka lugu daryeelo ay ku qabaan faai.dooyin ay ka mid tahay shaqooyin ay ka heleen howlaha mashruucaan oo ah mid biya xireeno lugu samaynayo dhulka si daadka biyaha degaanka u nabaadguurin.

 

Dadka howshaan ka qayb qaadanaya ayaa waxaa ka soo gala dhaqalo kaa oo ay ku dabaraan nolal maalmoodkooda waxaana maalin kasta inta uu socdo mashruucaan soo galaya dhaqaaalo gaaraya in qofkiiba uu helo lacag gaaraysa 147 Kun sh Soomaali ah kaa oo marka loo eego nolashooda ah mid aad u ****oli karta nolal maalmoodkooda.

 

Barnaamijkaan bad baadinta deegaanka aaya ka socda ilaa 47 goobdd waxaana laga dhisay dhismaayaal loogu talagaly in ay hakad galiyaan daadka ka dhasha xiliyada roobkaa kaa oo sababa in dhirta xididadooda baanaanka yimaadaan sidoo kalina keena in deegaanka uu nabaad guur isku badalo kidib marka biyahaa ay ka qodaan dhulkaa boholo waa waayan .

 

Goobahaa howlahaan shaqo ka socdaan ayaa 30 goobood oo ka mid ah waxa ay ku yaalaan Magalada Qardho ee xarunta Gobalka Kar kaar deegaano hoos yimaada halka 17 ka mid ahna ku yaala Magaalada Garowe deegaano hoos yimaada waxaana ka howlgala goobahaas shaqaalo gaaraya 2068 Qof waxaana goob kasta ka howlgalaya 44 Shaqaalo oo afar ka mid ah xirfadayaal yihiin halka 40 kalina dadka xooladhaqatada deegaanka howsha ka socota degan yihiin.

 

Barnaamijkaa aya waxaa sidoo kale bar bar socda mid kale oo asna loogu talagalay in lugu daryeelo dadka danyarta ah kaa oo dad gaaraya 996 Qof lugu caawiyo kuwaas oo ku kala nool Gobalada Kar kaar iyo Nugaal islamarkaana ah dadka howlgabka ah iyo kuwa aan awoodin in shaqooyin ay qabtaan kuwaas oo bil kasta Hay,adda u qoodaynsay in ay la siiyo lacag gaaraysa 25$ Dollar si nolala shooda ugu dabaraan waxaana dadkaa loo sameeyay kaarar aqoon si ah oo ay lacagahaa ku soo qaataan bil kasta waxana mashruucaa dadkaa lugu daryeelayo socdaa muda afar bilood ah .

 

Inta badan howlahaan ayaa Hay,adda xiliyada ay hoowshaa wado waxa ay la kaa shataa oo gacan ka siiya Gudiyada deegaanadaa ka jira si xogaga dhabta ah ee jira u siiyaan una soo gudbiyaan baahiyaha jira ee u baahan in wax laga qabto maadamaa dhibaatooyin badan dhinacya kala duwan ka qabsadaan dadka reer guuraaga ah ee xoola dhaqatada u badan .iyo sidoo kale Wasaaradda deegaanka iyo duurjoogta iyo dalxiiska Puntland iyo Uruurada Bulshada .

 

Mashruucaan aaya waxa Hay,adda Care waxa gacan ka siinaya Hay,adda ECHO waana mashruucii sedaxaad ee Care fuliso waxuuna sidoo kale ku soo aadayaa xili dhawaan mashaariic kale oo kuwaan qayb ka ah la filayo in dhawaan ka fuliso deegaanada Puntland

 

RBC NEWS

 

Xafiiska Garowe

 

C/raxmaan ilkacase

 

Some of the Workers

Shaqaalaha-Goobaha-Shaqada-oo-lacag-qaad

 

Workers working hard

Goota-shaqada-Guudcad2-300x224.jpg

 

Community meets Care delegates

Doorka-Bulsha4-300x224.jpg

 

A Worker Surveying Building Materials For The canal system to be built

Goob-shaqo1-300x224.jpg

 

 

Disabled kid with i.d card for welfare cheque

Wiil-yar-oo-Naafo-ah-oo-ka-faaiidasanaya

 

Eldery Woman with her ID card for welfare cheque

123-300x180.jpg

 

Locals under a tree surveying the work to be carried out

Tilmaanta-Baahida-Heer-bulshoO-300x224.jelah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Excellent Project to help the people.

 

Disabled/Elderly will recieve livlihood payments of $25-40 a month.

 

Employees of this massive project will recieve daily rate for their work which they can survive on and take care of themselves.

 

Plus their is another project to start soon which I hope will be as big this.

 

Excellent job Care and Puntland Govt. I thank the Puntland GOVT getting tough on these ngo's and making them work their backsides off to help the locals.

 

Its excellent that projects are being funnelled into less developed areas of nugal countryside and karkaar.

 

This canal system and shelter homes being constructed are critical infrastructure for the country siders. When floods happen ppl can go to the emergency shelthers untill the flood stops.

 

The canal system will be excellent development for the nomads who can feed their livestocks without going away to other towns looking for pastureland.

 

Excellent project indeed and put a smile on cowke face. I am indeed looking forward to the next project that puntland has installed for the country side areas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Arch yeah its good project and apparantely another one is being planned to launch soon. The country side areas really need this sort of developments and the youth get employment and disabled and eldery who cant work get their welfare payment.

 

It's really a win-win for all. Puntland govt should be thanked also for cracking down on the ngo's and making sure they dont just sit in garowe and start getting outside and doing something for the people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Arch by the way what do you the next mashruc will be? Im stumped thinking what it could be. Is it the same mashruc as this one except it will be also implemented in mudug? Or is it something totally different?

 

Anyways there is another mashruc coming care said which is going to be as big as this one after-all they mentioned in the same sentence.

 

So whats ur guess the coming mashruc is?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this